Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha DF oo warqadaha Aqoonsiga Safiirka Sucuudiga ka qabtay (Sawirro)

Muqdisho(pp) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Saudi Arabia. Saudi Arabia iyo Somalia waxey leeyihiin xiriir soo jireen ah. Safiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwo Cilmiyeed ka socotay Bosaso oo Baqayaan laga soo saaray [Sawiro &...

Bosaso(pp) Waxa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii 12aad ee lagu qabto Bosaso Mawduuceeduna uu ahaa (أعمال القلوب) , iyadoo intay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Booliska Gobalka Nugaal oo lacag ugu deeqay dhismaha Buundada...

Garowe(pp) Qaar ka mid ah ciidanka booliska Gobalka Nugaal gaar ahaan qaybta Garowe ayaa waxay lacag gaaraysa $700 ugu deeqeen dhismaha buundada Midigar oo run ahaantii halbowle u ah isku xirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga Puntland oo tagay Tukaraq ee G.Sool

Wasiirka wasaradda Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore oo ay la socdaan Taliyaha ciidanka Booliska iyo ku xigeenkiisa ayaa shalay u tagay ciidanka difaaca kaga jira Deegaanka Takaraq ee dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo ku sugan deegaanka Bulli-bulse D.Jariiban (Sawirro)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay deegaano kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Hay’adda TADAMUN oo waraysi dheer ka baxshay sanadkii tagay...

Garowe(pp) Gudoomiyaha Hay’adda maxaliga ah ee TADAMUN Cabdiraxman Cabdirisaaq Cabdiraxmaan ayaa maanta waraysi uu siiyay Radio Garowe waxa uu kaga hadlay sanadkii tagay ee 2013 guulihii ay ka gaareen...

View Article

Mamulka Somaliland oo Wariyaal ku xiray magalada Laascaanood

Masuuliyiinta magalada Laascaanood ee mamulka Somaliland ayaa  xabsiga dhigay shan wariye oo ka mid ah kuwo ka shaqeeya Gobalka Sool. Xariga shantan wariye ayaa timi ka dib markii ay maanta ka qayb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso oo laga xusay todobaadka dhir beerista Soomaaliya(sawirro)

Bosaso(pp) Magalada Bosaso xarunta Gobalka Bari maanta waxaa lagu qabtay munaasibad lagu xusayo todobaadka dhir beerista dalka iyadoona ay kasoo qayb galleen munaasibadaasi mamulka Gobalka kan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo la hadlay shacabka Degmada Jariiban (Sawiroo&Cod)

Gaalkacyo(pp) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo  maalmahanba safaro kala duwan ku marayayey deegaano ka tirsan goblka mudug ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha ciidanka PL iyo wafdiga uu horkacyo oo Muqdisho maanta u duulay

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa maanta u duulay magalada Muqdisho si ay uga qayb gallaan shirka Amniga dalka looga hadlayo oo Muqdisho maanta...

View Article

Xildhibaan Barlamanka Somalia ka tirsan oo qarax miino ku dhintay

Muqdisho(pp) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa goor dhawayd ku dhintay qarax loogu rakibay gaari uu watay. Xildhibaanka qaraxaasi ku dhintay ayaa la yiraahdaa Isaaq Maxamed Riino wuxuna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali...

Mogadishu, 21 April 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UJEEDDO : Jaaliyadda Maakhir ee Puntland ee dalka Sweden oo taageeray...

Haddaanu nahay jaaliyadda reer Maakhir ee reer Puntland ,odaayaasha, wax garadka,aqoon yahanka,dhalinyarada, iyo haweenka ku nool wadanka Sweden, gaar ahaan magaaladda Göteborg iyo Örebro, Waxaanu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidan iyo gaadiid dagaal oo Somaliland kasoo goostay ayaa Garowe lagu soo...

Garowe(pp) Laba gaari oo ah nooca dagaalka iyo ciidan ka badan 100 ayaa kasoo goostay mamulka Somaliland kuwaasoo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag. Ciidanka oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka,...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dulmiga ka Socda Kenya & Damiir xumida Soomaalida !

Tan iyo maalinkii uu bilaamay qafaalka foosha xun ee wata boobka dhaca iyo bahdilka loo geeysanayo Soomaalida ku nool Kenya ayaa waxaa isa soo tarayey guuxa iyo bulaankla kasoo yeeraya shacab weynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg :Madaxwaynaha Puntland oo kala diray Gollayaasha deegaanka Jariiban &...

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhawayd degmada Jariiban kaga dhawaaqay inuu kala diray xubnihii gollayaasha deegaanka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mamulka Gobalka Nugaal oo ka digay shirarka ka dhanka ah dowladda (Dhagayso)

Garowe(pp) Mamulka Gobalka Nugaal ayaa maanta ka digay in magalada Garowe lagu qabto shirar ka dhan ah dowladda oo aan wanaag iyo hormar soo kordhin karin. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdiqani Xaashi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Muqdisho lagu dilay iyo Alshabab oo sheegatay

Muqdisho(pp) Mudane ka tirsan baarlamaanka dowladda dhexe ee Somalia ayaa saaka lagu dilay degmada Dharkeenlay ee Gobalka Banaadir. Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabaa Cabdicasiis Isaaq Mursal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo soo gabo-gabeeyay socdaalkii G.Mudug (Sawirro)

Gaalkacyo(pp) Safar maalmo qaatay uu madaxwaynaha Puntland ku marayay deegaano ka tirsan Gobalka Mudug ayuu ugu danbayntii kusoo laabtay magalada Gaalkacyo. Wasiirada Arrimaha...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>