Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Bosaaso:Murashax Cali Xaaji oo markii ugu horaysay waraysi siiyay Puntlandtv

$
0
0

Bosaaso(pp) Murashax Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa markii ugu horaysay waxa uu waraysi gaar ah magalada Bosaaso ku siiyay Tv-ga dowladda Puntland.

Cali Xaaji ayaa ka war bixiyay sababta uu xilkaan isigu soo taagay,wuxuna sheegay inuu wax badan u qaban doono shacabka Puntland oo doonaya is-badal cusub.

Waxa uu sheegay Puntland inay mudan tahay jiilka dhalinyaradda inay mamulaan oo ay is-badal dhab ah la yimaadaan.

Barnaamijkiisa siyaadadeed ayuu ka hadlay,wuxuna sheegay inuu xooga saari doono dib u heshiisiinta beelaha Puntland dega,adkaynta ammaanka iyo ka shaqaynta horumarka.

Hoos ka daawo waraysiga oo dhamaystiran.

Cali Cabdi Ducale
Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles