Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Ka qayb qaado Qaybtii Labaad Codeynta Musharaxiinta Puntland, oo Axada ku eg.

$
0
0

Waxaan maalinka Axada soo gaba-gabaynaynaa  codeynta  Qaybtii Labaad Musharaxiinta Puntland ee hogaanka Puntland u tartamaya Janaayo 8. 2014-ka.

Doorashada_puntland2014Waxaa Abuucyadii la soo dhaafay isa soo sharaxay Musharaxiin fara badan oo aan ku jirin codeyntii koowaad & Labaad , waxaana kuwaas kusoo daraynaa Codeynta  Sadexaad. Sikastaba, Cali Cabdi Awaare,  oo codeyntii koowaad Nr. 2 galay ayaa hadda qaybta Labaad ku hogaaminaya Nr.1, halka Madaxweynaha Puntland uu ku jiro Nr.2.

Akhri: Dib u daalaco Watbixinadii hore

Cali Cabdi Awaare ayaa Number fiican ku hogaaminaya Codeynta aan qaadnay, isagoo galay Nr.1

. Dr. Gaas ayaa ku jira Nr.3, halka Cali Xaaji uu ku jiro Nr.4.

Dr. Saadiq Enow & Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa dhibco aan badnayn ku galay Kaalinta 5-aad & Lixaad.

Waxaan isku dayeynaa in qaybta Sadexaad aan tartan siin doono 6-da Musharax ee ugu horeeya Codeynta , kaddibna aan ku soo darayno musharaxiinta gadaal iska sharaxay , si ay jaanis ugu helaan Codeynta.

Ka qayb qaado Codeynta ugu danbeysa oo Axada ku eg.

Yaad isleedahay Waa ku guulaysanayaa hogaanka Puntland Janaayo 8. 2014
  
pollcode.com free polls

Riix: Halkaan ka daalaco Codadka la kala haysto

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>