Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Soomaliya, Faarax, Waa maxey Shaqadiisu??
Akhristayaal Qormadan kooban waxaan ku eegayaa Wasiirka Madaxtooyada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir, Iyo Shaqada Wasaaradaas. Faarax Sakiin oo garab fadhiya, Madaxweyne Xasan Dowladaha Dunida intooda...
View ArticleCaasimada Soomaaliya waa in Sadex Magaalo ku tartamaan midii noqon laheyd.
Waxaa shaki ku jirin in weli aan la isku afgaran halka sida rasmiga ugu noqon doonta Xarunta Dalka magaalo madaxda Soomaaliya, tan iyo markii Dagaalada Sokeeye ka qarxeen Caasimada Dalka Soomaaliya ee...
View ArticleKISMAAYO: Jubbaland State oo la ansaxinayo Dastuurkeeda Maalmaha soo socda
Kismaayo: (pp)- Wararka naga soo gaaraya guddaha magaalada Kismaayo, ayaa sheegayaan in maalmaha nasoo haya ergooyinka Jubbooyinka & Gedo oo ku sugan magaalada Kismaayo ay ansaxin doonaan...
View ArticleGAROOWE: Labo nin oo ka qeyb ahaa weerarkii Xawaalada Kaah Express Bosaso oo...
Garoowe: (pp)- Galinkii danbe ee maanta ayaa ciidanka booliska ee caasimada Puntland oo kaashanaya hay,addaha sirdoonka Puntland ay gacanta ku dhigeen labo nin oo sida la sheegey ka mid ahaa dabley...
View ArticleGAROOWE: Hogaamiyaha Ururka Horseed iyo Qaybta Fulinta oo Garoowe ku kulmay...
Garoowe:(PP)-Waxaa maanta shir uu uga furmey xarunta Rugsan Square magaalada Garowe golaha fulinta ee Urur siyaasadeedka Horseed, waxaana kasoo qeyb galey kulan dhmaan xubnaha golaha dhexe ee ururka oo...
View ArticleBOOSAASO : Hay,adda Wadooyinka & Rugta Ganacsiga Puntland oo Kulan wada...
Boosaaso: (pp)- Boosaao Kulaankan oo ka dhacay Xarunta Rugta Ganasiga Puntland ee Boosaaso ayaa waxaa uu dhexmaray Masuuliyiinta Hay,adda Wadooyinka Puntland &Gudoonka Rugta Ganacsiga ee...
View ArticleBOOSAASO: Saraakiil kormeereysa Waxbarashada Puntland (Dhageyso)
Boosaaso: (pp)- Masuuliyiin ka tirsan wasarada waxbarshada Puntland ayaa maalmihii lasoo dhaafay socdaal ku tagay iskuulo ku yaala Gobalada Karkaar iyo Bari,waxayna soo indho indheyn ku sameynayeen...
View ArticleFaah-faahin , sida loogu cadeeyey Dastuurka Jubbaland State (Warbixin)
Dastuurka cusub ee KMG ah ee uu yeelanaayo maamulka Jubba Land ayaa waxaa maanta si rasmi ah u ansixiyey inka badan 800 boqol oo ah ergada ka qayb gelaysa shirweynaha maamul u samaynta gobolada...
View ArticleGAROOWE: Baarlamanka oo Ansixiyey mid ka mid ah Qodobo ay ku kala aragti...
Garoowe: (pp)- Mudanayaasha Barlamanka Puntland ayaa maanta 02 April,2013 ansixiyey qodobo ka mida xeerka doorashooyinka oo dhowaan soo gudbiyeen guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland. Xillibaanada...
View ArticleKISMAAYO: Gudoomiyaha Maamulka KMG Kismaayo Axmed Madoobe oo ka hadley Xaflad...
