Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

NAIROBI: Madaxweyne Faroole oo laga waraystay Somalichanel TV (Daawo Video)

Nairobi: (pp)- Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Axmed Maxamed Faroole ayaa laga waraystay Talevison-ka Somalichanel , isagoo laga waraystay taariikh nololeedkiisa. Aasaaskii Puntland  iyo xaalada guud...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Saldhiga Garoowe oo la dayar tirayo

Garoowe: (pp)-  Munasabad ballaaran oo lagu dhagax dhigayay wajiga koowaad ee lagu dayactirayo saldhiga booliiska Garowe ayaa lagu qabtey xarunta dhexe ee saldhiga,  waxaa ka qeyb galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Dalka Germanay oo laga xusayo 13.09.2013-ka , Xuska Sanad guuradii...

Germanay: (pp)-  Dalka Germany ayaa waxaa 13.09.2013 ka dhici doonta xaflad aad u heer saraysa oo loogu maamusayo xuska  Sanadguuradii 15-aad kasoo wareegatay aasaaskii Puntland. Xafladan oo ay qaban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TALEEX: Madaxweyne ku xigeenka PL oo dhagax dhigay dugsi sare oo Taleex laga...

Taleex: (pp)-  Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdisamed Cali Shire oo weli ku sugan  degmada Taleex ayaa maanta dhagax dhigay dugsi sare oo dhawaan dawladda Puntland ay hirgelinayso. Xafladda...

View Article

KISMAAYO: Madaxweynaha Jubbaland State oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada...

Madaxweynaha Jubbaland state Axmed Maxmed Islaam (Madoobe) ayaas shir Jaraai’d ku qabtay Magaalada Kismaayo , isagoo shirkiisa Jaraa’id uga hadlay arrimo badan. Daawo Video-ga Puntlandpost.com

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Qaraxyo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho: (pp)-  Caawa Fiidkii ayaa waxaa ka dhacay magaalada Muqdisho qaraxyo is daba joog ah oo saameeyey Xaaafadaha Bakaaraha, Degmada howlwadaag iyo Aagaga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport...

View Article

Minnesota: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Minnesota iyo dilka ay isku hayaan oo...

Minnesota: Waxaa bishu markay ahayd 08/29/2013 laga helay maydka nin da’a yar oo  Soomaali ah magaalada Shoreview, ee gobolka Minnesota, oo aan ka fogayn  magaalada Minneapolis. Ninkan dhalinyada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Obama oo Caalamka ka dhaadhicinaya Siddii talaabo Meleteri looga qaadi lahaa...

Madaxweynaha dalka maraykanka Barack Obama oo Booqasho ku maraya dalalka Yurub ayaa  kulankii ugu horeeyey la yeeshay Raiisal wasaaraha dalka Sweden Fredrik Reinfeldt, iyagoo ka wada hadlay  xaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland intii ay Jirtay maxaa u qabsoomay, Maxaase laga gaabiyey (Faallo)

Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa oo fursadan ii siiyay in aan wax ku soo qoro, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib...

View Article


BOSASO: Puntland oo laga samaynayo warshad soo saarta gaaska la shito

Bosaso(PP): Wasiir ku xigeenka wasaaradda deegaanka & duurjoogta dowladda Puntland  Burhaan Cilmi Xirsi ayaa sheegay iney wadaan mashruuc lagu dhisayo  warshad samaysa gaaska la shito, taasoo sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROWE: Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Bariga Africa,Sawiro.

Garowe(PP): Waxaa maanta jaamacadda Bariga Africa xarunteeda Garowe lagu qabtay munaasibad ballaaran oo ay ku qalin jabinayaan  arday kor u dhaafaysa 150, kuwaasoo jaamacadda ka bartay casharadda kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aaskii Allaha u naxariistee Colonel Maxammed C/qaadir Cilmi Shuxle ee Geneva.

Waxaa maalintii shaley 06/09/2013 lagu aasay magaalada Geneva ee carriga Swizerland Allaha u naxariistee Mudane Colonel Maxammed Cabdulqaadir Cilmi Shuxle, munaasabadan ayaa waxaa kasoo qayb galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROWE; Isbadal lagu sameeyay Hogaanka Sare ee Jaamacada Bariga Afrika Puntland

Jaamacadda Bariga Afrika oo ah Jaamacaddii ugu horeysey ee Puntland laga furay 1999-kii Islamarkaana Kamid ah Jaamacadaha Soomaaliya ugu balaaran ,waxayna Xarumo ku leedayhay ilaa todoba Magaalo oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R.W.Soomaaliya iyo M/weynaha Djibouti oo kulan gaar ah ku yeeshay aqalka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirddoon “Saacid” oo maanta Aqalka Madaxtooyadda ee Dalka Djibouti kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan...

Muqdisho, 7 Sebtember 2013- Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya- Guud ee Qaramadda Middoby, Niklos Kay, ayaa cambaareeyay weerarka ismiidaaminta lahaa ee ka dhacay Muqdisho maanta gelinkii hore. Halkaas oo u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Booqashada Wafdiga Jubbaland ee Muqdisho iyo Heerka loo soo...

Muqdisho: (pp)- iyadoo la ogyahay in  maanta ay ka degeen magaalada Muqdisho , wafdigii Jubbaland state ee uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland State Axmed Islaan (Madoobe) ayaa si wanaagsan loogu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boosaaso: Sideed ka tirsan Ciidanka Badda Puntland oo Xukun lagu ridey(Sawi​ro)

Bosaaso: (pp)- Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolada Bari,Karkaar,Sanaag iyo Hayland ayaa maanta Xukun xarig ah ku riday Sideed askari oo ka  tirsanaa Ciidamada badda Puntland,kuwaasi oo afduub...

View Article


Tacsi loo dirayo eheladii Colonel danjire Maxammed Cabdulqaadir Cilmi Shuxle

Garoowe: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Anagoo kala ah Maxamuud Yuusuf Muuse Xuuxuule, Khaliif Yuusuf Muuse Xuuxuule, Axmed Yuusuf Muuse Xuuxuule , Cabdalla Yuusuf Muuse Xuuxuule iyo dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacy: Saddex xoolo dhaqato ah oo lagu dilay deegaan lagu magacaabo...

Gaalkacyo: (pp)-  Saddex qof ayaa lagu dilay hal qofna waa lagu dhaawacay duleedka bariga ee Gaalkacyo gaar ahaan dhul daaqsimeedka loo yaqaan BARQO-MAAL, ka dib markii maleeshiyo hubaysan ay rasaas ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jabuuti: Ra,iisal Wasaare Saacid iyo Xaaskiisa oo Casho Sharaf Jabuuti ugu...

Jabuuti: pp)- Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon iyo Marwadiisa ayaa casho sharaf loogu magac bixiyey (Casho Family) waxay ku casumeen Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr....

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>