GAALKACYO: Magaalada Gaalkacyo oo laga taageeray Dhismaha Jubbaland State (...
Gaalkacyo: (pp)- Magaalada Gaalkacyo ee Xarrunta gobolka Mudug ayaa aad looga taageeray dhismaha maamulka Jubbaland State oo dastuurkeeda la ansaxiyey maalin kahor. Xafladaas ayaa waxaa kasoo qayb...
View ArticleKISMAAYO: Calankii Jubbaland oo la taagay (Daawo- Video)
Waxaa Xarrunta Jaamacada magaalada Kismaayo oo ay ka socdaan shirarka dhamaystirka dhismaha Jubbaland State gelinkii danbe ee maanta laga taahay dhexbartamaha xarrunta Jaamacada Kismaayo University,...
View ArticleMUQDISHO: Waa Kuma Maxamed Xasan Xaad? oo sheegta Oday dhaqan oo la...
Muqdisho: (pp)- Warar xaqiiqo ah oo Puntlandpost ay heshay ayaa sheegaya (Ex Timajare), Xasan Xaad oo sheegta inuu ka mid yahay Oday dhaqameedka Beelaha Hawiye inuu ka mid yahay shaqsiyaadkii la...
View ArticleBOOSAASO: Ganacsatada Puntland oo taageero umuujiyay Madaxda Hay’adda...
Boosaso: (PP)_ Agaasimaha hay,adda wadooyinka puntland maxamuud cabdinuur aadan ayaa manta waxa kullan kulaqaatay gudaha magaalada Boosaaso qaar kamid ah ganacsatada waawayn ee magaalada Boosaaso ee...
View ArticleEYL: Hay’adda Somali Family Service oo degmada Eyl ka wada Barnamij Bulshada...
Eyl: (pp)- Kulan lagu lagu falanqaynayo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga & wada shaqaynta bulshada deegaanka iyo Ciidamada amaanka Eyl, ayaa lagu qabtey xarunta maamulka degmadaasi.waxana kasoo...
View ArticleGAROOWE: Madaxweynaha Puntland oo maalmahan xariga ka jari doona Madaxtooyada...
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed ayaa maalmaha soo aadan xariga ka jari doona dhismaha labo xarumood oo ka mid noqonaya xarumaha cusub ee ay ku guuleystay...
View ArticleOHIO: Markii Sadexaad OHIO Taageero Baaxad leh,– Jubbaland State (Sawiro)
Ohio: (pp)- Waa markii Sadexaad oo shir noocaan oo kale ah ay Somalida kunool Gobolka Ohio ee waqooyiga Amerika si Baaxad-Muuqaal leh u taageeraan Maamul Gobolleedka Jubbaland, waxyar kadib markii...
View ArticleMamulka Jaamacada Boosaaso oo sheegay in horumar la taaban karo ay jaamacadu...
Jaamacada Boosaaso (University of Bosaso) waxay ka mid tahay jaamacada ka hawlgala gudaha wadanka Soomaaliya ee sanad walba soo saara boqolaal arday oo baratay kulayadaha kala duwan ee ay Jaamacadu...
View ArticleTalo ku Socota Madaxweynaha Puntland, kuna aadan Shirka 7-May
Ma dooneyn inaan Taladan ku soo gudbiyo Barta Internet ka balse nasiib Iyo aqoon uma lihi Xafiiska Madaxweyne Faroole waana isku dayay inaan la xiriiro balse iima suurta galin. Talo kusocota...
View ArticleGAROOWE: Gobal & Degmooyin cusub oo maalmahan si rasmi ah ugu soo biiraaya...
Garoowe(pp)- Sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedo lagu kalsoonaan karo oo ka agdhaw aqalka Madaxtooyada Puntland waxaa Gobalada Puntland kusoo kordhay Gobal cusub oo la baxay Gardafuul, waxayna...
View ArticleKISMAAYO: Roobab mahiigaan oo ka curtay gobolka J/hoose (Video)
Kismaayo: (pp)- Gobolka J/hoose ayaa waxaa ka da’ay roobab muhiigaan ah , roobabkaas oo biyo dhigay daafaha iyo dibada magaalada Kismaayo. J/hoose oo Roobab Raxmad ahi ay ka da’een. Dadka deegaanka...
View ArticleOSLO: Wasiirkii hore ee D/hoose puntland oo Shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay...
Oslo: (pp)- Wasiirkii hore ee dowladaha hoose puntland oo shahaado Sharaf lagu gudoonsiiyey Norge Waxaa maalintii jimcihii 05.04.13 magaalada Oslo ee caasumadda dalka Norge ka dhacay kulan casho Sharaf...
View ArticleDr. Jamaal Barrow : “ Dowladda Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa Xukuumadda...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Dr. Jamal Mohamed Barrow ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Liibiya ee Soomaaliya Danjire Daahir Saciid Cabdijaliil...
View ArticleDadweynaha reer Murcanyo oo si kal & Laab ah usoo dhaweeyey Magacaabista...
Dadka kasoo jeeda Degmada Murcanyo waxay si kal iyo laab ah usoo dhawaynayaan Magacaabista Gobalka Cusub ee Gardafuul iyo weliba Degmada Murcanyo oo ay si rasmi ah u meel mariyeen Golaha wasiirada...
View ArticleGaroowe:Madaxweynaha Dowlada Puntland oo maanta kulan la yeeshey Wafti ka...
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 09 April,2013 ku qaabiley xafiiskiisa Garowe wafdi ka socday ”United Nation Office of Project services” UNOPS ayna...
View ArticleKampala: “Waxaan u nimid Uganda qorshayaal cusub “Ra,iisal wasaaraha Somalia...
Kampala: (PP) - Wafti uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa gaarey wadanka Uganda , waxaana kulan ay la yeesheen Madaxda wadankaasi gaar ahaan xubno uu horkacayo Ra’iisal...
View Article“Annagu ka Baarlaman ahaan cidna si gooniya uguma daneyno,Cidna si gaar ah...
Garoowe : (pp)- Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa wax kama jiraan ku tilmaamey eedeymo dhawaan u jeediyeen qaar ka mid ah ururada siyaasada ee Puntland ka jirra, ka dib markii baarlamanku uu dhawaan...
View ArticleGaalkacyo: Injineero iyo Madaxda hay,adda wadooyinka Puntland oo qiimeyn ku...
Gaalkacyo : (pp)- Agaasimaha Hay’adda wadooyinka Puntland ee (Puntland High-way Authority) Mudane Maxamuud C/nuur Aadan iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa maanta qiimeyn ku soo sameeyay wadada...
View ArticleGaroowe: Tartan Kubadda cagta oo Jimcaha u furmi doona ,Galmudug,Ehlu sunna...
Garoowe : (pp)- Wasaarada Sports-ka Puntland ayaa sheegtey in maalinta Jimcaha ee soo socota magaalada Gaalkacyo uu ka furmi doono tartan kubada cagtaa oo u dhexeeya afar naadi oo kala matali doona,...
View ArticleGaroowe : Maxaa kasoo baxay Kormeerkii Gobolka Nugaal ee Madaxda Wasaarada...
Shir jaraa,iid oo ay saaka qabteen Wasiirka Waxbarashada Dowlada Puntland Abdi Faarax (Juxaa) iyo Wasiir ku xigeenka Abdulahi Maxamed Bootaan ayay kaga warbixiyeen kormeer ay ku sameynayeen...
View Article