Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacyo:Nicholes Kay oo Gaalkacyo kula shiray qaar ka mid ah Isimadda...

Gaalkacyo(pp) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholes Kay oo maanta gaaray magalada Gaalkacyo ayaa labo kulan la qaatay qaar ka mid ah isimada Gobalka Mudug iyo qaarkood...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Maxay kawada hadleen Musharax Cali Xaaji iyo Nicholas Kay ? (VIDEO)

Boosaaso(PP): Murashaxa xilka madaxweyne ee doorashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa maanta (jimce 22-ka November) waxa uu kulan la qaatay wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso:Faah faahin Kay oo la kulmay Bulshada iyo dubab dhaqameedka(Sawirro)

Bosaaso(pp) Ergayga gaarka ah ee Umaddaha midoobay uga wakiilka ah Somalia Mr.Kay waxa uu maanta la kulmay wakiilo matalaya bulshada rayidka ah iyo Odayaasha dhaqanka,kulankaas ayaa ka dhacay hotalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya oo soo...

Muqdisho: 22 November 2013- Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa maanta soo gebagebeeyay seddex maalmood oo booqasho ah oo uu kutegay Dowlad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu Soo Dhaweeyey Muqdisho

Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu hogaaminayey waxaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho Gudoomiye ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka qayb qaado Qaybtii Labaad Codeynta Musharaxiinta Puntland, oo Axada ku eg.

Waxaan maalinka Axada soo gaba-gabaynaynaa  codeynta  Qaybtii Labaad Musharaxiinta Puntland ee hogaanka Puntland u tartamaya Janaayo 8. 2014-ka. Waxaa Abuucyadii la soo dhaafay isa soo sharaxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Agabyo waxbarasho oo loo diray iskuuladii ay duufaantu...

Garowe(pp) Wasaarada waxbarashada dowladda Puntland ayaa maanta saddax gaari oo agabyo waxbarasho sida u kala dirtay iskuuladii ay saamaynta kasoo gaartay duufaantii todobaadkii hore ka dhacday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Xanuuno ka dilaacay deegaanadii duufanta ku dhufatay iyo W/Caafimaadka...

Garowe(pp) Qaar ka mid ah deegaanadii ay duufaantu ku dhufatay todobaadkii hore ayaa laga soo sheegayaa inay ka dilaaceen xanuuno kala duwan oo saameeyay qoysaska iyo duunyadda yar ee u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dongorayo:Wasaaradda Xanaanada xoolaha Pl oo dawaynaysa xoolihii ku...

Dongorayo(pp) Wasaaradaha Xanaanada xoolaha,caafimaadka iyo deegaanka ayaa wada qorshe ballaaran oo looga hortagayo saamaynta ay gaysatay duufaantii dhowaan ka dhacday qaar ka mid ah gobaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga: Madaxweyne Cabdi M. Cumar oo si rasmiya xariga uga jaray Taaladii...

Jigjiga: (pp)- Waxaa maalinkii Shalay  dib loo wada Xasuustay Taariikhdii iyo Halgankii aan Duugoobayn waligii ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan Ka dib  markii Xadhiga si rasmi ah uu uga Jaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharjah: Jaaliyadda Imaaraatka oo Xaflad taagero iyo sagootin ah u sameeyey...

Sharjah, UAE: Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan dalka Imaaraatka Carabta ayaa caaway xaflad isugu jirta Taageero iyo Sagootin ugu sameeyey Hotelka Hilton ee Magaalada Shaariqa Musharrax Shire Xaaji...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Xildhibaanada baarlamanka oo loo qaybiyay mooshinkii ka dhanka ahaa...

Muqdisho(pp) Mooshinkii ka dhanka ahaa Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta loo qaybiyay fadhiga baarlamaanka,iyadoona warqadaasi kalsooni kala noqoshada Saacid ay saxiixeen sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beledweyne:Ciidanka Dowladda oo dilay lix nin oo alshabab ka tirsan

Beledweyne(pp) Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwo AMISOM ee ka socda Dalka Jabuuti ayaa dilay lix nin oo alshabab ka tirsan isla markasna baad ka qaadi jiray dadka reer miyiga ah ee degan galbeedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka war bixisay Mooshinka laga...

Muqdisho(pp) Iyadoo maanta fadhiga baarlamanka Somalia la hor keenay mooshin la sheegay inay ka keenen xukumadda Somalia 168-mudane,ayaa waxaa soo baxaya durba in la isku khilaafsan yahay mooshinkaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Madaxwaynaha PL oo soo saaray digreeto ku saabsan soo xulista baarlamanka

Garowe(pp) Digreeto caawa naga soo gaartay xafiiska madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa lagu sharaxay iyadoo lasoo xiganayo dastuurka Puntland habka loosoo xulayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruuc lagu Horu-marinayay Haweenka Soomaalida oo lagu soo gaba gabeeyay...

Kulan lagu soo gaba gabeenayay Mashruuc socday muddo 1-sano ah, oo qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Netherlands, lagu baraayay sidii kor loogu qaadi lahaa, kobcinta Aqoontooda,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Gudoomiyaha Nugaal oo digniin adag u jeediyay musharaxiinta xilka...

Garowe(pp) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa ka digay in shacabka si qaldan wax loogu sheego oo laga aamin siiyo in Garowe iyo Puntland aysan ka dhici karin doorasho. Waxa uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NO: 50:Shir looga arrinsanayo aayaha G/shabellada hoose oo lagu qabtay...

NO: 50(pp)  Odayaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobalka Shabellada hoose ayaa maanta shir ay uga arinsanayaan xaalada iyo aayaha danbe ee Gobalka waxay ku qabsadeen deegaanka NO: 50 oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:DFS oo lagu eedeeyay wax ka qabasho la’aanta xaalada murugsan ee...

Muqdisho(pp) Waxaa qaylo dhaan laga muujiyay xaalada ay ku sugan yihiin kumanaan kun oo qoys oo ka dhiban daafaha iyo gudaha Degmada Jowhar oo ay saamayn xoogan ku yeelatau fatahaada uu sameeyay wabiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Dalalka Deeqaha bixiya oo Madaxwaynaha DF wax ka waydiiyay...

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan aan waxbadan laga ogayn garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula qaatay qaar ka mid ah safiiradda...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>