Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

GAROOWE: 32 Xubnood oo isugu jira Garsooreyaal, Culuma’udin iyo Ururada Bulshada oo u dhoofay magaalada Muqdisho

$
0
0

Garoowe: (pp)- Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ka dhoofay 32 Xubnood oo matala Puntland, oo  isugu jira Garsooreyaal, Culuma’udin iyo Ururada Bulshada, kuwaas oo kusii jeeda magaalada Muqdisho, si ay uga qayb galaan shir dib loo eegayo arrimaa Dastuurka iyo Garsoorka Soomaaliya.

Shirka dib u eegida arrimaha garooska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furmi doona maalmaha soo socda , kaas oo diirada lagu saarayo arrimaha sharciga ee dalka Soomaaliya.

Warkaan oo dhamaystiran kala soco puntlandpost, saacadaha soo socda.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>