Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimaha la dagaalanka burcad badeedka Mudane C/risaaq maxamed Dirir ayaa...

Agaasimaha la dagaalanka burcad badeedka Puntland Mudane C/risaaq maxamed Dirir ayaa kusii jeeda MALE, Maldives oo ay ku xiranyihiin dhallinyaro Soomaali ah oo gaaraya 40. Agaasimaha ayaa sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Puntland oo laga xusay maalinta ka hortaga cudurka...

Garowe(pp) Hay’adda Puntland u qaabilsan ka hortaga cudurka ADIS-ka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan PAC ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay kulan lagu maamusayo maalinta ka hortaga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta W/ Arrimaha Dibadda DF ee Soomaaliya ugu...

Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Musharax Dr Shire Xaaji Faarax Oo Booqday Jaamacadaha Gobolka Bari...

Boosaaso(PP): Dr. Shire Xaaji Faarax oo todobaadkii ugu dambeeyay ku sugnaa  magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland oo kulamo kala duwan la qaadanayey qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Mooshinka laga keenay xukumadda oo lagu eedeeyay inuu ka danbeeyo...

Muqdisho(pp) Wali Baarlamaanka Somalia ayaa ka doodaya mooshinka laga keenay xukumadda uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon,kaasoo ay ku kala qaybsan yihiin xildhibaanada baarlamaanka....

View Article


Garowe:Farole”Waxan go’aansaday inaan mar labaad xilka PL isku soo taago”(Daawo)

Garowe: Madaxweynaha Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxamaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maalinimadii shalay diray fariin muuqaal ah taas oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ka soo qaybgal Xaflad lagu taageerayo Musharaxnimada Dr. C/raxmaam M. Faroole...

Waxaa lagu wargelinayaa Taageerayaasha Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Sh. Maxamud,  in lagu qaban doono Xafllad ku aadan taageeradiisa oo ka dhacaysa  Magaalada Toronto- Canada....

View Article

Cali Xaaji Warsame oo Barnaamijka ku saabsan Waxqabad khadka Taleefanka uga...

Mudane Cali Xaaji Warsame oo ku sugan Caasimada Puntland ee Garoowe ayaa  Barnaamijka ku saabsan Waxqabad khadka Taleefanka uga qayb qaatay, isagoo ka hadlay arrimo badan oo ku aadan haddii loo doorto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: Qorshaha xiga xil ka qaadistii Saacid ee Madaxweyne Xasan Shiikh .

Baarlamaanka soomaaliya waxa uu maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 02 Dec 2013 xilka ka qaaday Ra,iisal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ka dib markii 184 xillibaan u codeeyeen kalsooni kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Farole oo saacadaha soo socda ku dhawaaqi doono guddiga xalinta...

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu ku dhawaaqo guddiga xalinta khilaafaadka doorashada,kaasoo ay walaac ka muujiyeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saacid & Sanad waa na dhaafeen,Sanadka xiga muxuu noo haayaa M.Xasan...

“Ayax Tag ,Eedna Reeb Miyaa ,Misa Ukumihi Ayaxi waddankeena in badan soo qaribay ayaa weli mid mid u soo baxayo”. Somalida waxay u qeybsantay Afar Qolo 1- Qolo waa qolo dooneyso dowlad wacan oo dalki...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:gollaha wasiiradda Puntland oo ansixiyay xeerka saxaafadda(Sawirro)

Garowe(pp) Gollaha wasiiradda dowladda Puntland ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa waxay ku ansixiyeen labo xeer oo kala ah xeerka faya-dhowrka caafimaadka deegaanada iyo xeerka saxaafadda iyo waliba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Halkan ka Akhriso xubnaha guddiga doorashada ee uu Farole...

Garowe(pp) Guddiga xallinta khilaafaadka iyo Ansixinta gollaha wakiiladda Puntland ayuu goor dhow madaxwaynaha Puntland Mudane Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed magacaabay. Guddiga ayaa waxaa ku jira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marka:Ciidan AMISOM ka tirsan oo qarax lagula eegtay magalada Marka

Marka(pp) Kolanyo gaadiid ah oo ay saaran yihiin ciidanka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in magalada Marka xaafad ku taal lagula eegtay qarax dhawaqiisa si wayn loo maqlayay xaafadaha magalada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashaxiinta Pl oo ka hor yimi guddiga xalinta khilaafaadka ee uu...

Garowe(pp) Qaar ka mid ah murashaxiinta Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magalada Garowe waxay ku sheegeen inaysan raali ka ahayn guddiga xalinta khilaafaadka ee uu saacaddo ka hor ku dhawaaqay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Culimadda PL oo gudo galay wajiga labaad ee xoolu u iibinta qoysasyka...

Bosaaso(pp)Culimadda Puntland ee u istaagay sidii loogu gurman lahaa qoysasyka ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee saddex todobaad ka hor da’ay deegaano ka tirsan Puntland ayaa shir ka yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Cabdiwali Gaas ”Rabitaankiina si dhab ah ayuu ii taabtay”(Dhagayso)

Garowe(pp) Murashax Prof.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) oo maantey si wayn loogu soo dhaweeyay magalada Garowe xarunta Puntland ayaa dad-wayne aad u faro badan khudbad uga jeediyay bartamaha magalada....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Dalladda Ururada naafadaha PL oo xusay maalinta naafada caalamka

Garowe(pp) Munaasabadan lagu xusayay 3-december oo ku beegan maalinta naafada adduunka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Dalladda Ururada Naafada ee Puntland oo mageceeda loo soo gaabiyo PDON, waxaana ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Musharax Maxamed Cabdinuur oo la kulmay Haweenka Nugaal(Sawirro&Dhagaysi)

Garowe(pp) Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda Dowladda Puntland ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah haweenka Gobalka Nugaal ee Puntland. Kulanka oo ka...

View Article

C/raxmaan Faroole oo laga taageeray Minneapolis (Daawo Video)

Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa si aad ah  looga taageeray magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka , iyadoo xaflada lagu taageerayey ay ka hadleen Waxgarad ka soo...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>