Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Garowe:Boqor Cabdilaahi Axmed oo sheegay in lasoo xulayo xildhibaanada Gobalada SSC ee Pl(Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Boqor Cabdilaahi Axmed Cali oo ka mid ah isimadda Gobalada Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay inay ku guda jiraan soo xulista xildhibaanadii baarlamaanka gobaladaasi u matali lahaa.

Boqor-CabdilaahiBoqorka oo waraysi caawa siinayay Radio Daljir ayaa sheegay inay wali ku guda jiraan soo xulista xildhibaanadii Gobaladaasi u matali lahaa Baarlamaanka Puntland,wuxuna tilmaamay umadda reer Pl inay wada dhisteen mamulka Puntland.

Halkan ka Dhagayso waraysiga uu Boqor Cabdilaahi Axmed siiyay Radio Daljir.


Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>