Nairobia:Siyaasi Maxamed Yaasiin oo ka tanaasulay xilka madaxtinimadda Pl...
Nairobia(pp)Siyaasi Maxamed Yaasiin Ismaaciil oo magalada Nayroobi taariikhdu markay ahayd 8/03/2013 kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne-nimo ee dowladda Puntland,ayaa galabta...
View ArticleGarowe:Murashax Shire Xaaji Faarax oo hambalyeeyay hoggaamka cusub ee...
Garowe(pp) Murashax Shire Xaaji Faarax oo ka mid ah ragga ugu cad cad doorashada madaxtinimadda Puntland ayaa shir jaraa’id uu galabta ku qabtay hoygiisa waxa uu boggaadiyay gudoomiyaha baarlamaanka...
View ArticleGarowe:Murashax Cali Cabdi Aware oo baarlamaanka cusub ugu baaqay inay...
Garowe(pp) Murashax Cali Cabdi Awaare oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta caasumaad ballaaran u sameeyay dhamaan xildhibaanada baarlamaanka...
View ArticleGarowe:Musharax Maxamed Cabdinuur oo la kulmay Gen, Cadde Muuse Xirsi(Sawirro)
Garowe(pp) Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi ayaa maanta Xarunta Ololaha Doorashadiisa ee Garowe ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Gen, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde), oo Booqasho ugu yimid....
View ArticleDhacdooyinkii maanta ee Puntland (Daawo Video)
Halkaan ka daalaco dhacdooyinkii maanta ee ka dhacay Puntland oo ay ka mid yihiin Doorashada guddoomiyaha cusub ee Puntland iyo ku xigeenadiisa, Dhismaha Xafiisyada iyo qaybta Socdaalka , oo uu...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland ”Xabaal ninkii leh-baa qarax...
Garowe(pp)Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdi-Raxmaan Shiikh Maxamed Farole oo maanta daah furay xafiiska la socodka duulimaadka garoonka diyaaradaha magalada Garowe ayaa sheegay sanadkaan cusub ee...
View ArticleGarowe:Guddiga doorashada oo soo saaray sharuuradaha ku xiran...
Garowe(pp) Guddiga doorashada ee KMG ah ayaa maanta soo saaray hab raaca doorashada madaxwaynaha iyo madaxwayne ku xigeenka,iyadoona warqad kasoo baxday guddigaasi kor loogu qaaday qiimaha is-diiwaan...
View ArticleGarowe:Axmed Garaash oo Garowe kaga dhawaaqay murashax madaxwayne ku...
Garowe(pp) Madaxwaynihii Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan( Garaash) ayaa maanta magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne ku xigeenka Puntland,ka dib markuu kulan uu ku...
View ArticleNairobia: Cali Maxamed Geedi oo Puntlnad ku tilmaamay hormuudka nidaamka...
Nairobia(pp) Ra’iisulwasaarihii hore ee Somali Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay dowladda Puntland inay hormuud aan la qarin karin u tahay nidaamka federaalka ee la doonayo in laga hirgaliyo gobalada...
View ArticleGarowe:Dr.Yaasiin Cartan oo ka haray tartanka doorashada madaxtinimadda...
Garowe(pp) Dr.Yaasiin Faarax Cartan oo ka mid ahaa raggii isku soo taagay xilka madaxtinimadda Puntland ayaa caawa magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu isaga haray guud ahaanba ka qayb galkeeda....
View ArticleGarowe:Lacagta diiwaan galinta murashaxiinta Puntland xagee ku...
Garowe(pp) Waa su’aal dad badani ay is waydiinayaan inay hellaan jawaabteeda uu hufan”Lacagta laga qaadayo murashaxiinta xagee ku dhacaysaa”?.waxaa arrintaas iyo kuwo kale oo la xariira halka ay...
View ArticleGarowe:Dr.Saadiq Eenow oo tanaasulay iyo dardaaran adag oo uu jeediyay(Dhagayso)
Garowe(pp) Dr.Saadiq Eenow oo ka mid ahaa murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa galabta Garowe kaga dhawaaqay inuu xilkaasi ka tanaasulay. Waxa uu sheegay Prof.Eenow inuu arrimo u...
View ArticleGarowe:Faah faahin ku saabsan amaro adag oo kasoo baxay guddiga (dhagayso)
Garowe(pp) Iyadoo lagu jiro howlgalkii ugu danbeeyay ee xiliga doorashada ayaa waxaa maanta amar adag uu kasoo baxay guddiga amniga ee xiliga doorashada,taasoo ku aadan inuusan jiri doonan...
View ArticleGarowe:Murashax Gaas oo Taariikh nolaleedkiisii soo bandhigay(Akhriso)
Garowe(pp) Musharax Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa noqday Musharaxa ugu CV-ga dheer Musharixiinta Puntland ee ebed u tartanta Jagada Madaxtinimo ee Dawladda Puntland laga soo Bilaabo 1998-dii....
View ArticleGarowe:Murashax Cali Cabdulqaadir Yuusuf oo la kulmay qaar ka mid ah...
Garowe(pp) Murashax Cali Cabdiqaadir Yuusuf oo ka mid ah ragga buuxiyay sharuudaha ay soo bandhigeen guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ayaa caawa kulan casho ah waxa uu la qaatay qaar ka mid ah...
View ArticleGarowe:Guddiga doorashada oo ku dhawaaqay liiska murashaxiinta doorashada ka...
Garowe(pp) Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay murashaxiinta sida rasmiga ah uga qayb galaya doorashada madaxtinimadda Puntland. Gudoomiyaha guddiga doorashada Xildhibaan...
View ArticleGarowe:Ergayga QM ee Somalia oo la kulmay madaxwaynaha Puntland iyo...
Garowe(pp) Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Nichalos Kay ayaa maanta la kulmay madaxwaynaha cusub ee shalay ay doorteen baarlamaanka Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Waxayna labada...
View ArticleGarowe:Kulan looga hadlayo nabadda iyo doorashda Prof.Gaas oo Garowe lagu...
Garowe(pp) Kulan looga hadlayo ammaanka caasumada iyo sidii looga wada shaqayn lahaa ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka mamulka dowladda hoose. Waxaa shirkaasi kasoo qayb galay mamulka Gobalka...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland iyo Murashaxiinta oo kulmay(Dhagayso)
Garowe(pp) Madaxwaynaha cusub ee Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Camey ayaa maanta kulan gaar ah waxay hoolka shirarka Hotel New rays kula qaateen murashaxiintii u...
View ArticleGarowe:Cali Faarax”Cadde Muuse ayaa ka masuul ahaa in doorashadu ku dhacdo si...
Garowe(pp) Agaasime ku xigeenka hay’adda cilmi baarista Puntland ee PDRC ayaa tilmaamay madaxwaynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse inuu masuul ka ahaa in doorashada madaxtinimadda Puntland ay ku...
View Article