Kismaayo: (pp)- Gudoomiyaha maamulka KMG Kismaayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo caawa ka hadley ansixintii dastuurka Maamulka Jubbaland ayaa sheegey in uu ka maamul ahaan aad usoo dhaweynayo...
View ArticleGAROOWE: Wafti Culus Dowlada Puntland ka tirsan oo maalinta beri ah Kismaayo...
Garoowe: (pp)- Gudoomiyaha maamulka KMG Kismaayo Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe oo ayaa hadalkan xaqiijiyey mar uu ka hadlayey xaflad maamulkoodu qabanayo beri oo loogu dabaal degayo , taasi oo uu...
View ArticleHees cusub oo loo qaaday Kismaayo (Dhegeyso)
Waxaa halkaan kusoo gudbinaynaa hees cusub oo loo qaaday deegaanka Jubbaland gaar ahaa magaalada Kismaayo, waxaana heestaas ku luuqaynaya Fanaanka Yuusuf Yarem midhaha iyo Laxanka waxaa sameeyey Abwaan...
View ArticleOHIO – Taageero Dhismaha Dowlad-Gobolleedka Jubbaland.
Ohio: (pp)- Somalida kunool Gobolka Ohio ee waqooyiga Amerika iyo ururka dhalinyarada nabad-doonka ah ee Gedo ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray guusha dhismaha Dowlad-Gobolleedka cusub ee Jubbaland....
View ArticleJABUUTI: Saacid oo Safarkii ugu horeeyey ku tegay Jabuuti
Ra’iisal Wasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo gaaray magaalada Jabuuti ee dalka...
View ArticleKISMAAYO: Lixdan (60) Xildhibaan oo ka tirsan DF ee Soomaaliya oo Kismaayo yimi
Kismaayo: (pp)- Xildhibaano kor u dhaafaya 60-Xildhibaan oo Proff.C/risaaq Cismaan Xassan(Juurille) Hogaaminayo ayaa Maanta Waxay soo Gaareen Magaalada Kismaayo ee uu ka socdo shirka Maamul u Sameynta...
View ArticleMUQDISHO: Dib u habaynta Garsoorka oo maanta Muqdisho looga dooday (Sawiro)
Muqdisgo: (pp)- Shirweynaha Heerka Qaran ee looga tashanayo Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya oo maanta galay Maalintii saddexaad ayaa diiradda lagu saaray Qodobbo ay kamid yihiin Qaab dhismeedka...
View ArticleKISMAAYO: Sidee Xildhibaanada Kismaayo loogu soo dhaweeyey, una Jeediyeen...
Kismaayo: (pp)- Xildhibaanada Federaalka ee Soomaaliya oo kasoo degay magaalada Kismaayo ayaa markii loo gelbiyey xarrunta shirka ee Jaamacada Kismaayo, waxay ka jeediyeen halkaas khudbado taariikhiya...
View ArticleKISMAAYO: Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka degay Kismaayo, una sharaxan...
Kismaayo: (pp)- Wafddi uu hogaaminayo Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo kamid ah Culimada ka soo jeeda deegaanada gobbolada Jubbooyinka ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarrunta gobbolka...
View ArticleGAROOWE: Hay,adda SFS oo 30 haween ah Garowe maanta lacag maalgalin ah ku...
Garoowe: (pp)- Tiro 30 ka mid ah haweenka barakacayaasha ee ku nool xeryaha kaamamka Garowe ku yaal ayaa maanta Hay,adda Somali Family Services oo kaashaneysa Hay,adda UNCHR iyo Wasaarada Arrimaha...
View ArticleGAROOWE: Wasaarada Warfaafinta Puntland oo Shaqadoodii u fasaxdey Saddexdii...
Garoowe: (pp)- Saddexda Idaacadood ee kala ah Daljir,Codka Nabadda iyo One-Nation ayaa maanta hawada dib ugu soo noqdey ka dib markii lagu fasaxay amar maanta kasoo baxay wasaaarada Warfaafinta...
View Article