Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Madaxwaynaha Puntland oo socdaal ku tagay Goldogob

$
0
0

Gaalkacyo(pp) Wararka naga soo gaaraya magalada Goldogob oo ka tirsan Gobalka Mudug ayaa sheegaya madaxwaynaha Puntland oo maantadii hore halkaa gaaray inuu la shirayo dhinacyadda bulshadda degmada ku nool.

IMG_9228Masuuliyiin la socda waxaa ka mid ah wasiiradda,arrimaha gudaha,Amniga,waxbarashada,warfaafinta,mamulka Gobalka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xafiiska madaxtooyadda.

Waxa lagu wadaa inuu booqdo xarumaha waxbarashada iyo goobaha Caafimaadka.

Degmada Galdogob waxay ka mid tahay Degmooyinka u baahan in dhanka hormarka laga taageero si ay ula mid noqoto degmooyinka soo karaya ee Puntland.

Puntlandpost.com

Xafiiska Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>