Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

War Deg Deg Ah; Rasalwasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya oo Bari Gaalkacyo kusoowahan.

$
0
0

Gaalkacyo (PP) Waxaa maalinta bari ah oo jimce ah la filayaa in magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug soo gaaro  Rasalwasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed.

 
Mas’uul ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo la hadlay Puntlandpost ayaa sheegay in  Rasalwasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya uu imaanayo Gaalkacyo si uu ula kulmo Madaxweynaha Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo dhowaan Gaalkacyo ku sugnaa.

 
Madaxweynaha Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa hakiyey Safar uu ku marayey deegaanada Gobolka Mudug sifo la xiriirta udiyaar galowga soo dhoweynta Waftiga Rasalwasaaraha Soomaaliya.

 
Amaanka Magaalada Gaalkacyo ayaa aad loo adkeeyey iyadoo laamaha Amaanka ay shaqooyinkoodi caadi ay wadaan wali.
_____
Xafiiska Wararka Gaalkacyo
Puntlandpost


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>