Garowe(pp) Qaar ka mid ah isimadda Puntland ayaa maanta ku shiray magalada Garowe xarunta dowladda,waxayna shirkooda kaga arinsanayeen arrimaha doorashadda iyo sidii loo samayn lahaa guddi isimo ah oo dusha sare kala socdo doorashadda.
Waxana shir gudoon laga dhigay Suldaan Siciid Maxamed Garaase,hadaba warbaahinta Puntlandpost ayaa isku howshay inay muuqaalka shirka idin soo gudbiso.
Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe