Puntland oo tahriibayaasha u digtay
Boosaaso-(PP)-Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa diniin adag ka soo saaray dadka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari u taga inay kasii tahriibaan. Gen;Cabdirisaaq Maxamuud Yusuf...
View ArticleWARBIXIN+SAWIRO+CODAD :- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaaminayo ayaa galabnimadii maanta safar shaqo ugu anba baxay magaaalada Muqdisho iyagoo ka dhoofay garoonka...
View ArticleWARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaaminayo oo maanta gelinkii danbe ka anba baxay magaalada Galkacyo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey...
View ArticleWarbixin+Sawirro:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Casho Sharaf soo dhoweyn...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa Caawa Dec, 7, 2015 Magaaalada Muqdisho kaga qayb galay casho sharaf soo dhoweyn ah oo uu u...
View ArticleMuqdisho oo uu maanta ka furmayo shirka wada tashiga
Muqdisho-(PP)-Maanta oo talaado ah ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo shirka wada tashiga heer qaran ee looga hadlayo doorashooyinka sanadka 2016, waxaana kulanka ka soo qeyb geli doona...
View ArticleWasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland oo ka tacsiyeeyey dilkii...
Garowe(PP):Wasiirka duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa ka waramaya dhismayaasha Garoomada Bosaso oo socda iyo kan Garowe oo dhawaan la bilaabayo. Ugu horayn wasiirka oo la...
View ArticleIskuulka Al-Khaliil Academy Kenya oo la soo xiray Sanad Dugsiyeedka 2014 iyo...
Nayroobi(pp) Munaasabadka balaaran oo lagu soo xirayay Iskoolka Al-Khaliil Academy,ee sanad dugsiyeedka 2014-ka iyo 2015,ayaa lagu qabtay Magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Munaasabada ayaa...
View ArticleDHAGAYSO:- Dood ku saabsan tacadiga Haweenka oo ay soo qaban qaabisey...
Garowe(pp) Iyadoo weli wasaradda Haweenka iyo horumarinta arrimaha Qoyska Puntland ku jirto qabashada barnaamijyada looga hadlayo 16-ka beri ee shaqaaqooyinka iyo tacadiga haweenka ayaa maanta waxaa...
View ArticleWarbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Khudbad Taariikhi ah...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dec, 8, 2015 magaalada Muqdisho kaga qayb galay shir looga hadlayey nooca ay noqon doonto doorashooyinka dalka soomaaliya ka...
View ArticleXildhibaanada Maamulka Koonfur galbeed oo Baydhabo lagu dhaariyey
Baydhabo(PP):Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur galbeed waxaa maanta lagu dhaariyey 89 Xildhibaan oo ka tirsan 105 xildhibaan oo la rabo inuu yeesho maamulka Koonfur galbeed. Goobta...
View ArticleDuqa degmada Garowe oo kormeeray suuqa khudaarta iyo hilibka Garowe(Sawirro)
Garowe(pp) Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Garowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay suuqa weyn ee lagu iibiyo hilibka iyo khudaarta, kaasi oo dhawaan dayactir...
View ArticleShirka Muqdisho oo lagu go’aamiyay in wada-tashiga Soomaaliya lagu qabto...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay Shir loogu diyaar-garoobayo Madasha Heerka Sare ee Waddamada iyo...
View ArticleWasaradda Arrimaha bulshada Jubbaland oo agab gudoon siisey kooxda Gabdhaha...
Kismaayo(pp) Wasaaradda Arrimaha Bulshada Jubbaland iyo Uururka Haweenka Degmada Kismaayo ayaa markii ugu horaysay magaalada Kismaayo ka hirgeliyay Koox Gabdha ah oo dheeli doona Kubada Kolayga....
View ArticleXasan Shiikh”New Deal-ka waxaan rabnaa inuu dadka nolal u abuurto” (Dhagayso)
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha DFS, Xasan Shiikh Maxamud ayaa sheegay in ka mid ah dhaqaalihii Soomaaliya loogu deeqay soo gaareen balse ay u baahan tahay nidaam mamul, waxa uu hadalkiisa raaciyay...
View ArticleWarbixin+Sawirro:- Dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka oo siwada jir ah...
Wasiirka Caafimaadka Dawladda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wasriika CaafimaadkPuntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke oo galabta Dec-11-2015 markale booqday Cusbitalka Digfeer isla...
View ArticleUrurka Ardeyda jaamacadda Bosaso qaybta Garowe oo doortey gudoomiye cusub...
Garowe(pp) Ururka Ardayda Jaamacadda Bosaso University faraceeda magalada Garowe ayaa doortay gudoomiyaha ardaydda, ka dib munaasibad lagu qabtay isla xarunta Jaamacadda. Doorashada gudoomiyaha...
View ArticleWasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo la kulmay madaxda ciidanka Booliska...
Bostan(pp) Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maalmahan safar ku jooga wadanka Maraykanka ayaa magalada Boston ee xarunta Gobalka Massachusetts kula kulmay madaxda...
View ArticleShir madaxda mamulada dalka iyo DFS beri ku dhexmari lahaa Muqdisho oo baaqdey
Muqdisho(pp) Wararka caawa ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii arrimaha doorashada looga hadli lahaa oo madaxda mamulada dalka iyo DFS ku balan sanaayeen inuu beri uga furmo magalada Muqdisho. Sababta...
View ArticleWasaradda Haweenka iyo xafiiska xaquuqul aadanaha Puntland oo wariyaal...
Garowe(pp) Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Puntland MAP Mudane Faysal Khaliif Barre ayaa soo dhaweeyay abaal-marino ay wasaradda Haweenka iyo xafiiska xaquuqul aadanaha gudoon siiyeen saddex wariye oo...
View ArticleJiil-ba Jiil- qoraalkii Cabdifutaax Guruu
Waxaan qormadaan ku soo qaadanayaa kala duwanaanta layaabka leh ee u dhaxaysa jiilkii hore iyo kan maanta, waxaan sigaar ah u soo qaadanayaa dhinac ka mid ah dhinac yada arimaha dalka iyo dadka, taasoo...
View Article