Qurbajoogta oo loogu baaqay inay hormarka Nugaal ka qayb gallaan (Dhagayso)
Garowe(pp) Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Nugaal Mudane Cabdiqani Xaashi Cali ayaa maanta ugu baaqay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobalka Nugaal inay usoo jeestaan sidii ay Shanta degmo ee Gobalka uu ka...
View ArticlePuntland oo maalinta Barito ah lagu qaban doono roob doon ballaaran (Dhagayso)
Garowe(pp) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame oo maanta la hadyaya warbaahinta gudaha ayaa xusay In Maalinta Baritooo ay Isniin ku began tahay Puntland...
View ArticleArdaydii ugu horaysay oo ka qalin jabisay Kuliyadda dhaqaalaha Jaamacadda...
Bosaso(pp) Dufcadii kowaad oo ka qalin jabisa Kuliyadda dhaqaalaha Jaamacadda Bariga Africa ee magalada Boaso ayaa maanta munaasibad sagootin ah waxaa loogu sameeyay magalada Bosaso .iyadoona ardayda...
View ArticleShirkii Madaxda Dalalka Afrika Ee Ka Socday Bahir Dar oo Lasoo Gebagebeeyey...
Waxaa goor dhawayd soo xirmay Shirkii Madaxda Dalalka Afrikaee ka socday magaalada Bahir dar ee Dalkaasi Ethiopia , shirkaasi oo looga hadlayey dhawr qodod oo la xiriira amuuraha Amniga Qaradda Afrika,...
View ArticleDaladda Dhalinyarada Mudug oo mamul cusub doortay (Sawirro)
Gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 27/April/2014 waxaa hoolka shirarka ee Hay’adda TAG Foundation lagu qabtay doorashada Gudoomiyaha iyo Kuxigeenkiisa ee Dallada Ururada Dhallinyarada...
View ArticleMagalada Garowe oo lagu qabtay roob doon ballaaran (Sawirro)
Garowe(pp) Boqolaal dadwayne ah ayaa maanta u dareeray Salaada Roob doonta iyadoona ay ka qayb galleen mamulka degmada Garowe,wasiiro iyo culimadda Puntland. Duleedka Waqooyi ee magalada ayay dadku...
View ArticleWasaradda waxbarashada oo qiimayn ku samaynaysa waxbarashada G/Bari (Sawirro)
Bosaso(pp) Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbaarshada Puntland ee ku sugan Gobolka Bari ayaa xog ururin ku sameeyay Jaamacadaha ku yaala magaalada Bosaso,arrintaas oo qayb ka ah Kormeerka ay ugu...
View ArticleAqoon-Iswaydaarsi ku aadan waxyaabaha hortaagan nidaamka dimoqraadiyadda oo...
Garowe(pp) Aqoon-Iswaydaarsi la xariira Arrimaha Dimoqraadiyeenta Puntland ayay wasaradda Dastuurka,arrimaha dimoqraadiya iyo federaalka waxay maanta ku qabatay magalada Garowe,iyadoona ay kasoo qayb...
View ArticleRa’iisulwasaraha oo wax laga xumaado ku tilmamay xariga Siyaad Shire
Ra’iisul wasaraha Soomaalia Cabdiwali Shiikh Axmed qoraal kasoo baxay maanta xafiiskiisa ayuu ku sheegay inay tahay wax laga xumaado xariga dowladda Kenya ay Nayroobi ugu gaysatay Qunsunka Safaradda...
View ArticleSoomaaliyeey: Kenya Sidaan Kuuma Gasheen ‘Hadii Aad Dowlad Midaysan Lahaan...
Waxaan inta qarniga ka dhiman aan marna Soomaali oo dhan hilmaami doonin sida sharci darida ah oo ay askarta sida gaarka ah loo tababaray ee loo yaqaan GSUda ula dhaqmeen qaxootiga Soomaaliyeed ee...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo la kulmay wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland (Daawo)
Garowe(pp) Sida uu sheegay wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo madax ka socota Somaliland ayaa ku shiray magalada Addis...
View ArticleDanyarta ku nool magalada Garowe oo laga wacyi galiyay daabulka dadka iyo...
Garowe(pp) Guddiga sare ee la-dagalanka daabulka iyo ganacsiga dadka iyo tahriibka Puntland ayaa maanta kulan wacyi galin ah u qabtay Qoysaska danyarta ah ee ku nool kaamka la yiraahdo Jilab oo...
View ArticleCiidanka Bosaso oo gacanta ku dhigay dad Alshabab lagu eedeeyay (Sawirro)
Bosaso(pp) Ciidanka Ammaanka magalada Bosaso ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan dad looga shaki qabo inay ka tirsan yihiin kooxda Alshabab oo hormarka iyo ammaanka dalka caqabad ku ah. Howlgal...
View ArticleXasan Shiikh“Mashaariicda dib u dhiska waxay saldhig u yihiin Horumarka...
Mogadishu, 29 April 2014. -Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Xarumo cusub oo ka mid ah mashaariicda lagu horumarinayo dalka kuwaasi oo ay Dowladda Imaraadka Carabta ka...
View ArticleCiidanka Puntland oo adkeeyay ammaanka magaalooyinka waa wayn (Dhagayso)
Garowe(pp) Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay ciidanku inay wadaan howlgalo kala duwan oo amniga Gobaladda lagu adkaynayo. Gen.Jaqanaf...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka PL oo la shiray Hay’adda ILO (Sawirro)
Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta la shiray madaxa Somalia u qaabilsan Hay’adda ILO PAUL CROOK. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada waxana...
View ArticleHeshiiska DF ay la gashay Shirkadda Favori oo sharci daro lagu tilmamay
Muqdisho(pp) Fadhiga baarlamaanka dowladda dhexe ee Somalia ayaa waxaa maanta qayb ka ahaa war bixin uu soo gudbiyay guddiga gaadiidka baarlamaanka kaasoo salka ku haya heshiiska Xukumadda DF ay la...
View ArticleAskari lagu laayay magalada Kismaayo iyo baaritaano socda
Kismaayo(pp) Ammaanka magalada Kismaayo ayaa caawa si wayn loo adkeeyay ka dib markii xalay magalada lagu dilay saddex Askari oo ka tirsan kuwa mamulka KMG ah ee Jubba. Askartan la laayay ayaa la...
View ArticlePuntland oo beeninsay inuu wada hadal dhexmaray mamulka Somaliland (Dhagayso)
Addis ababa (pp) Iyadoo mamulka Somaliland uu sheegtay inuu kulan dhexmaray wafdiga madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ee ka qayb galay shir ka dhacay Dalka Itoobiya ayaa markii ugu...
View ArticleDowladda Puntland oo gargaar caawinaad ah beesha caalamka waydiisatay
Garowe(pp)Dawladda Puntland oo Beesha Caalamka Ka Codsatay In Gurmad Deg-Deg Ah Lala Soo Gaaro Deegaanada Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Puntland. Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweyanaha dawlada...
View Article