Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Maxamed Cabdinuur oo booqday xarunta ay ku jiraan dadka...

Garowe(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi ayaa maanta markii ugu horaysay booqday xarunta ay ku jireen dadka dhimirka ka xanuunsan,taasoo ku taala duleedka bari ee magalada Garowe. Marka uu tagay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Caluulo oo booqday barakacayasha Garowe deeqna gaarsiiyay...

Garowe(pp) Murashax Cabdirisaaq Nuur Caluula ayaa maanta socdaal iyo booqashu ugu tagay xarun ay ku jiraan dadka dhimirka ka xanuusan iyo waliba xeradda barakacayaasha ee Jilim oo ku taala duleedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Barnaamijka Muuqaalka Nolosha Puntland (Video)

Daawo Barnaamijka Muuqaalka Nolosha, iyadoo barnamijkaas looga hadlaayo Arrimaha Puntland tan iyo intii la aasaasay iyo Xaaladaha siyaasadeed ee hadda ka jira Puntland.. Barnaamijka ayaa waxaa ka qayb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Asiili Faarax Muuse Mataan

Waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa Qoyskii iyo ehelkii , Marxuumad Asiili Faarax Muuse Mataan oo ku geeriyootay Magaalada Geneva ee wadanka Swisszerland, taariikhda markay ahayd 23/12/2013-ka. Asiili...

View Article

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Oogle oo lagu caleemo saaray Magaalada...

Waxaa lagu caleemo saaray magaalada Habaas- weyne , Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Oogle, iyadoo Xaflada Caleemo-saarkiisa ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada.   Daawo Video...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Murashax Maxamed Cabdinuur iyo Suxufiyiinta oo ka heshiiyay dhacdadii...

Garowe(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa maantay raali galin ka baxshay dhacdadii shalay lagu sameeyay Wariye Mahad Cabdi Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Ururka SFS oo baaq kasoo saaray arrimaha doorashadda iyo ammaanka...

Baaq ka soo baxay ururka Somali Family Services Aniga oo ku hadlaya magaca ururka SFS, boodhkeedda, shaqaaleheedda iyo dadka la ah saaxiibka waxaan halkan ka soo jeedinayaa baaq, baaqaas oo taabanaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:11-qof oo ku dhintay qarax ka dhacay degmada Dayniile ee Gobalka...

Muqdisho(pp) Inta la og yahay 11-qof oo ay shan ka mid  ahi Askar ciidan yihiin ayaa ku dhintay qarax maaantadii hore ka dhacay degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa ka dhacay Goob meherad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nayrobi:Wasarada Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya waxay u baahan tahay...

Dowladdi dhexee ee Soomaaliya intii aysan bur burin 1991, Dalka Soomaaliya waxay laheyd 39 Safaaradood waa inta aan hubo waxayna kala yihiin: Dahir Mohammed Sheikh USA, United Nations, Canada, Italy ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqayn:Doorashadda Puntland iyo waxyaabaha laga filan karo(Dhagayso)

Warbaahinta Caalamiga ah ee laga lee yahay wadanka Maraykanka ee la yiraahdo VOA ayaa doodeeda jimcaha kusoo qaadatay doorashadda madaxtinimadda Puntland iyo tanaasulkii ay murashxaiinta ka muujiyeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Ra’iisulwasaraha dalka ayaa tacsi u diray ehalka dadkii ku dhintay...

Muqdisho, December 27, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Haweenka oo ka tashanaya marxaladda ay Puntland ku sugan tahay iyo...

Garowe(pp) Haween ka kala yimi Gobaladda Puntland ayaa maanta shir labo maalmood socon doona waxay ku yeesheen magalada Garowe xarunta Puntland,kaasoo lagu wada dhamaadkiisa inay kasoo baxdo bayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulwasaraha oo kormeeray Dekedda, iyo Xerada barakacayaasha ee Rajo,...

Muqdisho, December 28, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyey ku tegay Dekedda Caalamigaah ee magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hargaysa:Dad ku dhaawacmay cabasho laga muujiyay biyo la’aan ka taagan qaar...

Hargaysa(pp)Dadwayne tiro badan oo ka cabanaya biyo la’aan ka taagan qaar ka mid ah xaafaddaha magalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa maanta dhigay banaanbax ay dareenkooda ku muujinayaan. Sawir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:AMISOM oo sheegtay inay bilaabi doonaan howlgalo cusub (Dhagayso)

Muqdisho(pp) Taliska ciidanka nabad ilaalinta u jooga gudaha Somalia ayaa maanta sheegay inay si xoogan u bilaabi doonaan howlgalo guud ahaanba ka dhaca gobaladda dalka si loo gaarsiiyo deegaanadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Boqor Axmed B.Cabdilaahi oo booqday guriga Islaan Ciise...

Garowe(pp) Boqor Axmed Boqor Cabdilaahi oo maanta lagu soo dhaweeyay magalada Garowe,ayaa sallaan ugu booqday guriga uu dagan yahay Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse. Booqashada uu ugu tagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Xildhibaan Maxamed Cali oo isku soo sharaxay xilka afhayeenka...

Garowe(pp) Xildhibaan Maxamed Cali Guuleed oo ka mid ahaa baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa maanta magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay shaqsi u taagan xilka afhayeenka Baarlamaanka. Xildhibaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Walaac laga muujiyay habkii loosoo xulay baarlamaanka cusub ee...

Garowe(pp)Iyadoo ay doorashada madaxtinimadda Puntland ay ka harsan tahay maalmo kooban ayaa waxaa soo baxaya saluug baahsan oo laga muujiyay habkii loosoo xulay xildhibaanadda cusub ee baarlamaanka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Xasan Sh.Maxameed “160.doolar ayaan siinaa Askari kasta oo ciidanka...

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo ka war bixiyay sanadkii lasoo dhaafay ee 2013 waxyaabihii u qabsoomay dowladiisa,ayaa sheegay ciidanka qalabka sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Siciid Xasan Shire ma hogaamin karaa Golaha Wakiilada Puntland?...

Maalinimada beri (Sabti 4 Jan, 2014) ayaa lagu wadaa mudanayaasha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland inay u dareeraan doorashada Gudoomiyihii aqalkaas iyo Labadiisii ku xigeen jagooyinkaas oo ay u...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>