Sanadguuradii labaad ee dilkii Dr. Axmed xaaji (Warbixin)
Maalintii Al-shabaab ay dileen Dr. Axmed Xaaji oo labo sano kasoo wareegtay! Waxay ahayd subaxnimo isniin ah bisha Muxarram tahay 10 sanadka 1433 taariikhda hijriyada, kuna beegan 05/12/2011. Allaha u...
View ArticleStockholm:Jaaliyadda Pl ee Sweden oo 50-kun ugu deeqey qoysaska ay duufaantu...
Stockholm(pp) Somalida ku nool Wadanka Sweden gaar ahaan magaala madaxda Stockholm ayaa waxay ugu deeqen lacag dadka roobabka iyo dabaylaha waxyeeleyeen ee ku nool Puntland. Jaaliyadda oo kulankii ugu...
View ArticleGarowe:Guddiga gurmadka ee Culimadda oo ka mahad celiyay dhaqaale lasoo...
Garowe(pp) Guddiga culimadda Gobalka Nugaal aya maanta sheegay inay dibadda kasoo gaartay dhaqaale gurmad ah oo gaaraya 25.000-kun oo doolarka Markayna ah,taasoo inteeda badani ay ka timi Jaaliyadda Pl...
View ArticleBosaaso:Musharax Cali Xaaji oo ardayda kala dardaarmay tahriibta booqdayna...
Bosaaso(pp) Musharax Cali Xaaji Warsame ayaa maanta socdaal ku tagay qaar ka mid ah iskuuladda sare ee ku yaala gudaha magalada ganacsiga Puntland ee Bosaaso,wuxuna u guurgalay xaaladda waxbarasho iyo...
View ArticleGarowe:Puntland oo Garowe ku xirtay ragg lagu tuhmay jaajuusnimo(Dhagayso)
Garowe(pp) Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta saxaafadda u sheegay inay gacanta ku dhigeen labo nin oo lagu tuhmay inay yihiin jaajuusyo guranaya khayraadka alle ku banaystay deegaanadda...
View ArticleMuqdisho:Ra’iisulwasaraha oo ku baaqay joojinta dagaalka No.50-ee Sh/hoose
Muqdisho:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda inta u dhaxaysa No.50 iyo magaalda...
View ArticleBoosaaso: Dowlada PL. oo Mamnuucday isticmaalka Caagaga Jiirgaamada Loo yaqaan
Boosaaso (PP): Shir jaraa’id oo uu maanta xafiiskiisa magaalada Boosaaso kuqabtay agaasimaha waaxda furddooyinka ee wasaarada maaliyada Puntland Qaasim Maxamed yusuf ayuu kaga hadlay amar kasoo baxay...
View ArticleBeledweyn: Faah Faahin weerar ismiidaamina oo maanta lagu qaaday Saldhiga...
Beledweyn (PP): Wararka aan kahelayno magaalada Beledweyn ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Barqadii maanta ay qaraxyo is xig xiga iyo weerar toos ah lagu qaaday saldhiga Booliska ee...
View ArticleMuqdisho: Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaraha oo si isku mid ah ucambaareeyay...
Muqdisho (PP): Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si kulul ucambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday xarunta saldhiga Booliska Magaalada...
View ArticleGaalkacyo:Musharax Cabdiwali Guray oo maanta Gaalkacyo soo gaaray(Sawirro)
Gaalkacyo(pp) Magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa waxaa maanta soo gaaray musharax Cabdiwali Maxamuud Guray oo ka mid ah musharaxiinta tiradda badan ee xilka maaxtinimadda Puntland u taagan....
View ArticleGarowe:Hay’adda TADAMUN oo deeq gaarsiiyay Qoysasy cayroobay(Sawiro&Dhagaysi)
Garowe(pp) Jumciyadd khayriga ah ee Tadamun Social Society ayaa maanta mamulka Degmada Dongorayo ku wareejiyay gaari deeq ah oo ay ku tabaruceen shacabka degan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe....
View ArticleGarowe:Culimo deeq sida oo ka timi Uganda oo caawa soo gaaray Garowe(Sawirro)
Garowe(pp) Waxaa caawa duleedka koonfureed ee magalada Garowe lagu soo dhaweeyay wafdi culimo ah oo ka timi wadanka Uganda kuwaasoo siday deeq lacag ah oo loogu talo galay in lagu sabata-bixiyo...
View ArticleGothenburg:Shaqalaha Xawilaada AMAL oo lagu tababaray lacag dirista iyo habka...
Gothenburg(pp) Shirkada Xawilaada ee AMAL Express ayaa tababar muhiim ah oo ku saabsan habka loo diro lacagaha iyo suuq-geynta ugu qabatey magaalada Gothenburg dhammaan Wakiilada ka hawlgala dalka...
View ArticleTelevision-ka Austaralia oo 29-ka Desember sii daynaya Film ka hadlaya Siddii...
Talevisonka Caanka ah ee laga leeyahay Austaralia ee lagu magacaabo SBS , ayaa bisha Desember 29-keeda soo daynaya Barnaamij Film ah oo ka hadlaaya sidda dowlada Puntland ee uu hogaaminayo Dr-...
View ArticleGarowe:Ergayga QM ee Somalia oo galabta PDRC kula shiray qaar ka mid ah...
Garowe(pp) Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholis Kay ayaa maanta galinkii danbe kulan gaar ah xarunta Hay’adda PDRC Garowe kula qaatay qaar ka mid ah Isimadda...
View ArticleMuqdisho:Dagaalka Sh/hoose oo DFS lagu eedeyay iyo Saacid oo guddi wasiiro ah...
Muqdisho(pp) Labadii maalmood ee lasoo dhaafay deegaanka la yiraahdo NO:50-oo ka tirsan Gobalka Shabellada hoose waxaa ka dhacay dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac,wuxuna dagaalkaasi u...
View ArticleGarowe:Maxamed Cabdinuur oo Garowe kaga dhawaaqay musharaxnimo(Sawirro&Dhagaysi)
Garowe(pp) Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa maanta kaga dhawaaqay magalada Garowe inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimadda xafiiska madaxtooaydda sanadka danbe...
View ArticleMuqdisho:168 Xildhibaan oo mooshin ka dhan ah RW.Saacid u gudbiyay...
Muqdisho(pp) Waxaa sii xumaatay rajadda uu Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu ka qabay inuu xilka sii hayo,ka dib markii maanta mooshan ka dhan ah xukuumaddiisa ay ka keeneen...
View ArticleTaleex:Madaxwayne ku xigeenka Pl oo xariga ka jaray isbitaalka TB-da ee...
Taleex(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Taleex ee Puntland,ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha isbitaalka TB-oo...
View ArticleKismaayo:Madaxwaynaha Jubba Axmed Madoobe oo si deg deg ah ugu laabtay Nairobi
Kismaayo(pp)Hoggaamiyaha mamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta dib ugu laabtay magalada Nairobi xarunta dalka Kenya. Safarka Madoobe ee Nairobi ayaa waxay noqonaysaa mid deg deg ah...
View Article