Garowe:Boqor Cabdilaahi Axmed oo sheegay in lasoo xulayo xildhibaanada...
Garowe(pp) Boqor Cabdilaahi Axmed Cali oo ka mid ah isimadda Gobalada Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay inay ku guda jiraan soo xulista xildhibaanadii baarlamaanka gobaladaasi u matali lahaa. Boqorka...
View ArticleQabtii Labaad Poll-kii Musharaxiinta Puntland iyo sidda Codadka loo kala helay??
Puntlandpost oo weli ku jirta Saadaasha shaqsiyaadka loo malayn karo in ay ku guulaysan karaan hogaanka Puntland Bisha Janaayo 8.1. 2014-ka ayaa Poll-kii ama saadaashii aan samaynay waxaa kaalinta...
View ArticleGarowe:Hay’adda IOM oo ka digtay ka ganacsiga iyo daabuulka caruurta(Dhagayso)
Garowe(pp) Hay’adda Socdaalka aduunka ee IOM ayaa sheegtay sanadkaan dhamaadka ah inay gacanta ku dhigtay saddex kiis oo ku saabsan daabuulka caruurta iyagoo arrintaasi la kaashanaya ciidanka danbi...
View ArticleDood looga hadlayo arrimaha Puntland, gaar ahaan dhibaatada Duufaanaha...
Daawo dood ku aadan arrimaha Puntland , gaar ahaan dhibaatada duufaanaha iyo doorashooyinka Puntland, waxaana barnaamijkaas ka qayb qaatay Waxgarad ka soo jeeda Puntland . Puntlandpost.com
View ArticleXildhibaanada ku Bahoobay Dalada Hiil Dastuur iyo Dimquraadiyada
Arbaco, 27, 11, 2013- 120 oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku bahoobay daladda Hiil Dastuur iyo Dimquraadiyadeed ayaa maanta kulan qado sharaf ah oo ay isugu yimaadeen waxay is...
View ArticleProf. Gaas Waxaan soo dhoweynaynaa Mudnaanta Beesha Caalamku u hayaan...
Murashax Dr Abdiweli Mohamed Ali, oo ka hadlay arrimaha doorashada ayaa yiri “waxaan soo dhoweynayaa mudnaanta Wufuudda Beesha Caalamku ay u hayaan Doorashooyinka Puntland iyo Gargaarkii Bani’aadmino...
View ArticleBaran:Musharax Cali Xaaji oo socdaal ku tagay Degmada Baran iyo shacabka oo...
Baran(pp) Wafdi uu hoggaaminayo musharax Cali Xaaji Warsame ayaa maanta gaaray magalada baran xarunta Gobalka Sanaag,halkaasoo oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen Nabadoono,waxgarad iyo shacab aad u...
View ArticleMuqdisho: Dab khasaare gaystay oo ka kacay isgoyska KM4.
Muqdisho(PP): Dab xoogan oo khasaare ka dhasahay ayaa daqiiqado kahor kabilowday goob lagu hagaajiyo gaadiidka oo ku taala isgoyska Km4. ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegaya inuu weli...
View ArticleMuqdisho:Gollaha wasiiradda DFS oo isku raacay inuu shaqeeyo Gudomiyaha KMG...
Muqdisho(pp) Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon...
View ArticleBosaso:Mamulka Degmada Bosaso oo dhagax dhigay wado laami laga dhigayo(Sawirro)
Bosaso(pp) Mamulka Degmada Bosaaso ayaa maanta dhagax dhigay wado laami laga dhigayo,taasoo lagu magacaabo wadada 30-ka. Dhismaha laamigaan cusub ayaa qayb ka ah dadaalada kala duwan oo ay dowladda...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Dowladda Pl oo ka hadlay fatahada wabiga Shabelle (Dhagayso)
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa markii ugu horaysay ka hadlay saamaynta uu qoysaska Magalada Jowhar u gaystay Wabiga Shabelle,wuxuna sheegay inay...
View ArticleGarowe:Nabadoon cusub oo lagu caleemo saaray magalada Garowe(Sawirro)
Garowe(pp)Abwaan Cabdilaahi Maxamed Jibriil ayay beesha Xasan Ugaar oo ka mid ah beelaha dega Gobalka Nugaal u doorteen inuu ka mid noqdo nabadoonada beesha Xasan Ugaar. Munaasibad lagu caleemo...
View ArticleMuqdisho:Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Somalia oo Muqdisho kusoo...
Muqdisho(pp) Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Somalia ayaa maanta dib ugu soo laabatay magalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha magalada waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin dowladda ka tirsan iyo...
View ArticleQardho:Soo dhawaynta musharax Cali Xaaji Warsame oo gil-gishay magalada...
Qardho(pp) Musharax Cali Xaaji Warsame oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Baran oo uu labadii maalmood ee ugu danbaysay ku sugnaa ayaa maanta shacabka iyo waxgaradka Qardho kala kulmay soo dhawayn...
View ArticleMinneapolis:Golaha Midowga Imamyada Maraykanka oo $80-kun ugu deeqay...
Minneapolis(pp) Gollaha Imaamyadda masaajidyadda ku yaala Dalka Maraykanka ayaa dhaqaale ay dadka Soomaaliyeed ka aruuriyeen oo gaaraysa 80-kun oo doolar waxay ku wareejiyeen labo hay’adaad oo samafal...
View ArticleOslo:Xawaladda Iftin oo Dalka Norwey laga siiyay sharciga lacag dirista oo...
Oslo(pp) Shirkadda Xawaaladda ee Iftin Express qaybeeda Wadanka Norwey ayaa markii ugu horeeyay hanatay sharciga lacag dirista oo rasmi ah,iyadoona waageedii hore ku shaqayn jirtay sharci KMG ah oo...
View ArticleBosaso: Musharax Shire Xaaji Faarax oo Bosaso kula kulmay qaybaha kala Duwan...
Boosaaso(PP): Musharaxa xilka madaxtinimada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa manta kullan qada sharafa ugu sameeyay magaalada Boosaaso qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Boosaaso ee...
View ArticleMuqdisho:QM oo walaac ka muujisay dagaalka ka dhacay Degmada Taleex ee G/Sool
Muqdisho, 30 Nofember 2013 – Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha- Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa sheegay in uu walwal xoogleh ka qabo dagaalka ka qarxay dhowan...
View ArticleMusharaxiinta Puntland & qaabka ay u doonayaan Kursiga iyo Xaqiiqada meesha...
Waxaa waayahan soo badana Musharaxiinta banaanka isa soo dhigay, oo mid walba sheeganayo inuu u tartamayo hogaanka Puntland, waana arrin mudnaanteeda mudan in shaqsi walba oo dalka wax kusoo kordhin...
View ArticleBosaso: Arday Bartay xirfado ay ku shaqaystaan oo shahaadooyin la...
Boosaaso(PP):Munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay ku dhowaad 40- gabdhood oo ka qalin jabiyay Machadka tababarada ee Hodaman ayaa manta lagu qabtay magaalada Boosaaso. Munaasabada...
View Article