GAROWE: Axmed shiikh oo booqanaya xarumaha Warbaahinta Magaalada Garowe
Garoowe: (pp)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlada Puntland Axmed Sheekh Jaamac iyo xubno wasaradiisa ka shaqeeya ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa uu booqasho ku sameynayay warbaahinada ku yaala...
View ArticleMaxaa ka hirgalay Lixdii Tiir ee uu doortay Xasan Sh. Maxamuud markii loo...
Madaxwenaha DF ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa 1 sano kahor loo doortay Jagada Madaxweynimada Federaalka Soomaaliya. Waxaa laga sameeyey barnaamij lagu faalaynayo qodobadaii uu xushay Xasan Sheekh ,...
View ArticleSawiro -Madaxda Puntland iyo Jubaland oo ka qeybgalay Shirka New Deal
Waxaa saakay si rasmi ah uga furmay magaalada Brussels Shirka New Deal iyadoo ay kasoo qeybgaleen wufuud Soomali ah iyo wufuud caalami ah. Shirka New Deal waxaa si wadajir ah uga qeybgalay Madaxweynaha...
View ArticleMINNESOTA: Ka soo qayb gal Kulan Nikholas Kay, uu la yeelanayo Bulshada...
Minnesota: (pp)- Ka soo qayb gal Kulan Nikholas Kay uu la yeelanayo Bulshada Soomaalida ee ku nool Minneapolis , kulankaas oo ah mid ku salaysan kala warqaadasho ku aadan Xaalada Soomaaliya iyo sidda...
View ArticleLONDON: Haddaad ku nooshahay London ka soo qayb gal kulan Wakiilka Soomaaliya...
For those of you in London, Join us for an evening of community dialogue with the Special Representative of the Secretary General of the United Nations and Head of the UN mission in Somalia Mr....
View ArticleDANGORAYO: Tafsiirka Qur,aanka Kariimka oo Dongoroyo dad lagu barayey muddo...
Degmada Dongorayo oo ka tirsan gobolka Nugaal waxaa lagu qabtey xaflada lagu soo gaba gabeynayay Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah oo mudo sanad ah Dongoroyo ka soconayey, iyadoona gabo gabadii dadkii...
View ArticleGAROOWE: Kulan ku saabsan ka hortaga cudurka Duumada oo Garowe lagu qabtey...
Hay’adda ANPPCAN ayaa magaalada Garowe ku qabatay tababar la xariira sidii dadka loogu wacyi galin lahaa ka hortaga cudurka Duumada ee ka dhasha kaneecada.iyadoona la gaaray xili roobaadkii Dayrta....
View ArticleMUQDISHO: Raiisal Wasaaraha DF iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Geneva,...
Muqdisho: (pp)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeda...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeyey dilka Xildhibaan Xuseen C/Salaam.
Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii caawa magaaladda Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Xuseen C/Salaan oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda...
View ArticleNAIROBI: Prof. Cabdiweli Cali Gaas oo waraysi uu siiyey Universal TV kaga...
Nairobi: Prof. Cabdiweli Cali Gaas oo waraysi uu siiyey Universal TV kaga hadlay qodobo khuseeya musharaxnimadiisa doorashooyinka Puntland ee soo socda, ayaa Puntlandpost soo koobtay muhiimada uu...
View ArticleSANCA: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo si diiran loogu soo...
Sanca: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. C/raxaan Maxamed Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka mid yihiin Wasiirka Caafimaaka Puntland Dr. Cali C/llaahi Warsame iyo Wasiirka Aminiga Gen....
View ArticleKhudbadii Jubbaland ee Copenhagen oo dhamaytiran (Daawo- Video)
Waxaa halkan ku dhan xafladii loo sameeyey laguna soo dhoweeyey madaxweynaha Jubbaland State Axmed Islaam (Madoobe) Daawo Video Puntlandpost.com
View ArticlePuntland TV oo lagu soo qaaday Xalay iyo Habeen hore Khudbadii Madaxweynaha...
Talevsionka Puntland Tv oo laga daawan karo meelo badan oo Caalamka ka mid ah oo ay ka mid yihiin Somalia, Africa, Australia iyo bariga dhexe ayaa xalay iyo habeen hore lagu soo qaaday khubdabii...
View ArticleDr. Gaas oo waraysi siiyey Universal (Daawo Video)
Daawo Waraysi uu Universal siiyey Prof. C/weli Cali Gaas, isagoo ka mid ah musharaxiinta u taagan tartanka Musharaxnimada Puntland. Daawo Video Puntlandpost.com
View ArticleMadaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo la kulmay madaxweynaha iyo...
Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo safar shaqo u jooga dalka Yemen, magaalada Sanca ayaa kulan aad u ballaaran la yeeshay madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha dalka yemen , iyagoo ka wada...
View ArticleDowlada Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ka bilowday Jahawareer Siyaasadeed...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in DF ee Soomaaliya ay Jahawareer siyaasadeed oo ku adaan Jubbaland State ay ka bilowday magaalada Muqdisho, kaddib markii maalinkii shalay ay...
View ArticleGarowe:Shirkadda Korontadda NEC oo raali galin bixisay(Dhagayso)
Garowce(pp) Madaxda shirkadda korontadda Garowe ee NEC ayaa shacabka ka raali galiyay cilad maalmihii lasoo dhaafay ku timi qaar ka mid ah addeegii ilayska ee ay bixin jireen. Madaxa NEC Cabdifutaax...
View ArticleNairobi:Hoggaamiyaha mamulka Jubba oo ka hadlay khilaafka Xasan Shiikh iyo...
Nairobi(pp) Hoggaamiyaha mamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan Madoobe ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxwaynaha Somali Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raysilwasaare Saacid Faarax...
View ArticleOgaysiis ku Socda Jaaliyada Somaliyeed ee Toronto – Canada
Ugu Horayn Ducaada iyo Dhammaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Toronto waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Shacabka Soomaaliyeed ee gobolada Waqooyi Bari (Puntland), oo ay ku habsatay musiibada baaxad wayn...
View ArticleOgeysiis: Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Holland – Amsterdam oo u Samaynaya...
Waxaan beri caawinaad u fidinaynaa walaaleheen dhibaatada ka soo gaarte dufaanihii iyo roobabkii xooga lahaa ee ka dhacay dhulkeena soomaaliya waliba gobolo ka mid ah puntland. marka beri waxaan...
View Article