Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Maxaa ka hirgalay Lixdii Tiir ee uu doortay Xasan Sh. Maxamuud markii loo doortay Madaxweynaha (Video)

$
0
0

Madaxwenaha DF ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa 1 sano kahor loo doortay Jagada Madaxweynimada Federaalka Soomaaliya. Waxaa laga sameeyey barnaamij lagu faalaynayo qodobadaii uu xushay Xasan Sheekh , Waxaa faalaynaya Aqoonahan Ina Cali Shire oo horay uga mid ahaan jiray Baarlamaanka Federaalka Soomaalia ,waxaana Waraysanaya Televisoinka Caalamiga ah Somalisat ee Daawasho Wacan.

Daawo Video

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>