Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Puntland oo maalinta Barito ah lagu qaban doono roob doon ballaaran (Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame oo maanta la hadyaya warbaahinta gudaha ayaa xusay In Maalinta Baritooo ay Isniin ku began tahay Puntland laga wada qaban doono Roob doon,si EEBE looga baryo raxmadiisa.

roobDeegaanadda Puntland ayaa laga dareemayaa roob la’aan maadama xiligi Guga lagu jiro magaalooyinka qaarkood ay ka jirto kulayl saa’id ah sida magalada Garowe.

Wasiirka ayaa sidoo kale waxaa uu kaga hadlayaa waraysiga qayb kamid ah xaaladda xabsiyadda Puntland wixii ka danbeeyay dhacdadii ka dhacday Xabsiga magalada Bosaso oo ay kooxda burcad badeed ku xukumay isku dayday inay baxsadaan iyadoona wali la baadi goobayo mid ka mid ah raggii baxsaday.

Hadalka Wasiirka Cadaaladda ayaa kusoo aadaya xili Deegaanadda Puntland si wayn Looga hadal hayo Roob Doon La qabto , Iyadoona Maalintii Shalayna deegaanada mamulka Somaliland roobdoon lagu qabtay.

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>