Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay heshiiskii Puntland iyo Gal-Mudug ee...
Garowe(pp) Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobalka Mudug, tartankana u galay xilka madaxtinimadda Puntland 2014 ayaa ka hadlay heshiiskii mamuladda Puntland iyo Gal-Mudug ku...
View ArticleSoomaaliya oo ka qayb gashay shirka dabargoynta saboolnimada
Vienna-Austaria-(PP)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shir weyne looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa saboolnimada caalamka ka jirta oo lagu qabtey Magaaldda Vienna ee Dalka...
View ArticleBritian oo safarrada ka xayirtay saraakiil Kenyaan ah
London-(PP)-Boqortooyada Ingiriiska ayaa taageertay go’aankii ay dhawaan dowladda Mareykanka xayiraadda dhinaca safarrada ah ugu soo rogtay saraakiil Kenyaan ah oo lagu tuhmay in ay Musuqmaasuq iyo wax...
View ArticleWar-deg-deg ah:Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay qarax maanta...
Muqdisho-(PP)-Allaha u naxariistee waxaa goordhaw Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ku geeriyootay wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo katirsaneed Idaacada iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliya , oo...
View ArticlePuntland & Gal-Mudug oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay magalada Gaalkacyo
Gaalkacyo(pp) Wasiiradda warfaafinta Puntland iyo Gal-Mudug ayaa siyaabo kala duwan uga hadley dagaal maanta mar kala ka bilowdey magalada Gaaljkacyo. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan...
View ArticleMadaxwaynaha DFS oo ka hadlay dagaalkii maanta Gaalkacyo ka dhacay
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ee u dhexeeya maamullada...
View ArticleMadaxwaynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo dagaalki maanta ka dib gaari...
Gaalkacyo(pp) Ka dib markii maantadii hore uu dagaal magalda Gaalkacyo ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo Gal-Mudug ayaa galabta waxaa gaariga madaxwaynaha Puntland ku shiray, madaxwaynayaasha Puntlad...
View ArticleWasiirka Waxbarashada Puntland iyo Ku xigeenkiisa oo Kormeeray qaar kamid ah...
Boosaaso(pp)Wasiirka Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Dr. Abshir Yuusuf Ciise iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Maxamed Cali Faarax,ayaa maanta booqasho ku tagay Dugsiga sare ee Boosaaso iyo...
View ArticleXasan sheekh iyo wakiillada beesha caalamka oo kulan degdeg ah ka yeeshay...
Muqdisho-(PP)-Madaxweynaha Sommaliya ayaa danjireyaashaasi uga warramay xaaladda Gaalkacyo, wuxuu sheegay inuu dhowr jeer maanta khadka telefoonka kula hadley Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ,...
View ArticleMaalgashadayaasha caalamka oo diiradda saaray Soomaaliya
Muqdisho-(PP)-Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in Soomaaliya ay hordhigtay waddamada daneeya maalgashiga fursadaha ka...
View ArticleTACSI : Marxuum Jaamac Saadle oo ku geeryooday Laascaanood
Allaah Janadii Fardawsa ha ka waraabiye waxaa xalay 3-12-2015 ku geeriyooday magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool Marxuum Jaamac Saadle Cilmi , geerida marxuumka waxaa halkaan tacsi uga diraya guud...
View ArticleGaas, Guuleed iyo guddigii dhex-dhaxaadinta oo Airpost-ka Gaalkacyo ku shiray
Gaalkacyo(pp) Madaxda Puntland & Galmudug ayaa maanta mar kale ku kulmay garoonka diyaaradaha magalada Gaalkacyo. Kullankan ayaa dabo socdey mid shalay la isku dhaarsadey in ciidamka la kala qaado...
View ArticleCiidanka Isku-hor fadhiya Gaalkacyo oo galabta kala qaadayo iyo madaxda oo...
Gaalkacyo(pp) Ciidamada isku hor-fadhiya magalada Gaalkacyo ee ka kala socda Puntland iyo GalMudug ayaa lagu wadaa in kala qaado galabta sida maanta ku heshiiyaan labada dhinac ka dib shirkii ku...
View ArticleDagaal ka dhacay degaan ku dhow B/weyne
B/weyne-(PP)-Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyootay dagaal xooggan oo maanta ka dhacay tuulada Baar mandheera oo qiyaastii dhowr iyo labaatan KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada B/weyne ee gobolka...
View ArticleWARBIXIN+SAWIRRO: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ballan qaaday in Dawladda...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 4-Dec-2-2015 Garoonka Diyaaraha ee magaalada Gaalkacyo kaga qayb galay kulan looga hadlayey sidii loo dhaqan gelin lahaa...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo dadkii ku dhaawacmay Gaalkacyo keeneysa Muqdisho
Gaalkacyo-(PP)-Ra’aiisul wsaaraha xukuumadda federaalka SoomaaliyaCumar C/rashiid cali ayaa ammar ku bixiyay in si deg-deg ah magaalada Muqdisho loogu qaado dadkii ku dhaawacmay dagaalkii maalmahan ka...
View ArticleMadaxwaynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo caasumaado isku sameeyay (Sawirro)
Gaalkacyo(pp) Madaxada Puntland iyo Gal-Mudug ayaa magalada Gaalkacyo ku sameeyay caasumaado nabadeed kuwaasoo dabo socda shirarkii nabadda looga wada hadlayay ee labada dhinac u dhaxeeyay....
View Article