Daawo soo dhoweyntii Dr. Gaas (Daawo Video)
Waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas. Hadaba daawo Talevisionka Somalichanel oo aad u falanqeeyey sidda loo dhoweeyey Musharaxa. Daawo Video-ga...
View ArticleDongorayo:Gurmad ka yimi shacabka Qadar oo la gaarsiiyay Qoysas ku cayroobay...
Dongorayo(pp) Gurmad ballaaran oo ka yimi walaalaha Dalka Qatar ayaa maanta lasoo gaarsiiyay qoysaskii ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee ka da’ay deegaano ka tirsan Gobalka Nugaal ee Puntland....
View ArticleGarowe:Murashaxiinta Puntland oo ka hadlay qaraxii maanta Bosaaso ka dhacay
Garowe(pp) Inta badan murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda dowladda Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magalada Bosaaso kaasoo sababay dhimasho...
View ArticleGarowe:Maxamed Cabdinuur”Aniga iyo Farole warqado aanu wada qornay ayaan...
Garowe(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah musharaxiinta ka hor yimi guddiga xalinta khilaafaadka iyo asnixinta xildhibaanada ee uu dhowaan soo magacaabay madaxwayne Cabdi-Raxmaan Farole...
View ArticleKu-simaha Wasiirka Maaliyadda oo tacsi u diray dadkii ku waayey ehehlkooda...
Brussels, 05, Diseembar, 2013: Kusimaha Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Qorshaynta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamuud Xassan Suleiman ayaa ku tilmaamay qaraxii maanta ka dhacay magaalada...
View ArticleHoggaamiyihii hore ee Konfur Africa Nelson Mandela oo Xalay geeriyooday
Hoggamiyihii hore ee soo halgamay ee wadanka Konfur Africa Nelson Mandela ayaa xalay saqdii dhexe geeriyooday,ka dib mudo saddex bilood ah oo uu xanuun la daalaadhacayay. Madaxweynaha Koonfur Afrika...
View ArticleBosaaso:Murashax Maxamed Cabdinuur oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay(Sawirro)
Bosaaso(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi Dhagawayne oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxwayne-nimo ee Puntland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Bosaaso,ka dib socdaal uu kasoo bilaabay...
View ArticleMuqdisho:Saacid“Alle ha u naxariistee, Xil. Maxamed Warsame Maxamed wuxuu...
Muqdisho(pp) Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo dhamaan xubnaha golaha Wasiirada, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Feysal)...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland oo tacsi ka diray geeridii ku timi Beeljaadaha...
Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa tacsi ka diray geeri ku timi allaha u naxariistee Beeldaaja Axmed Beeldaaje Maxamed oo habeenimadii xalay ku...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey Jigjiga (Sawiro)
Jigjiga: Waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ee Wiil Walaal Airport, Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan faroole iyo Wafdi uu hogaaminayey , waxaana...
View ArticleMuqdisho:RW.Saacid oo ka qeybgalay Aaska Marxuum Xil. Maxamed Warsame...
Muqdisho, December 7, 2013-—Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka ka qeybgalay aaska Marxuum Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho,...
View ArticleGarowe:W/haweenka PL oo soo gaba-gabaysay xuska 16-bari ee joojinta...
Garowe(pp) Wasaaradda haweenka dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda UNFPA ayaa hoolka shirarka PDRC Garowe kusoo gunaanuday 16-ka bari ee ku aadan joojinta shaqaaqooyinka haweenka ay la kulmaan...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland oo Garowe lagu soo dhaweeyay
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo kictimay magalada Jig-jiga ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Garowe xarunta dowladda,waxana ka qayb galay soo...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland sidee Garowe loogu soo dhaweeyay(Sawirro)
Garowe(pp) Madaxwaynaha Puntland CabdiRaxmaan Maxamed Farole oo saddex maalmood ku maqnaa magalada Jig-jiga oo uu kasoo qayb galay xuska qowmiyadda Itoobiya ayaa Garowe dib ugu soo laabtay,waxana soo...
View ArticleBosaso: Ciidanka Badda PL. oo soo bandhigay rag Burcad Badeeda oo ay gacanta...
Boosaaso(PP): Ciidanka Badda dowlada Puntland ayaa maanta saxaafada usoo bandhigay saddex nin oo dhalinyaro ah, kuwaasi oo laguso qabtay xili ay isku dayayeen inay ku kacaan falal burcad badeednimo....
View ArticleGarowe:War Deg deg ah:Farole oo si kulul u weeraray Murashax Dr.Cabdiwali...
Garowe(pp) Madaxwaynaha Puntland Cabdi-Raxmaan Farole oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Garowe ayaa khudbad uu shacabkii soo dhaweeyay u jeediyay waxa uu dhaleecayn kulul usoo jeediyay Murashax...
View ArticleGarowe:Guddiyada ciyaaraha kala duwan ee Pl oo la magacaabay(Sawirro&dhagaysi)
Garowe(pp) Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdule ayaa si ku meel gaar ah waxa uu u magacaabay guddiyada ciyaaraha kala duwan ee Puntland,ka dib markii codsiyo ay soo...
View ArticleGarowe:Shiikh Maxamuud”15-kun oo neef ayaa loo diyaariyay hadda Qoysaska...
Garowe(pp) Guddiga culimadda ee taakulaynta qoysaskii ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee bishii hore ka da’ay Gobalka Nugaal ayaa gudo galay wajiga labaad ee caawinta dadkaasi. Shiikh Maxamuud...
View ArticleGarowe:NCA oo dood ka qabatay tacadiyada ka dhanka ah Haweenka(Dhagayso)
Garowe(pp) Hay’adda NCA xafiiskeeda Puntland ayaa dood ka qabatay tacadiyadda iyo kufsiga ka dhanka ah Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ku nool magalada Garowe. Haweenka ayaa waxay ka cowdaan...
View ArticleBaran:Dr.Gaas”Adeerkay Farole waxaa uu jawaabi doono dadka Reer Puntland...
Baran(pp) Murashax Dr.Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta gaaray magalada Baran ee xarunta Gobalka Sanaag ayaa khudbad u jeediyay dad-wayne soo dhawayntiisa ka qayb galay. Murashax Gaas ayaa si mal-dahan...
View Article