Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Bosaso: Faah Faahin kasoo baxaysa Bam-gacmeedkii lagu weeraray Hotelka Rooble...

Bosaso(PP): Inta lahubo shan ruux ayaa ku dhaawacmay hal qof oo kalena waa uu ku geeriyoday Bam Gacmeedkii caawa lagu weeraray hotelka Rooble ee bartamaha magaalada Boosaaso sida ay xaqiijiyeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Gen Dayr oo murashax madaxwayne ku xigeenka kaga dhawaaqay...

Garowe(pp) Taliye ku xigeenka ciidanka daraawiishta dowladda Puntland Genaral,Maxamed Xaaji Cabdi(Dayr) ayaa maantey magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Garowe kusoo wajahan

Garowe(pp) Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo saakay kasoo kictimay magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu soo gaaro magalada Garowe xarunta dowladda. Waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Koox hubaysan oo dhaqaatiir Siirayaan iyo Somali ah ku dishay...

Muqdisho(pp) Afar dhaqtar oo saddex ka mid ah ay u dhasheen wadanka Siiriya kan kalena uu Somalia yahay ayaa saaka lagu dilay duleedka magalada Muqdisho. Dablay hubaysan oo aan la aqoon haybtooda ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Haweenka Talowadaag ee PL oo soo dhaweeyay haween xildhibaanimo...

Garowe(pp) Haweenka talo-wadaag ee Puntland ayaa casho sharaf ugu sameeyay hotelka New rays ee magalada Garowe saddex haween ah oo raadinaya xildhibaanimadda barlamaanka,kuwaasoo ka yimi Gobaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Garowe lagu soo dhaweeyay(Sawirro)

Garowe(pp) Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo kasoo socdaalay magaada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Garowe. Soo dhawaynta Isinkaasi waxaa ka qayb galay mamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Maxaa lagu dilay dhaqatiirtii Suuriyaanka ahaa ee dadkeena daawayn...

Muqdisho(pp) Allaha u naxariistee koox hubaysan oo aan ilaa iyo hada la aqoon haybtooda ayaa maanta duleedka magalada Muqdisho ku dilay saddex dhaqtar oo kasoo jeeda wadanka Siiriya iyo dhaqtar kale oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe;Faaf faahin maxay ka wada hadleen qaar ka mid ah murashaxiinta iyo...

Garowe(pp) Wararkii ugu danbeeyay ee aanu ka helayno kulanka uu la qaatay Siyaasi Nuuradiin Aadan Diiriye qaar ka mid ah murashaxiinta ayaa sheegaya inuu kusoo dhamaaday si wanaagsan oo rajo laga qabo...

View Article


Garowe: Deg Deg shacabka G. Banaadir oo deeq lacag ah soo gaarsiyay culimada...

Garowe(PP): Waxaa maanta culimada Puntland lasoo gaarsiiyay deeq lacag ah oo katimi shacabka gobalka Banaadir, taasi oo ay ugu talagaleen in lagaarsiiyo dadkii ay dhibaatadu kasoo gaartay duufaantii ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marka: Xasan Sheekh oo siyaasad Xumadiisa kusii darsaday inuu taageero...

Marka: (pp)- Bilihii la soo dhaafay waxaa ka jiray gobolka Sh/hoose dagaalo u dhaxeeyey kooxo la bisan  Tuutaha dowlada oo ka soo jeeda Beesha habargidir iyo maleeshiyooyin ka soo jeeda deegaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Salaadiin ka socota Gobalka Mudug oo maanta lagu soo dhaweeyay...

Garowe(pp) Waxaa maanta magalada Garowe xarunta dowladda Puntland lagu soo dhaweeyay Salaadiin ka socota Gobalka Mudug,kuwaasoo qayb ka ah sidii loo dhamayn lahaa khilaafka u dhaxeeya madaxda dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qardho:Beesha Ugaar Saleebaan oo xildhibaan usoo magacowday Cabdicasiis...

Qardho(pp) Beesha Muuse Saleeban(Ugaar Salleebaan) oo ka mid ah beelaha dega Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa waxay sheegeen iyagoo isku duuban inuu baarlamaanka Puntland u matalayo Cabdicasiis Xuseen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:ICG oo walaac ka muujisay doorashada madaxtinimadda Puntland ee 2014

Garowe(pp) War bixin ay shaacisay Hay’adda la socodka xasaradaha aduunka ee International Crisis Group (ICG) ayaa lagu sheegay doorashada madaxtinimadda Puntland ee sanadka 2014-ka ay ka dhici karto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Booliska Somalia oo xusaya 70-guuradoodii xiligii la aasasay(Sawirro)

Muqdisho(pp) Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magalada Muqdisho uga dabaal-dagay 70-sano guuradoodii xiligii dhidhibada loo taagay. Inkastoo ciidanka Booliska Somalia uu burbur xoogan ku yimi 23-kii...

View Article

Bosaaso:Murashax Cali Xaaji oo markii ugu horaysay waraysi siiyay Puntlandtv

Bosaaso(pp) Murashax Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa markii ugu horaysay waxa uu waraysi gaar ah magalada Bosaaso ku siiyay...

View Article


Garowe:Doorashadda oo ay ka harsan tahay 18-bari iyo waan waan Garowe ka socota

Garowe(pp) Doorashada xafiiska madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa waxaa ka harsan 18-maalmood oo kaliya,waxana jira hadal hayn tiro badan oo ku aadan dhex-dhaxaadinta murashaxiinta iyo madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Baarlamaanka oo ansixiyay Ra’iisulwasaare Cabdiwali Shiikh Axmed

Muqdisho(pp) Xildhibaanadda baarlamaanka Somalia ayaa fadhi ay ku yeesheen aqalkooda waxay ku ansixiyeen Ra’iisulwasaaraha cusub ee uu dhowaan soo magacaabay madaxwaynaha Somalia. In ka badan 200-oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Culimadda Puntland oo sagootiyay wafdigii ka socday Gobalka Banaadir

(Warsaxaafadeed)Taariikhdu markay ku beegnayd 20-12-2013 waxaa Casho Sharaf Culimada Puntland qaasatan gudiga gurmadka Duufaanadii ka dhacay Puntland u qaabilsan oo uu hogaaminayo Sheekh Maxamuud Xaaji...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wararkii ugu danbeeyay ee doorashadda iyo murashaxiinta oo...

Garowe(pp) Wararkii ugu danbeeyay ee kasoo baxaya dhex-dhaxaadinta madaxda dowladda iyo murashaxiinta xil raadiska ah ayaa sheegaya in lagu qanciyay murashaxiinta inay madaxda dowladda u daayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Ra’iisulwasaarihii hore oo kulan sagootis ah la qaatay shaqalaha...

Muqdisho(pp) Ra’iisul Wasaaraha hore ee XukuumaddaFederaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay hawl-wadeenada xafiiska Ra’iisul Wasaaraha,...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>