Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qalab Isboorti oo manata la gudoonsiiyay Wasaarada arrimaha Bulshada...

Kismaayo(pp) Hay’adda Teas ayaa manata agab Isboorti gudoonsiisay Wasaarada Arrimaha Bulshada Maamulka Jubbaland, qalabkaas ayaa loogu talagalay in dhowaan la gaarsiiyo kooxaha kubada cagta ee ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo dhagax dhigtay Dhismo lagu kordhinaayo...

Boosaaso(pp) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Dowladda Puntland Dr-Maxamed Cali Faarax ayaa maanta dhagax dhigay dhismayaal lagu darayo Dugsiga Xamdaan ee Magaalada Boosaso oo ka mid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalxiiskii aan ku tagney Darayle- Garowe (Sawirro)

Garowe(pp) Darayle waa goob deegan beero leh oo ka baxsan magalada Garowe qiyaastii 10-KM dhinaca koonfureed kaga taal, Jimcadii shalay ayaa anagoo wariyaal iyo dhalinyaro kale isagu jirna waxaan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Golis Telecom Somalia oo maanta daahfurtay adeegyada Xaliye iyo...

Boosaaso(pp)Shir Jaraaid oo maamulka shirkadda Golis ay maanta ku qabteen xarunta wayn ee Boosaaso ayay ku daahfureen labo adeeg oo muhiim ah oo kala ah: xaliye oo ah adeeg macmiilka uu ku xalisanayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN+SAWIRRO+CODAD:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaalkacyo kaga...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka  Dec-5-2015 Xaafadda Wadajir ee Magalaada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug kaga qayb galay quraac sharafeed uu u sameeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arday ka Qalinjabisay Jaamacadda PIDAM ee Magaalada Bosaso(sawiro)

Boosaaso(pp)Wasiir K/xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Puntland Prof  Maxamed Cali Faarax ayaa Shahaadada Jaamacaddeed ee bachelorka Guddoonsiisay Dafcadii u horraysay ee ka qalinjabisa Jaamacadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warmurtiyeed:- Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo Gaalkacyo lagu qabtay

View Article

Xagee maraya Qorshaha buuntada lagu saarayo wadadda aada isbitaalka...

Garowe(PP): Waxaa socda qorshe buunto lagu saarayo wadadda aada Isbitaalka Garowe oo ku taal waqooyiga magaalada,waxayna dhexmarta tog halkaasi mara. Maamulka dowladda hoose ee Garowe ayaa sheegay in...

View Article


Madaxwayne Gaas oo sheegay iney midoobo doonto Gaalkacyo (Dhagayso)

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay inay muhiim tahay ka shaqaynta nabadda Gaalkacyo, dhankooda ay mar kasta ka go’an tahay inay dowrkooda wanaaga muujiyaa....

View Article


Gudoomiyaha Xaquuqul aadanaha Puntland oo soo bandhigay dhibaatooyinka loo...

Garowe(pp) Gudoomiyaha xafiiska difaacaha xaquuqul aadanaha Puntland Maxamed Yuusuf ayaa maanta hor-tagay gollaha Baarlamaanka oo weli ku guda jira kalfadhigoodii 36-aad. Maxamed Yuusuf ayaa goobta...

View Article

Wararkii ugu dambeeyey ee Gaalkacyo (Dhagayso)

Gaalkacyo(PP):Waxaa wali kusugan magaalada Gaalkacyo Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Cumar Cabirashiid,Madaxweynaha Jubbaland, iyo labada madaxweybe ee Puntland iyo Galmugu,waxaana socda sidii loo dhaqan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo RW Sharmaake oo Casumaad...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dec, 6, 2015 deegaanka Heema ee Gobolka Mudug kaga qayb galay qado sharaf  uu isaga iyo Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka...

View Article

Wasiir Haweenka oo la kulantay Shacabka Buurtinle

Garowe(PP): Wasiirka Haweenka Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa maanta la kulantay Shacabka magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal,waxayna usoo gudbiyeen baahiyaha Dumarka. Anisa oo safarkeedu salka ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo beri ku wajahan magalada Muqdisho

Gaalkacyo(pp) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke, madaxda mamulada Puntland,Galmudug iyo Jubbaland ayaa maalinta berito ah ku wajahan magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho....

View Article

Taliyihii Garoonka Bosaso oo la dilay

Bosaso(PP):Taliyihii Ciidanka Garoonka diyaaradaha magalada Bosaso Xasan Shire Amaan ayaa lagu dilay maanta magalada Bosaso. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya dilka taliye Amaan inuu geystay mid ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta hortagay Baarlamaanka (Dhagayso &...

Garowe(PP):Wasiirka maaliyadda Puntland Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa maanta hortagay golaha baarlamaanka Puntland,waxaana uu ka hor akhriyey miisaaniyada dowladda lixdii bilood dambe ee sanadkan....

View Article

Puntland oo deeq dawo ah ka heshay sacuudiga

Muqdisho-(PP)-Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda federallka ah ee Soomaaliya ayaa dowlad goboleedaka Puntland ku wareejisay dawooyin qayb ka ah deeq boqortooyada Sucuudigu ay ugu deeqday dowladda...

View Article


Soomaali lagu eedeeyay weerarkii ka dhacay Maraykanka

USA-(PP)-Muwaadin Soomaali Mareykan ah kana tirsan ururka Daacish ayaa lagu eedeeyay in uu ku lug lahaa weerarkii dadka badan lagu laayay ee dhawaan ka dhacay magaaladda San Bernardino ee carriga...

View Article

Taliye Afguduud”wax saamayn ah ku yeelan mayso  dilka Tiliyaha Ciidanka...

Boosaaso(pp)Taliyaha  Ciidanka Boliska Puntland Cabdirisaaaq Maxmuud Yusuf  Afguduud oo manta   warbaahita ku lahadalay Isbitaalka Boosaaso ayaa ka tacsiyeeyay  geeridii ku timid Alaha unaxariistee...

View Article

labada madaxweyne ee Puntland iyo Gal-mudug oo u dhoofay Muqdisho

Gaalkacyo(PP):Waxaa hadda garoonka diyaaradaha maagalada Gaalkacyo ka duushay diyaarad sida Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>