Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Garowe:Shirkadda Korontadda NEC oo raali galin bixisay(Dhagayso)

$
0
0

Garowce(pp) Madaxda shirkadda korontadda Garowe ee NEC ayaa shacabka ka raali galiyay cilad maalmihii lasoo dhaafay ku timi qaar ka mid ah addeegii ilayska ee ay bixin jireen.

Cabdifutaax KismayoMadaxa NEC Cabdifutaax Maxamed Cali ”Kismaayo” oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay sababta ay korantdada uga maqnayn qaar ka mid ah xaafada ay tahay cild yar oo ku timi qaar ka mid ah batooradda shirkad,balse dadaal dheer ka dib lagu guulaystay in la xaliyo ciladaasi.

Waxa uu sheegay Kismaayo inay soo wadaan mashruuc ballaaran oo Ilays looga dhalinayo dabaysha,taasoo aan dalal badan aysan wali gaarin horumarkasi.

Arrimahaasi ayuu kaga hadlay waraysi uu siiyay Cabdifutaax Kismaayo Radio Garowe 14.11.2013

MOBIL ahaan halkan kaga dhagayso-

Madaxa Shirkadda NEC
Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>