Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Xawaalada Kaah Express oo la weeraray , laguna dilay shaqaalaha...

Boosaaso: (pp)- Kooxo hubaysan oo weerar kedis ah ku qaaday xarrunta Xawaalada Kaah Express ayaa lagu dilay laguna dhaawacay masuuliyiin ka tirsan shaqaalaha Xarrunta Kaah Express ee magaalada Boosaaso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Kala tag ama is afgarad ( Warbixin)

Kismaayo: (pp)-  Saacado kahor waxaa magaalada Kismaayo ka bilowday Shirar gaarsiisan heerkii Siyaasadeed, waxaana shir ay albaabadu u xiran yihiin yeeshay siyaasiyiin ay soo xusheen Jubbooyinka &...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Australia & Jaaliyada dalkaasi oo ka...

Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Australia, Mudane Yonis Yassin Hashi iyo Qoyskiisa, Dr. Mohamed Ali Hamud, Hon. Prof. Salim Aliyow Ibrow Gen. Mohamed Ibrahim Atosh, Dr. Ali Nur Du’alle, Gen....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Shirkadda Golis oo shaacisay inay wax ka badeshay Lambarada...

Boosaaso: (pp)- Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa maanta Shaacisay inay wax ka badelayso Jiifarada Sim-Card-ka Mobilka ayna Lambar ku kordhisay Sim-Card-keeda, Masuuliyiinta Shirkadda Isgaarsiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Is mari waa Siyaasadeed oo lagu kala seexday Caawa ( Warbixin)

Kismaayo: (pp)-  Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa fiidkii kulan qaatay saacado la isku mari waayey, iyadoo kulankaas lagu kala kacay  , mar kalena lagu balamay beri...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HRW oo Eedeyn usoo jeedisey Ciidamada DF Somalia iyo Madaxweynaha DF oo...

Hay,adda xuquuqda aadnaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartey ku dhaleeceysay ciidanka Dowlada Federaalka ee Muqdisho oo ay ku tilmaamtey in aysan wali joojin falalka ka dhanka ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Hogaamiyihii kooxdii Dhaca & Dilka ka geysatay Xawaalada Kaah oo...

Boosaaso: (pp)- Gudoomiyaha Gobalka Bari C/samad Maxamed Galan iyo Duqa Magaalada Boosaaso Xasan Cabdala Xasan oo maanta shir jaraaid ku qabtay xarunta Gobalka ayaa waxay faahfaahin ka bixiyeen halka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Puntland oo goob fagaare ah ku gubtey Baco laga soo aruuriyey...

Garoowe: (pp)-   Howl galo maalmihii lasoo dhaafey ka soconayey magaalada Garowe ayaa lagu uruurinayey Bacaha , kuwaas oo laga aruurinayey goobaha ganacsiga ee lagu iibiyo bacaha sida Bakhaarada ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ujeeddo: Digniin Mashruuc Ex Warshadii biyaha ee ku taalay Wadada Warshadaha...

Ku: Ciddii ay Khusayso Og: Shacabka Soomaaliyeed Og: Dowladda Hoose ee Muqdisho Og: Hay’adaha/ Dulaaliinta wax kala gada ee Muqdisho, Soomaliya Digniin loo dirayo la wareegada Boos ay leeyihiin Ilmo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Shabakada Halgan.net oo la weeray

Sida uu nasoo gaarsiiyay dhowaan maamulaha shabakadda halgan.net, shabakadda ayaa waxaa soo weeraray, waqti koobanna ay maamulkeeda la wareegeen dad aan la garaneyn, kuna faafiyay isla markiiba war...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: “Caruurtan gaajo ayaa noo geysay in aan Bosaso usoo dirsano” !...

Garoowe: (pp)-Gabdhahan oo laga soo ka xeystey tuulada xawaadley oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe ayaa da’dooda u dhaxeysaa 5 sano jir ilaa 13 sano jir, waxaana markii la qabteyba lagu wareejiyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Waan ku kala kacnay shirkii Kismaayo, wixii hadda ka danbeeya...

Kismaayo: (pp)-  Masuul ka tirsan Siyaasiyiinta Jubbooyinka oo aan kula xiriirnay khadka Taleefanka ayaa Puntlandpost u sheegay inay ku adkaatay in ay wax fahansiiyaan masuuliyiinta ka socota dowlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Xogta Dhabtaa ee ka danbeysay Xariga Xoghayihii urur siyaasadeedka...

Garoowe: (pp)-  Urur siyaasadeedka Wadajir ee Puntland ayaa caawa soo saarey war saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ururka , kaasi oo uu kaga jawaabayo qodobo dhowr ah oo ay ku sheegeen been abuur...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Wafdigii Saacid oo ku laabtay Muqdisho, sheegaya in dowladiisu...

Kismaayo: (pp)- Raiisal wasaaraha DF ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaamiayey ayaa ka degay magaaalada Muqdisho. Raiisal wasaaraha DF ee Soomaaliya. Raiisal wasaare Saacid oo warsaxaafadeed ku qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BUURTINLE: Maamulka cusub ee degmada Burtinle oo kulan wada-tashi ah la...

Buurtinle: (pp)-  Kulankan oo saacado badan qaatay ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa wadatashi uu maamulkan cusub la yeelanayo qaybaha bulshada iyo soo bandhigida warbixin la xiriira mudadii koobnayd ee uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay Dad kale oo loo haysto...

Boosaaso: (pp)- Sida ay warbaahinta  Puntlandpost u xaqiijiyeen qaar kamid ah Masuuliyiinta Amniga ee Gobalka Bari waxaa gacanta lagu dhigay koox kale oo katirsan kooxdii falka dhaca ah u geysatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAOOWE: Saraakiish​a Hay,adda PHA ee wadooyinka Puntland oo kormeer ku maraya...

Garoowe: (pp)- Agaasimaha Hay,adda Wadooyinka Puntland Eng,Maxamuud C/nuur Aadan (Dalab) iyo wafdi uu horkacayo oo ka tirsan hay,adda wadooyinka Puntland ayaa socdaal shaqo ku maray wadada dheer ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Wafdi iyo ergo uu homaaniyayey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo maanta...

Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta kasoo degay magaalada Kismaayo wafdi ballaaran oo isugu jiray Ergooyin iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Gedo, wafdigaas oo uu hogaaminayey Ugaaska Beesha Sade Ugaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raiisal Wasaare Saacid oo gaaray Magaalada Garbahaarey

Gedo: (pp)-  Wafdi uu hogaaminayey Raiisal wasaaraha DF ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Raiisal wasaaraha DF ee Soomaaliya oo gaaray...

View Article

GAROOWE: 32 Xubnood oo isugu jira Garsooreyaal, Culuma’udin iyo Ururada...

Garoowe: (pp)- Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ka dhoofay 32 Xubnood oo matala Puntland, oo  isugu jira Garsooreyaal, Culuma’udin iyo Ururada Bulshada, kuwaas oo kusii jeeda...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>