Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Television-ka Austaralia oo 29-ka Desember sii daynaya Film ka hadlaya Siddii Dowlada Puntland ee uu hogaaminayo Faroole ulla dagaalamay Burcad badeedka ( Qayb yar ka daawo)

$
0
0

Talevisonka  Caanka ah ee laga leeyahay Austaralia ee lagu magacaabo SBS , ayaa bisha Desember  29-keeda soo daynaya Barnaamij Film ah oo ka hadlaaya sidda dowlada Puntland ee uu hogaaminayo Dr- C/raxmaan Faroole ay ulla dagaalantay Burcad badeedka Soomaaliya.

Daawo Clipkan Yar ee laga diyaariyey

Flimkaan ayaa lagu soo qaadanayaa dhibaatooyinkii ka jiray Soomaaliya iyo Burcad badeedka iyo kooxaha Xagjiriintu in ay bulshada Soomaaliyeed ay dhibaatooyin aafaysan ku reebeen oo aysan waxba uga tegin. Laakiin dowlada Puntland ee hogaaminayo C/raxmaan Faroole ayaa lagu sheegay inuu yahay nin dalkiisa dib ugu laabtay kana tegay Austalia, deegaanada uu ka soo jeedo ee Puntland-na  uu ka sameeyey isbedel aad u weyn oo ku aadan dhanka la dagaalanka burcad badeedka, isla markaana uu ku guulaystay.

Haddaaba , ha moogaanin 29 Desember 2013-ka.

Puntlandpost.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>