Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

ka soo qaybgal Xaflad lagu taageerayo Musharaxnimada Dr. C/raxmaam M. Faroole , Toronto- Canada

$
0
0

Waxaa lagu wargelinayaa Taageerayaasha Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Sh. Maxamud,  in lagu qaban doono Xafllad ku aadan taageeradiisa oo ka dhacaysa  Magaalada Toronto- Canada.

Maalinka Xaflada la qabanayo: 7 December
Saacada: 6:00PM – 12:00AM.

Wixii Macluumaad ah oo dheeriya Fleyerka ka daalaco.

Faroole-Canada

Maxamuud Khaliif
Canada- Torinto
Daabacaadda: Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>