Xasan Shiikh Maxamuud oo Culays culus kaga yimi gollaha baarlamaanka...
Muqdisho(pp) Tiro xildhibaano ah oo maanta ku shiray magalada Muqdisho ayaa isku raacay inay baaq u diraan madaxwaynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud kaasoo ku aadan inuu is-casilo. Xildhibaanadan...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo la kulmay madaxwaynaha Dalka Yemen (Sawirro)
Sanca(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta madaxtooyadda Sanca kula kulmay madaxwaynaha Dalkaasi Yeman ninka la yiraahdo Abdu Rabbuh...
View ArticleXaflad lagu soo afmeerayo sanad dugsiyeedkii 2013-2014 ee Iskuulka Nawaawi oo...
Garowe(pp) Munaasibadaan galabta lagu qabtay Dugsiga Imaamu Al-nawaawi ee magalada Garowe ayaa waxay salka ku haysan gudoon siinta abaalmarino kala duwan oo ay mutayseen qaar ka mid ah fasaladda iyo...
View ArticleWasaradda Duuliska hawadda Puntland oo sheegtay in la bilaabayo sahminta...
Garowe(pp) Waxa lagu wadaa maanta in la bilaabo qiimaynta iyo sahminta garoonka diyaaradaha magalada Garowe ka dib markii ay maalinki shalay xubno ka socda shirkadda qaadatay dhismaha garoonka...
View ArticleMagalada Gaalkacyo oo roobsatay iyo mamulka degmada oo howlo shaqo xalay...
Gaalkacyo- May 07-2014- Waxaa Habeenkii Xalay ahaa ay Raxmada Eebe ay ka Hoortay Magaalada Gaalkacyoo, ee Gobolka Mudug, iyadoona Roobka lugu diirsaday. Raxmada Eebe ayaa Biyo dhigtay Wadooyinka...
View ArticleWasiirada Waxbarashada Iyo Amaanka Puntland oo La Kulmay Wasiiro ka mid Ah...
Arbaca 07, 05, 2014 Wasiirka wasaarada waxbarashada ee Puntland Mudane. Cali Xaaji Wars ame ayaa kulan muhiim ah kulan kula qaatay Magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yeman Wasiirka waxbarashada ee...
View ArticleMadaxwynaha Dowladda Punntland oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda...
Arbaca 07, 05, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yemen waxa uu shalay kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Dawladda Yemen...
View ArticleKooxda Garowe oo si awood leh uga badishay kooxda Jubba Koobka Kubadda...
Magalada Daara-salaam ee dalka Tansaaniya waxaa maalinkii shalay ka furmay tartanka ciyaaradaha kubadda Koleyga ee magaalooyinka Bariga iyo Bartamaha Africa.Dalkeea hooyo ee Soomaaliyana sanadkaan...
View ArticleWiil mucjiso oo maalinkii shalay ku dhashay Isbitaalka magalada Garowe(Sawirro)
Garowe(pp) Inkastoo ay qatar rabi tahay haddana wiilkan mucjisada ee shalay ku dhashay magalada Garowe gaar ahaan Isbitaalka magalada ayaa waxaa ka fajacay dhamaan dadkii arkay. Jir ahaan wuu ka wayn...
View ArticleBaarlamaanka DF ee Soomaaliya oo maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda
Muqdisho(pp) Gollaha barlamanka federaalka Somalia ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda ay dowladdu ku shaqaynayso inta ka hartay sanadkan 2014-taasoo cadadkeedu gaarayo $219 Milyan. In ka badan...
View ArticleMadaxda Yemen oo qado shafar Sanca ugu sameeyay madaxwaynaha Puntland (Sawirro)
Arbaca 07, 05, 2014 Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee Dawladda Yemen ayaa shalay kulan qado sharaf ah loogu sameeyey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafidiga uu...
View ArticleMadaxwaynaha DF ee Somalia oo u jawaabay xildhibaanadii is-casilaada ugu...
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha DF ee Somalia oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Muqdisho ayaa la kulmay soo dhawayn ka duwan kuwii horay loogu samayn jiray magalada Muqdisho. Afhayeenka baarlamaankaö...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta Booqasho ku tegay Magaalda Marka (Sawirro)
Muqdisho, 07, May, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ku tegay magaalada Marka ee xarunta...
View Articleshirkad Somtel Xarunta puntland Oo imtixaan ka qaaday In ku dhow 100...
(BosasoPP) Shirkada Isgaarsiinta Somtel oo dhawaan Qorsheyneysa in Adeegyada shirkadaas ay ka biloowdaan Deegaanada Puntland ayaa Imtixaan ka qaaday in ku dhow 100 dhalinyaro ah oo iskugu jira rag iyo...
View ArticleShirkad Somtel Xarunta Puntland Oo imtixaan ka qaaday In ku dhow 100...
(BosasoPP) Shirkada Isgaarsiinta Somtel oo dhawaan Qorsheyneysa in Adeegyada shirkadaas ay ka biloowdaan Deegaanada Puntland ayaa Imtixaan ka qaaday in ku dhow 100 dhalinyaro ah oo iskugu jira rag iyo...
View ArticleHayada TAG Foundation oo tabar ku saabsan Masuuliyada Sadex geesoodka ah u...
Hay’ada TAG Foundation ayaa magaalada Gaalkacyo ka furtay tabar ku saabsan masuuliyadaha Sadex geesoodka ah oo loola jeedo in ardaygu uusan ka boodin hadafkiisa koowaad oo ah in uu guto waxbarashadii...
View ArticleKooxda Garoowe ee Cayaarihii Bariga iyo Bartamaha Afrika , Kaalinta Labaad...
Tartanki kama danbeesta ahaa Bariga iyo Bartamaha Africa ayaa maantay saacad ka hor soo gaba gaboowday, kadib marki isku soo hareen labada magaalo Garoowe Puntland Soomaaliya iyo Qaahira Masar....
View ArticleMaalinta dhallinyarada ee 15 May oo Gaalkacyo si weyn laga xusay “Sawirro”
Gaalkacyo (PP) Munaasabad lugu maamuusayo xuska sannadguurada 71aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL ayaa maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...
View ArticleSAWIRRO+WARBIXIN:Puntland oo soo dhawayn usamaysay Wasiiro iyo odayaal...
Waxaa maanta Magaalada Garowe ee Caasumada Puntland si diiran loogu soo dhaweeyay Wasiiro iyo odayaal Dhaqmeed ka soo jeeda Dowlad deegaanka Soomalida Ethopia,kuwaasi oo Puntland u yimid ka qayb galka...
View ArticleWar Deg Deg ah ; Xildhibaano ka Tirsan Dowlada Federalka oo Gaalkacyo kasoo...
Gaalkacyo (PP) Waxaa gooe dhowd Magaalada Gaalkacyo soo gaaray Xildhibaano Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federalka Soomaaliya. Xildhinaada oo tiradoodu dhantahay ilaa 4 ayaa waxaa Magaalada...
View Article