Dugsiga RPS oo lugu soo gaba-gabeeyey tartan dhexmaray Ardeyda ka barata...
Gaalkacyo (PP) Dugsiga RPS ayaa maanta munaasabad ka dhacday waxaa lugu soo xiray tartan u socday ardeyda barata caafimaad,waxaana goob-joog u ahaa maamulka gobolka iyo mas’uuliyinta dugsiga RPS....
View ArticleCaaqil Abshir Qaadi oo sidiiran loogu soodhaweeyay Dagmada xangalool(Sawiro)
Xingalool (pp)Dagmada xingalool ee gobalka sanaag oo Martigalinyasa Shirwaynha Wada tashiga Ee warsangali ee guuleed 2-labo Ayaa waxaa Afraiyo Ayaa saacadii ugu danbey soogaaray Ergooyin...
View ArticleMadaxwaynaha Dowladda Puntland oo wasaraddo kormeeray maanta (Sawirro)
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Deegaanka ,Duurjoogta iyo Dalxiiska ,Wasaarada Cadaalada Arimaha...
View ArticleWasaaradda Duulista iyo Garoomada Puntland oo ka Hadashay Qaybtii u Horraysay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Garoomada iyo Duulista hawada sare ee Puntland Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr oo shir Jaraa’id ku Qabtay Garoonka diyaaradaha ee Bosaso ayaa sheegay in Qaybtii u horraysay...
View ArticleBosaso oo markii ugu horeysay laga furay shirkad ka shaqeyndoonto dayactirka...
(PP Bosaso )Mas’uuliyiinta katirsan dowladda Puntland oo kamid ahaayeen Xubno katirsan Golaha xukuumada , Maamulka Dagmada Bosaso , Gancsato iyo Odayaal dhaqameed ayaa maanta ka qeyb galay Magaalada...
View ArticleSAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Gaas iyo Wafdi uu...
WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-3-2015 u ambabaxay magaalo Madaxda maamulka...
View ArticleGanacsato Soomaaliyeed oo dhawaan Boob loogu gaystay dalka Koon fur Afrika oo...
Ganacsato boob loogu gaystay dhawaan dalka koonfur Afrika gaar ahaan deegaan hoos taga Cape Town ayaa dib ubilaabay howshoodii ganacsi ‘ka dib markii ay wada hadleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaasi...
View ArticleFaah faahin Dagaalkii Duleedka Saaxo ku dhexmaray malayshiyo Beeleed (Dhagayso)
Faah faahin ayaa kasoo baxaysa dagaal galabta ku dhexmaray duleedka degmada Saaxo malayshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug waxana ay wararku sheegayaan in malayshiyada kasoo jeeda Gal...
View ArticleWar-Saxaafadeed: RW Cumar oo Furay kulan soconaya labo maalmood loogana...
Muqdisho, 15, Marso, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada kaas oo socon doona...
View ArticleWasaaradda caafimaadka oo gaari Ambalaas ah ku wareejiyay gobolka Cayn- Sawirro
Garowe(PP) Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa si rasmi ah manta ugu wareejisay maamulka gobolka Cayn gaadiid loogu talo galay in adeegyada caafimaad lagu gaarsiiyo deeganada uu gobolkaas ka...
View ArticlePunsaa oo walaac xooogan kamuujisay kalluumaysiga sharci daradda ah ee ka...
Garowe (PP) Ururka ay ku bahoobeen ururada aan dowliga ahayn ee Punsaa ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay walaac uga muujinayaan kalluumaysiga aan sharciga ahayn ee sida xowliga ah uga socda xeeebaha...
View ArticleSoomaaliya oo ka shireysa sidey uga faa’iideysan lahayd qayraadka dalkeeda
Nairobi-(PP)-Shir lagu darsayo sida ugu habboon ee xilligan looga wada faa’iidaysan karo khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Nairobi. Kulanka oo socon doona saddex maalmood...
View ArticleDeg deg : Puntland iyo Gal-Mudug oo heshiis afar qodob ka kooban gaaray...
Gaalkacyo(pp) Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, oo dhowaan ay dagaallo ka dhaceen, ayaa waxaa goor dhowayd lagu kala saxiixday heshiis ka kooban afar qodob. Heshiiska waxaa dhinacyada...
View ArticleMadaxwaynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo ka hadlay heshiiska ay Gaalkacyo...
Gaalkacyo(pp) Madaxwaynayaasha Puntland Cabdiweli Cali Gaas, Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay heshiiska maanta ka gaareen xiisadii ka taagnayd magalada Gaalkacyo. Prof,Cabdiweli Cali...
View ArticleSharma’ake oo kula dar daarmay Gaas iyo Guuleed inay ka dhabeeyaan Heshiiska...
Gaalkacyo(PP):Ra’iiusl wasaaraha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ake oo maanta dhex dhexaadiye ka ahaa heshiiskay gaareen labada madaxweyne ee Puntland iyo Galmudug ayaa...
View ArticleHay’adda UN-HABITAT oo qaar ka mid ah degmooyinka PL ku tababartay maareynta...
Garowe(pp) Hay’adda UN-HABITAT ayaa tababar socday mudo afar maalmood ah xarunta UN-ka ee Garowe ugu qabatay mamulka degmooyinka uu ka shaqeeyo barnaamijka JPLG Puntland, iyadoona uu tababarkan salka...
View ArticleMadaxwaynihii hore ee Puntland oo Garowe kusoo dhaweeyay Maamo Maryan Qaasim...
Garowe(pp) Madaxwaynihii hore Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta hoygiisa magalada Garowe qado sharafeed ugu sameeyay wasiirkii hore ee addeega bulsahdda Soomaaliya Maama Maryan...
View ArticleShacabka Garowe sidee u arkaan heshiiskii Puntland & Gal-Mudug ee...
Garowe(PP): Qaar kamid ah dadweynaha Garowe oo ka qayb galay barnaamijka Ra’yiga Dadweynaha ee Radio Garowe waxay badankood ka horyimaadeen heshiiskii maanta ay kala saxiixdeen labada madaxweyne ee...
View ArticleKismaayo oo lagu qabtay Banaan-bax lagu diidan yahay colaada Gaalkacyo (Sawirro)
Kismaayo(pp) Banaan-bax looga soo horjeeda dagalada Gaalkacyo ku dhexmaray Puntland iyo Gal-Mudug sidoo kalena lagu taageerayo dadaalada nabadda ayaa waxaa maanta lagu qabtay magalada Kismaayo ee...
View ArticleMadaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud oo soo dhaweeyay heshiiskii Puntland iyo...
Muqdisho(pp) Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ee magaalada Gaalkacyo ay ku kala saxiixdeen madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland...
View Article