Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo caruurta ciidamada ay dhaleen waxbarashada lacag la’aan...

Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland oo maanta khudbad ka jeediyay munaasibad lagu xusayay maalinta ciidanka xooga dalka Somalia oo Garowe lagu qabtay ayaa sheegay dowladdu inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo socdaal ku tagay Goldogob

Gaalkacyo(pp) Wararka naga soo gaaraya magalada Goldogob oo ka tirsan Gobalka Mudug ayaa sheegaya madaxwaynaha Puntland oo maantadii hore halkaa gaaray inuu la shirayo dhinacyadda bulshadda degmada ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Gaas oo shirar ka wada Galdogob Caawana ku hoyanaya (Sawirro)

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Gaalkacyo ayaa maanta gaaray magalada Galdogob oo ka mid ah degmooyinka Mudug ka tirsan. Iskuulada ku yaala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaare Cabdiwali oo la kulmay Odayaasha Kismaayo

Kismaayo(pp) Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maanta kula shiray aqalka madaxtooyadda mamulka Jubba Odayaasha iyo waxgaradka magalada Kismaayo. Waxaa kulanka goobjoog ka ahaa madax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijka Waxbarshada sare Ee Pan Africa e Network oo laga bilaabay Markale...

Gaalkacyo (PP) Waxaa Magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug laga Daah Furay Barnaamiyo Waxbarshada sare Ee Pan Africa e Networ Projecta oo Dowlada India ka Hergalisay 53 dal Oo African ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwo diini ah oo Xalay si rasmi ah uga bilaabatay Masjidka Rowda ee...

Boosaaso(pp) Waxaa Xalay si rasmi ah uga bilaawday Masjidka weyn ee Al-rowda ee Boosaaso Nadwo cilmiyeedkii diiniga ah ee 12aad oo ay culimadu sanad walba ku baraarujiyaan dadwaynaha waxyaabo badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “UK waxaan uga mahadcelineynaa ahmiyadda ay siinayaan Somalia”

Mogadishu, 15 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Afrika ee Dowladda UK oo maanta booqasho ku yimid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Taleex oo gacanta u gashay Somaliland iyo Barakac ka socda Taleex

Garowe(pp) Ciidamo ka socda mamulka Somaliland ayaa maanta galankii danbe gacanta ku dhigay degmada Taleex oo ka tirsan Gobalka Sool. Ciidanka la wareegay Taleex ayaa magalada kasoo galay labo jiho...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

” Waan soo dhoweynaynaa Wadahadalka Cali Khaliif Galaydh” Wasiir ka tirsan...

Xuseen Axmed Cabdulle oo ah Wasiirka kheyraadka iyo Biyaha Maamulka Somaliland ayaa saxaafada u sheegay in ay soo dhoweynayaan wadahadal la sheegay in uu u farmayo siyaasiga Cali Khaliif Galaydh iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg Puntland oo ka hadashay qabsashada Taleex ee Somaliland (Dhagayso)

Gaalkacyo(pp) Dowladda Puntland ayaa ka hadashay qabsashada Somaliland ee magalada Taleex iyadoona xaalada Taleex caawa la sheegayo inay tahay mid kacsan. War.saxafadeed kasoo baxay dowladda Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Seeraar oo si guud uga hadlay Xaaalada Jubbaland, gaar ahaan magaalada...

Af-hayeenka maamulka Jubbaland ee Soomaaliyeed Mudane C/naasir Seeraar ayaa si guud uga hadlay Xaalada guud ee  deegaanada Jubbaland , gaar ahaan magaalada Kismaayo. Af-hayeenka ayaa si wanaagsan uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Rowda ee Boosaaso oo gashay Habeenkii...

  (Boosaaso PP)Habeenkii Talaadada ayay ahayd markii Markazka Al-Rawda ee Magaalada Bosaaso ay ka bilaabatay Nadwadii 12aad ee lagu qabto Magaalada Bosaaso, iyadoona xalay ey gashay habeenkeedii 3aad ,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg deg ah:Dr.Gaas iyo Cabdiqaybdiid oo ku shiraya magalada Gaalkacyo

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Gaalkacyo ayaa madaxyooyada kula shiraya madaxwaynaha Galmudug Cabdi Cawaale...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin: Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula Kulmay Madaxweynaha...

Gaalkacyo (PP) Madaxwaynaha Dawlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Aqalkiisa magaalada gaalkacyo ku qaabilay madaxwaynaha maamulka galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid waxaa labada...

View Article

War Deg Deg Ah; Rasalwasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya oo Bari Gaalkacyo...

Gaalkacyo (PP) Waxaa maalinta bari ah oo jimce ah la filayaa in magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug soo gaaro  Rasalwasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed....

View Article


Puntland ma waxay u baahantahay hogaamiye mise madaxweyne ??

Hordhac Culimada ku takhasustay cilmi -nafsiga bulshada, waxay isla meel dhigeen dhamaan , ahmiyada uu u leeyahay hormarka iyo dhisida bulsho hogaamiye dhab ah . Kama maaranto bulsha kasta oo caalamka...

View Article

Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo oo galabta dooranaya gudoomiye iyo ku xigeen.

Gaalkacyo (PP) Waxaa galabta oo jimcaa lagu wadaa in golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo ay iska dhex doortaan gudoomiyaha golaha iyo ku xigeenkiisa, ka dib markii dhawaan la dhaariyay xubnaha golaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW.Somalia oo xaflad Sagootin ah Kismaayo loogu qabtay (Sawirro)

Kismaayo, April 18.2014-Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mah’cadka Vision International College oo xarun cusub ka furtay magalada...

Garowe(pp) Magalada Garowe xarunta Puntland maanta waxaa lagu qabtay munaasibad lagu daah furayo machadka Vision International College iyo Barnaamijka Scholarship ee ”Pan African E-Network”....

View Article

Gollaha cusub ee deegaanka Gaalkacyo oo Gudoomiye doortay

Gaalkacyo(pp) Gollaha deegaanka Gaalkacyo ayaa goor dhawayd waxay iska dhex doorteen duqa degmada Gaalkacyo ahna gudoomiyaha Gollaha deegaanka. Doorashada ayaa waxaa goob joog ahaa madaxwaynaha...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>