Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Ra’iisulwasaaraha cusub oo xarunta Baarlamaanka lagu dhaariyay(Sawirro)

Muqdisho, December 21, 2013—--Golaha Baarlamaanka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Caqlabiyad leh ku ogolaaday magacaabista Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Axmad Maxamed, waxaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Maxamed Cali Yuusuf(Gaagaab) oo Garowe soo gaaray(Dhagayso)

Garowe(pp) Murashax Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa saakay soo gaaray magalada Garowe xarunta Puntland. Gaagaab ayaa sheegay inay muhiim tahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Dr.Maxamed Xirsi Ducaale oo madaxwayne ku xigeenka isku soo sharaxay

Garowe(pp) Wasiir dowlihii hore ee wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr.Maxamed Xirsi Ducaale ayaa maanta magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne ku xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wararkii ugu danbeeyay ee khilaafka murashaxiinta iyo murashaxiinta oo...

Garowe(pp) Tan iyo markii uu fashil ku dhamaaday kulankii ay madaxtooyadda ku qaateen madaxda xafiiska joogta iyo murashaxiinta ayaa waxaa soo badanayay kulamadda isdaba jooga ah oo ay murashaxiintu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo madaxwayne ku xigeenka...

Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland Mudane Daahir Xaaji Khaliif Faarax oo maanta kulan ballaaran ku qabtay hoolka shirarka Hotelka New rays ayaa halkaa kaga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Shacabka Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay samaystaan warqadaha...

Muqdisho(pp) Kulan shacabka Soomaaliyeed loogu sheegayo inay diyaar yihiin warqadaha aqoonsiga iyo baasaboorka cusub ee dalka ayaa maantey lagu qabtay magalada Muqdisho xarunta dalka Somalia. Waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Gaas oo sheegay Puntland inay u baahan taha is-badal...

Garoowe 22 Dec 2013:- Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Galabta Booqday Jaamacadda Puntland State University (PSU) Xarunteedana tahay Garoowe ayaa Hoolka Jaamacadda kula hadlay in ka Badan...

View Article

Garowe:Wararkii ugu danbeeyay ee doorashadda iyo Shan murashax oo lagu wado...

Garowe(pp) Wararkii ugu danbeeyay ee aanu ka helayno dhanka murashaxiinta ayaa sheegaya iyadoo waqtigii doorashadda iyo u tartanka xildhibaanadda ay fooda soo daartay inay galabta soo saareen go’aan ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wararkii ugu danbeeyay Gen.Cadde oo Garowe yimi iyo Burhaan Muuse...

Garowe(pp) Waxaa saakadii hore magalada Garowe xarunta dowladda Puntland soo gaaray Gen.Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) oo kasoo socdaalay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Madaxwaynihii hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Kulan u dhaxeeya madaxda Rugta Ganacsiga Puntland iyo kan Somalia oo...

(War-saxaafadeed)Gudomiyaha Rugta ganacsiga Puntland Mudane Siciid Xuseen Ciid iyo Maamulka Rugta Ganacsiga u qaabilsan Gobolka Nugaal ayaa kulan sagootin ah waxay u qabteen Masuuliyiin ka socotay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Mamulka Bosaaso oo wado muhiim ah u qorsheeyay in laami laga...

Bosaaso(pp) Mamulka magalada Bosaaso iyo Kan Gobalka ayaa maanta dhagax dhigay wado ka timaada garoonka diyaaradaha isla markasna aada dekadda magalada oo loo qorsheeyay in laga dhigo laami si isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Nadwo ka hadlaysa danta guud iyo dowladnimadda oo Garowe laga...

Garowe(pp) Mu’asasada Al-minhaaj ayaa Garowe ka bilowday Nadwo Diineed diiradda lagu saarayo sidii dadka loogu baraarujin lahaa wadada toosan ee alle loogu dhowaanayo iyo dowlad-nimadda,waxana lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Hay’adda Haro oo ka qayb qaadatay caawinta qoysaskii ku cayroobay...

Garowe(pp) Hay’adda Haro oo ka mid ah hay’addaha ka shaqeeya arrimaha bulshadda iyo hormarintooda ayaa ka qayb qaadatay labadii waji ee lagu caawinayay qoysaskii ku cayroobay duufaantii ku dhufutay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Qaramada Midoobay oo ka hadashay doorashadda Puntland iyo...

  Muqdisho(pp)Wakiilka Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholas Kay ayaa ka hadlay doorashadda Puntland,wuxuna soo jeediyay in labada dhinac ay tanaasulaad sameeyaan si hanaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Burhaan B.Muuse oo Si diirran Garowe loogu soo...

Garowe(pp) ku simaha boqorka beelaha Daarood Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan ayaa maantey si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Garowe xarunta dowladda Puntland. Inta badan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taleex:Garaad Saleebaan oo inta badan xildhibaanada beesha Dhulbahante soo...

Taleex(pp) Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah isimadda Beesha Dhulbahante oo maanta la hadlayay Radio Daljir ayaa sheegay inuu soo saxiixay xildhibaano gaaraya toban xubnood oo qayb ka ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Habeenkii Labaad iyo Nadwada ka socota Masaajidka Xaaji Cali ee Garowe

Garowe(pp)Habeenkii labaad Masaajidka Xaaji Cali ee magalada Garowe waxaa ka socota nadwo diimeed loogu magac daray illaalinta dannaha umadda,taasoo shantii sanoba mar la qabto, Habeenimadii xalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Taliyaha howlgalka xiliga doorashadda Puntland oo sheegay in loo...

Garowe(pp) Shir ay maanta ku qaateen xarunta wasaradda amniga Dowladda Puntland ee magalada garowe Gudoomiyaha guddiga howlgalka xiliga doorashadda iyo dhamaan saraakiisha ammaanka ayaa ugu danbayntii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Siciid Dheere “weerarkii Murashax Yeey baaritaan ayaan ku haynaa,kii...

Garowe(pp) Taliyaha Ciidanka difaaca ahna hoggaamiyaha howlgalka amniga xiliga doorashadda ayaa maanta saxaafada u sheegay inay baaritaan adag ku wadaan qaabkii ay u dhacday falkii uu sheegay Murashax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashaxiinta oo aqbalay guddiga xalinta ee uu magacaabay Madaxwaynha...

Garowe(pp) Wararka aanu ka helayno kulamadii maalmihii ugu danbeeyay murashaxiintu ku lahaayeen magalada Garowe ayaa sheegaya ugu danbayntii inay aqbaleen jiritaanka guddiga xalinta khilaafaadka ee uu...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>