Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Wax ka ogow , Kobaca Waxbarashada Puntland (Daawo Video)

Wax ka ogow kobaca waxbarashada Puntland, ay gaaray 15kii sano ee la soo dhaafay illaa heer Jaamacadeed, D/sare iyo hoose intaba, hadaba mar kale nala daawo horrumarka Puntland ee dhanka waxbarashada....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROWE: Wasaaradda Waxbarasha​da PL oo daah furtey mashruuc lagu hormarinyo...

Garoowe: (pp)-  Wasaaradda waxbarashada puntland ayaa maanta 8 septemer daah furtey barnaamijka loogu tala galay in lagu hor mariyo waxbarashada ubadka soomaliyeed ee dugsiyada dhigta . Mashrucaani oo...

View Article


JOWHAR: Xasan Sheekh oo Jowhar Booqday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SOomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo beryahan waday booqashooyin uu booqanayey gobollada dalka ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar oo si diiran loogu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SANCA: Raiisal Wasaaraha DF oo la kulmay Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha...

Sanca: (pp)- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” ayaa magaaladda Sanca ee dalka Yemen kula kulmay Madaxweynaha dalka Yemen Mudane Cabdu Rabbuh Mansur iyo Ra’isul Wasaaraha...

View Article

GAALKACYO: PSU, oo faraceeda Labaad laga furay Gaalkacyo: (Video)

Gaalkacyo: (pp)- Jaamacada Puntland State University ayaa faraceeda Labaad laga furay magaalada Gaalkacyo ee xarrunta gobolka Mudug , iyadoo Xaflada furitaankaas lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ayna ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay Madaxweynaha Puntland (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Dr. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta [Sep. 9] ku qaabilay xarunta Madaxtooyadda Djibouti wafdiga Dowladda Puntland uu hogaamiyo Madaxweynaha Puntland Dr....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Xasan Sheekh oo Diyaarad ugu soo hoyday Muqdisho (Warbixin)

Muqdisho: (pp)- Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo Jowhar safar ku tegay ayaa awoodi waayey inuu baabuur uga soo baxo magaalada Jowhar ,isagoo shalay gelin dhacii danbe diyaarad Helicopter looga soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo Furay Kalafadhigii 3AAD ee...

Muqdisho: (pp)-  Madaxweynaha DF ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ka jeediyay  furitaanka kalafadhigii 3-aad  ee Golaha baarlamaanka ee Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DUBAI: Madaxda Puntland, DF ee Soomaaliya, Galmudug, oo shir looga hadlayo...

Dubai: (pp)- Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta,  ayaa waxaa ka furmaya shir looga hadlayo arrimaha ku saabsan  la dagaalanka burcad badeedka Soomaaliya , shirkaas oo lagu marti qaaday...

View Article


MUQDISHO: Wafdigii Jubbaland oo ku soo wajahan Kismaayo, kuna soo guulaystay...

Muqdisho: (pp)-  Wafdigii Jubbaland State oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabanaya magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka J/hoose, kaddib markii ay ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DDSI oo Sanadka Cusub ugu hanbalyeeyey guud ahaan shacabka...

Madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar ayaa ugu hambalyeeyay sanadka cusub ee taariikhda itoobiya 2006.T.I Guud ahaan Qowmiyadaha iyo shucuubta DFI gaar ahaana Shacabweynaha Soomaalida Itoobiya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Madaxweynaha Jubbaland oo Mardhow saxaafada la hadlaya

Kismaayo: (pp)- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaan Madoobe oo maanta ka badbaaday Qarax,  ayaa mardhow la hadlaya saxaafada , isagoo ka warami doona qaraxaas iyo sidda uu u dhacay iyo cidda ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROWE: Dowladda Puntland Cambaaraynaysay Weerarkii Isqarxinta oo lagu Qaaday...

WAR SAXAAFADEED 12 September 2013 Dowladda Puntland waxay si weyn u cambaaraynaysaa weerarkii isqarxinta ahaa oo lagu qaaday kolonyo gadiid ah oo galbinaysay Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Maxamad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: kulan looga hadlayay khatarta cudurka dabeysha oo Garowe ka dhacay...

Garoowe: (pp)-  Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland waxaa maanta ka dhacaykulan ballaaran oo looga hor tagayo khatarta uu xanbaarsan yahay cudurka Dabaysha waxaana barnaamijkaasi iska kaashanaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo Canbeereeyey Weerarkii Madaxweynaha...

Muqdisho: (pp)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey weerarkii maanta lagu qaaday hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubbooyinka Mudane Shiikh Axmed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi : Marxuum Maxamad-Deeq Suldaan Maxamuud Heybe

Dhammaan Dadkaan hoos ku qoran waxay Tacsi u direynaa Qoyskii iyo  Ehelkii uu ka baxay   MARXUUMKA Maxamad-Deeq Suldaan Maxamuud Heybe , waxayna Allaha Awooda leh uga baryayaan inuu ka waraabiyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DUBAI: Madaxweynaha Puntland oo lagu wargeliyey in shirka Bruxelles, Puntland...

Dubai: (pp)-  Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole oo shuruud adag ku xiray shirka Bruxelles ayaa loo ogolaaday inuu ka mid noqdo masuuliyiinta ka hadlaysa shirka Bruxelles. Faroole iyo...

View Article


LONDON: Bayaan kasoo baxay Ururka Sahal oo lagu taageerayo arrimaha Jubbaland

London:(pp)- Ka dib wada-tashi iyo falanqayn dheer uu yeeshay gudiga fulinta iyo golaha dhexe ee ururka SAHAL, waxaa laga soo saaray go’aamadan: 1. Waxaan si buuxda u taageereynaa heshiiska iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Brussels: Madaxweynaha Puntland oo ka dagay Brussels Airport

Brussels(PP): Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Maxamad Farole iyo wafdiga uu hogaamiyo uu ka midyahay Wasiirka Caafimaadka Dr Cali Cabdullahi Warsame saakay oo Axad ah ka dagay Brussels...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

LONDON: Xalfad lagu taageeray musharaxa xilka madaxweynimo ee Puntland...

LONDON(PP): Magaaladda London waxaa habeen hore (14/09/2013) ka dhacday xalfad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyey taaso taageero loogu  mujinayey R.wasaarihii hore ee dowladda KMG ahayd Dr Abdiwali...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>