Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Hiraal uusan halgan la socon waa riyo habeeneed, By Saadiq Eenow

Dhallinyaroy hiraalku (Vision) waa muuqaal la xiriira xaaladaha timaaddada, taas oo aanan dadka u wada-muuqan. Waa midka kugu dhalinaya hal-abuurka aad kaga gaashaamaneyso shiddooyinka mustaqbalka. Si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGAYSO: Dood kulul oo dhexmaray Wasiirka warfaafinta, Siyaasi Maxamed...

Garowe(pp) Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, Gudoomiyaha xaquuqul aadanaha Maxamed Yuusuf Cali, Gudoomiyaha suxufiyiinta MAP Faysal Khaliif Barre, Siyaasi Maxamed Cabdinuur Xirsi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xanuunka Sowdo, oo saameyn ku yeeshay nolasha qoyskeeda (Sawirro)

Garowe(pp) Sowdo Cabdi Aadan ayaa kasoo jeeda qoys danyer ah oo aan hanti badan haysan, waxay ku dhalatay degmada Eyl ee Gobalka Nugaal, Aabaheed waxaa la yiraahdaa Cabdi Aadan Mursan, hooyadeedna...

View Article

Shir looga hadlayo hiigsiga 2016 oo ka furmaya Jabuuti

Jabuuti(PP): Wararka uu helayo Puntland Post ayaa sheegaya in Magaalada Jabuuti ee Caasumadda dalka Jabuuti la filayaa inuu maanta ka furmo shir looga hadlayo sidii looga wada tashan lahaa doorashada...

View Article

Ciidamada Amniga oo howlgalo kawada Baladweyne

Baladweyne(PP): Ciidamada Amniga ee dowladda Fadaraalka ayaa howlgalo saaka ka sameeyey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxana howlgaladaasi lagu baarayey dil shalay ka dhacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Caafimaadka oo kooxo caafimaad udirtay qaar ka mid ah gobaladda...

Garowe(pp) Wasaradda Caafimaadka dowlada Puntland ayaa maanta kooxo caafimaad u dirtay afar gobol oo ka mid ah kuwa Puntland, kuwaasoo kasoo fulin doono dhammaan addeegyada caafimaadka. Munaasibadda...

View Article

Baarlamaanka oo Maanta ucodaynaya Sharciga Iibka

Muqdisho(PP):Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeynaya sharciga Iibka Qaranka, iyada oo aqrinta labaad la marin doono sharciga Maxkamadda Dastuuriga. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Isboortiga Puntland oo sharci daro ku tilmaamay Guddi cusub oo ay...

Garowe(PP)-Qoraal ay Warbaahinta Puntlandpost soo gaarsiiyeen Guddiga Sare ee Ciyaaraha Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay Guddi cusub oo ay Dhawaan  Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyaradda Puntland...

View Article


Deg deg: Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo ka digay nidaamka...

Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta shir jaraa’id u qabtay magalada Garowe ayaa ka digay inaan dib loogu laaban nidaamka 4.5 oo wararka soo baxaya sheegayaan in madaxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda bad-baada Baabuurta oo xarun kale ka furatay Qardho(Sawirro)

Qardho(pp) Waxaa maanta oo Sabti ah xarunta Gobalka Karkaar ee Qardho laga furay qayb ka mid ah shirkadda bad-baadada iyo tactirka gaadiidka. Munaasibada xaruntaasi lagu furayay waxaa ka qayb galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW.Cumar: “Gacan waxaan ku joojinaynaa colaada,Gacana waxaan ku go’aminaynaa...

Waa oraah uu ka yiri Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid kulan ka dhacay Galkacayo oo lagu dhex dhexaadinayey maamulada Gal-mudug iyo Puntland oo dirir ku dhex martay horaanta bishaan, Xaqiiqdii...

View Article

Wasaradda Ganacsiga Puntland oo diyaarisey dhammaan sharuucdii ganacsiga iyo...

Garowe(pp) Wasarada Ganacsiga iyo warshadaha Puntland ayaa sheegtay inay diyaarisay dhamman sharuucdii ganacsiga iyo maal-gashiga kuwaasoo qaarkood la hor geeyay gollaha Baarlaamnka sida uu sheegay...

View Article

Maxaa saaka ka cusub magalada Muqdisho iyo wararkii ugu danbeeyay shirarka

Muqdisho(pp) Weli waxaa la isku mari la yahay habka loo wajahayo doorashada 2016- mana muuqata ilaa iyo hadda meel dhexe oo dhinayacada ku kala aragtida duwan iskugu yimaadeen. Saaka oo Axad ah ayaa...

View Article


Shirkado maal-galin samaynaya oo soo gaaray Puntland (DHAGAYSO)

Garowe(pp) Wasiirka ganacsiga Puntland Cabdiweli Xirsi Indho-guran ayaa sheegay in shirkado ganacsiga oo waa weyn soo gaareen magalo madaxda ganacsiga ee Bosaso, kuwaasoo dhowaan shaqo bilaabaya. Labo...

View Article

Madaxweyne Gaas oo sheegay inaysan raali ka noqonayn 4.5 (Dhagayso)

Muqdisho(PP):Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxmamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyey shirkii looga hadlayey doorashada Soomaaliya la filayo inay ka dhacdo sanadka 2016 oo Maanta ka furmay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada EYL ee gobolka Nugaal oo laga hirgalin doono Waddo Laami ah (Sawiro)

Eyl(PP): Kulan ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada sida odayaasha, haweenka dhalin yarada, aqoonyahanka iyo maamulka degmada EYL ayaa 12-kii bishan december  lagu doortay mashaariicda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo Kormeeray Garoonka diyaaraha ee...

Boosaaso(pp)Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada puntland ,maamulka Gobalka Bari ,kan dagmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro+Codad:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo madasha...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Dec,13,  2015 kaga qayb galay shirkii labaad ee Madasha wada tashiga heerka qaran ee looga hadlayey hannaanka geeddi socodka...

View Article

Tacsi: Madaxweynaha Dawladda Puntlandoo uga Tacsiyeeyey Madaxweyne kuxigeenka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya magaca Golayaasha Dawladda Puntland uga tacsiyeeyey Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PDRC oo Gaalkacyo ku qabatay kulan ku saabsan ka hortaga ficilada hor-seedi...

Gaalkacyo(pp) Hay,ada Cilmi baarista Puntland ee PDRC ayaa Maanta Maagaalada Gaalkacyo ku Qabtay kulan looga hadlayey Xakamaynta Dejinta iyo Yaraynta, Ficillada Hurin kara Colaad Dib ugu so laabta...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>