Garowe(pp) Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Nicholis Kay ayaa maanta galinkii danbe kulan gaar ah xarunta Hay’adda PDRC Garowe kula qaatay qaar ka mid ah Isimadda Puntland.
Kulanka uu Kay la qaatay Isimadda waxaa joogay Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada,wuxuna Caawa Radio Garowe u sheegay Kay inay ka wada hadleen qo