Xoolo dhaqatada iyo shacabka Bali busle oo ka cabanaya biyo la’aan soo...
Gaalkacyo (PP) Deegaanka Bali busle ee gobolka Mudug oo ah deegaan balaaran oo ey ku dhaqanyihiin bulsho u badan xoola dhaqoto iyo tuulooyinka hoos yimaada ayaa waxaa ka taagan biyo la’aan baahsan....
View Article130 arday oo shahaadooyin ka qaatay xirfado kala duwan Gobolka mudug. “Sawiro”.
Gaalkacyo (PP) Ururka Maxaliga ah ee deegaan oo kaashanaya hay’ada DIA ayaa mashaariic hirfadeed ka fulisay deegaano ka tirsan gobolka Mudug. Goobaha mashaariicda laga fuliyay waxaa kamida Deegaanka...
View ArticlePuntland oo laga xusay maalinta shaqalaha aduunka iyo madaxda oo ka qayb...
Garowe(pp) Wasaradda shaqada,shaqalaha,dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay kulan lagu xusayo maalinta shaqalaha caalamka oo ku beegan kowda bisha shanaad....
View ArticleWasiir ku xigeenka waxbarashada PL oo wali kormeeraya waxbarashada Bosaso...
Bosaso(pp) Wafdi uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka wasaradda waxbarashada Puntland Dr.Maxamed Cali Faarax oo maalmihii ugu danbaysay u guur galayay waxbarashada magalada Bosaso ayaa socdaalkoodii iyo...
View ArticleKullan balaaran oo looga hadlayay xaalada Somalia oo lagu qabtay magalada...
London(pp) Kulan ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Kacdoonka ka hortaga Qabyaalada ( ATM ) isla markasna uu ka qayb galay Wasiirka arrimaha diabdda dalka UK ayaa maanta lagu qabtay martaha...
View ArticleXaflad heer sare ah oo maanyta lagu qabtay xarunta Iskuulka Galkacyo Primary...
Xaflada QalinJebin Ah Fasalka form 4 Iyo 8-aad Ee Dugsiga Sare Gaalkacyo (Galkacyo Secondry School GSS ) Ayaa Waxa Ay Ka Dhacday hoolka Shirarka Tag Foundation Ee Magaalada Gaalkacyo. Xafladdan oo Si...
View ArticleXasan Shiikh:Kenya Qunsul uma soo magacaaban magalada Kismayo
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda dhexe ee dalka Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku cadeeyay shirkii jaraa’id ee uu shalay ku qabtay magalada Muqdisho inaysan dowladda Kenya wax qunsul ah usoo...
View ArticleMadaxwaynaha DF Somalia oo galabta u dhoofay Dalka Itoobiya
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda dhexe ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta u dhoofay magalada Addis ababa ee xarunta u ah dalka Itoobiya. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wararka soo baxaya way...
View ArticleXasan Shiikh Maxamuud & John Kerry oo Addis ababa ku kulmay
Addis ababa(pp) Madaxwaynaha DF ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo maalinkii shalay gaaray magalada Addis ababa ayaa maanta la kulmay Xoghayaha arrimaha dibada dalka Maraykanka ninka la yiraahdo John...
View ArticleWasiirka Arrimaha gudaha Pl oo ka hadlay dhismaha Gollayasha degmooyinka Mudug
Garowe(pp) Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Garaash) ayaa sheegay inay meel wanaagsan marayso dhismaha gollayaasha deegaanka ee degmooyinka...
View ArticleRW.Dalka “Xorriyadda Saxaafaddu waxay asaas u tahay dimuquraadiyadda”
Muqdisho, May 03, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bah-weynta saxaafadda Soomaaliyeed uga hambalyey Maalinta Xorriyadda...
View ArticlePuntland oo xukun dil ah ku riday ragg ka tirsan kooxda Alshabab
Bosaso(pp) Ragg ku eedaysan inay ka tirsan yihiin ururka Alshabab ayaa maanta la hor keenay maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Gobalada Bari, Sanaag, Hayland, Gardafuu iyadoona saddex ka mid ah...
View ArticleDaawo Sawiradda qaabkii madaxwaynaha Puntland Dalka Yeman loogu soo dhaweeyay...
Sabti 03, 05,2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka degey magaalada Sanca ee casimadda dalka Yemen, waxaana garoonka diyaaradaha ee...
View ArticleDad ku dhintay booyad shidaal oo dab ku qabsaday magalada Hargaysa
Hargaysa(pp) Labo qof oo shacab ah ayaa ku dhintay Booyad shidaal siday oo ku qalimatay magalada Hargaysa taasoo markii danbe uu dab qabsaday. Dad kale ayaa ku dhaawacmay waxana sidaasi sheegay...
View ArticleWasiiru dowladaha madaxtooyadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Pl oo la kulmay...
Nairobi (pp)Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas Cumar ayaa magaalada Nairobi kula kulmay ku xigeenka Safiirka dalka Japan ee fadhigiisu yahay dalka Kenya...
View ArticleDr.Eenow oo ka digay in shirar ay Garowe ku qabtaan masuuliyiin hore ee...
Garowe(pp) Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland Dr.Maxamed Saadiq Eenow ayaa ka digay in shirar ka dhanka dowladda ay Garowe ku qabteen masuuliyiin ka tirsan dowladii hore ee Mudane Cabdiraxmaan...
View ArticleTacsi: Col. Faarax Bootaan Warfaa
Waxaa Magaalada Odense ee dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Col. Faarax Bootaan Warfaa oo ka mid Odayaasha Soomaaliyeed ee dalka Denmark wuxuuna marxuumku ka mid ahaan jiray saraakiishii sar sare...
View ArticleRW Cabdiwali Ayaa Caawa Ka Qayb Galay Kulan Lagu Soo Bandhigayey Wax Qabadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdikarin Xusein Guuleed, Wasiiru dowlaha Amniga Da’ud Cabdikarin Sh. Cumar...
View ArticleWadooyinka Buuhoodle oo xiran iyo Wasiirka Somaliland oo loogu baaqay inuu...
Buuhoodle(pp) Banaanbax ballaaran oo maanta ka dhacay magalada Buuhoodle ayaa waxaa looga soo horjeeday wafdi uu hoggaminayo wasiirka Somaliland Saleebaan Ciise Xagletoosiye oo maalinkii labaad...
View ArticleRW.Dalka oo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Baladxaawo
Muqdisho, 05, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo kuwa nasiib daro ah, isla...
View Article