Ugu Horayn Ducaada iyo Dhammaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Toronto waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Shacabka Soomaaliyeed ee gobolada Waqooyi Bari (Puntland), oo ay ku habsatay musiibada baaxad wayn oo aan kala reebin dad iyo duunyaba, Waxay ALLAAH SWT uga Baryaynaan inuu dhibkaas baaxada leh ka dul qaado inta dhimatayna u naxariisto, badal khayr qabana uu siiyo intii ku dad iyo maalba wayday.
Sidoo kale waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada Somaaliyeed ee Toronto – Canada inay ka soo qayb galaan Kulan gurmad loogu Fidinayo Dadka dhibaatadu ka soo gaartay Duufaantaas,
Kulankaas waxaa ka wada qayb Qaadanaya:
Khalid Bin Al-Walid Mosque | Darul Hijra Islamic Centrer
Abu Huraira Centre | Sakinah Islamic Centre | Masjid Al-Hikma
Waqtiga & Goobta: Axada 17 November 2013
Saacada 4:00 pm ilaa 9:00 pm
Goobta: IMO 65 Rexdale blvd.
wixii faahfaahin ah kala soo xiriir
Sh Abukar Husein
647 882 0466
Puntlandpost.com