Waxaa Magaalada Odense ee dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Col. Faarax Bootaan Warfaa oo ka mid Odayaasha Soomaaliyeed ee dalka Denmark wuxuuna marxuumku ka mid ahaan jiray saraakiishii sar sare ee qaranka Soomaaliyaeed.
Marxuumka ayaa asbuucyadii ugu danbeeyey ku jiray isbitaal ku yaal magaalada Odense ee dalka Denmark, isagoo u geeriyooday Xanuun uu ugu jiray Isbitaalka.
Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan Ehelka kala ah:
Ambassador Cabdulqani Muxumad Waceys
Xildhibaan Ibraahim Cabdalla (Dhaqane)
Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle
Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh
Maxamad Xasan Geelle
Xuseen Beynax Barre
Yuusufmahad Maxamad Aadan
Xasan Xaaji Barre
Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe
Asad Suldaan Maxamuud Heybe
Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe
Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe
Maxamad Cabdi Xasan
Sadiiq Cabdi Xasan Buraale
Shugri Cumar Gaboose
Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl
Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon
Muqtaar Bashiir
Cabdirisaaq Ceymad
Maxamad Xuseen Adar
Xasan Sheekh Axmed Nuur
Xasan Sheekh Cali
Bishaar Yuusuf Gamaadiid
Axmed Cabdullaahi Geney
Axmed Xaaji Maxamad Nuur
Cabdi Maxamad Kaahin
Deeq Kediye
Yuusuf Barqadle
Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey
Xuseen Cabdullaahi
Maxamad Yuusuf Barkhadle
اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله
Waxaana marxuumka illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Janatul fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii & Jaaliyadihii Soomaaliyeed uu ka tegayna samir iyo Iimaan ka siiyo .. Amiin:: Amiin.
Puntlandpost.com