Kismaayo:Mamulka Jubba oo wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo baxay...
Kismaayo(pp) Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa si wayn Koonfurta Somalia looga hadal hayay dhismaha mamulka Koonfur galbeed oo lix gobal ka kooban,kaasoo siyaabo kala duwan reer Jubbaland iyo Reer Baay...
View ArticleGarowe:War deg deg ah:Murashax Maxamed Cabdinuur oo soo dhaweeyay go’aankii...
Garowe(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah ragga u taagan doorashada xafiiska madaxwaynaha Puntland 8-Janaayo ee 2014-ka ayaa soo dhaweeyey go’aankii uu Madaxwayne Cabdi-Raxmaan Farole ku...
View ArticleDr. Farole “Waan soo dhoweynayaa in aanu wada kulano Musharaxiinta”...
Madaxweynaha Dowlada Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta (Khamiis 12 Dec, 2013) Shir jaraa’id oo uu ku qabtay...
View ArticleGarowe:150-arday oo ka qalin jabisay Mac’hadka Dr.Axmed College(Sawirro)
Garowe(pp) Mac’hadka hormarinta arrimaha bulshada ee Dr.Axmed College ayaa waxaa maanta ka qalin jabiyay arday gaaraysa 150-arday oo iskugu jira wiilal iyo gabdho. Ardayda qalin jabisay ayaa mudo hal...
View ArticleMuqdisho:Madaxwaynaha Somalia oo ku dhawaaqi doona saacadaha soo socda...
Muqdisho(pp) Wararka aanu ka helayno madaxtooyadda Somalia ayaa sheegaya madaxwaynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqi doono ra’iisulwasaraha dalka,taasoo mudooyinkii...
View ArticleMuqdisho: C/weli Sheekh Axmed oo loo magacaabay Ra,iisul wasaaraha cusub ee...
Muqdisho(PP): Madaxweynaha Soomaliya Xasan shiikh Maxamuud ayaa goor dhoweed magacaabay Ra,iisul wasaraha cusub ee somaliya, kaasi oo lagu magacaabo C/weli Sheekh Axmed Maxamed . Ninkaan loo magacabay...
View ArticleGarowe:672-qoys oo loo qaybiyay 15-kun oo neef (Sawirro&Dhagaysi)
Garowe(pp)Waxaa maanta duleedka tuulada Qarxis oo ka tirsan Gobalka Nugaal loogu qaybiyay 672-qoys xoolo gaaraya 15-kun oo neefoo ari ah,kuwaasoo loogu talo galay in lagu samata-bixiyo...
View ArticleGarowe:Murashax Gaas”Magaca Cabdiwali laguma qasaari jirin awal”
Garowe(pp)Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyay magacaabista ra’iisulwasaraha cusub Mudane Cabdiwali Axmed Maxamed. Gaas waxa uu sheegay ra’isulwasaare...
View ArticleHargaysa:“Hala I dilee, Maxaan ku dhintay” -Qore Mahad Jaamac
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay meelaha ugu badan ee wariayayaasha caalamka lagu dilo, kaaga darane haddana aan gadaal loo raacin oo aan waliba la isa sii waydiin, allaylehe maalinka ay dhinteen...
View ArticleGarowe:Wasiirka Amniga”Madaxwayne Farole dadkiisa waa u shaqeeyay illaahay...
Garowe(pp) Wasiirka amniga dowladda Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa maanta difaacay xukumadda Cabdi-Raxmaan Farole,wuxuna ku tilmaamay inuu yahay madaxwayne dadkii wax u qabtay ee mudan in la...
View ArticleGarowe(pp) Murashax Gaas oo safar dheer ka dib galabta Garowe kusoo...
Garowe(pp) Musharax Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu dambaysay isaga iyo wafdi uu Hoggaminayay oo isugu jiray Odayaal waxgarad iyo Aqoonyahan ay ku marayeen Gobalada Puntland ayaa...
View ArticleBosaaso:Murashax Saadiq Eenow oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay(Sawirro)
Bosaso(pp) Dr.Saadiq Eenow oo ka mid ah ragga isku soo taagay madaxtinimadda xafiika madaxtooyadda Puntland ayaa maantey kasoo dagay garoonka diyaaradaha Bandarqaasim ee magalada Bosaaso. Dad-wayne...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland oo daah-furay Tv-ga localka ee dowladda(Dhagayso)
Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta xariga ka jaray Tv-gudaha kaliya ka shaqayn doono oo ay yeelatay xukumadda,kaasoo howshiisa mudo badan...
View ArticleGarowe:Kismayo oo sheegay Puntland-Tv inuu si toos ah u shaqo...
Garowe(pp) Agaasimaha warbaahinta dowladda Puntland mudane Axmed Maxamed Cali Kismaayo ayaa sheegay inuu maanta wixii ka danbeeya Tv-ga caalamiga ah ee dowladda uu shaqadiisii bilaabay,ka dib mudo lix...
View ArticleGarowe:Taliyaha guud ee ciidanka Pl oo ka hadlay ammaanka Caasumadda(Dhagayso)
Garowe(pp) Gudoomiyaha guddiga sare ee amniga Puntland Sareeye guud Siciid Maxamed Xirsi oo maanta ka qayb galay kulan ammnaaka caasuamdda looga hadlayay oo ka dhacay hoolka shirarka Gobalka ayaa...
View ArticleGarowe:” Qaarbaan Maqlayey leh Caasimadda Geli mayno ilaa naloo ogolado 20...
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay in aanay aqbalidoonin in musharixiintu la yimadaan Caasimadda Ciidan iyo tikniko, iyadoo isla markaana ay xil iska saartay dowladu ilaalinta...
View ArticleKismaayo:Wafdi ka socda QM oo gaaray magalada Kismaayo
Kismaayo(pp) Madaxa isku duwaha arrimaha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba. Masuuliyiinta...
View ArticleMuqdisho:Taliyaha cusub ee ciidanka AMISOM Somalia oo xilka si rasmiya ula...
Muqdisho(pp) Taliyaha cusub ee howlgalka AMISOM ee Somalia ayaa maanta si toos ah ugala wareegay xilka taliyihii hore ee AMISOM Jeneraal Andrew Gutti,ka dib xaflad ka dhacday xarunta Xalane ee magalada...
View ArticleGarowe.Daawo isimadda PL oo go’aamiyay in la dhiso guddi isimo ah oo...
Garowe(pp) Qaar ka mid ah isimadda Puntland ayaa maanta ku shiray magalada Garowe xarunta dowladda,waxayna shirkooda kaga arinsanayeen arrimaha doorashadda iyo sidii loo samayn lahaa guddi isimo ah oo...
View ArticleBosaso: Qarax khasaare gaystay oo caawa ka dhacay Bartamaha Boosaaso
Bosaso(PP): Waxaa goor dhowayd Bam- Gacmeed lagu weeraray goob meherada oo kutaala hotelka Rooble ee bartamaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay kusugnaayeen dad shacab ah iyo saraakiil katirsan...
View Article