Garowe: Kulan looga arrinsanayo siddii loola socon lahaa dhaq-dhaqaaqa...
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha dawladda puntland ayaa kaqayb galay kulan looga Arinsanayo sidii loola socon lahaa dhaqdhaqaaqa lacagaha ay kala Gudbiyaan shirkadaha xawilaadaha , si looga hortago in...
View ArticleMuqdisho: Kulan looga arrinsanayey ammaanka oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho: (pp)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan la qaatay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed,...
View ArticleNairobi: Khudbadii Prof. Geedi iyo dhawaaqa ay bixisay (Warbixin)
Nairobi: (pp)- Prof. Cali Maxamed Geedi oo ahaa Raiisal wasaarihii dowladii Allaha u naxariistee Marxuum C/laahi Yuusuf oo khudbad ka jeediyey maalin kahor shir lagu qabtay Nairobi , isla markaana lagu...
View ArticleWaa inaan saamayn ku yeelannaa tababarada Fifa Axmed C/dalla”Tigaana”
Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha PL Axmed C/dalla (Tigaana) ayaa daboolka ka qaaday in xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ay ka wada hadleen sidii tababarad qaybtood loogu qaban...
View ArticleGarowe: Ururka Dhakhaatiirta Gobolka Nugaal oo maanta lagu dhawaaqay (Warbixin)
Garowe: (pp)- Dhaqaatiirta Gobolka Nugaal ayaa Maanta Saxaafada ku shaaciyay Jiritaanka Urur ay ku mideysan yihiin Dhaqaatiirta Gobolka Nugaal oo Magaciisa Marka lasoo gaabiyo loo yaqaan NUGMA ....
View ArticleWarbixin hor-dhac ah oo laga soo saaray shilkii diyaaradeed ee ka dhacay...
Muqdisho: (pp)- Guddigii loo xil saaray inay soo baaraan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, waxaana...
View ArticleGaroowe: Xagee maraysaa xulida xubnaha cusub ee baarlamanka Puntland
Garoowe: Waxaa Puntland la qorshaynayaa in ay doorasho madaxweyne ka dhacdo 08 Janaayo 2014, taas oo laysku raacay in ay madaxweynaha Puntland oo ay soo doortaan baarlamaan cusub oo ka kooban 66...
View ArticleQaahira: Ciidamada Ammaanka Masar oo bilaabay inay kala eryaan mudaaharaadyo...
Qaahira: (pp)- Ciidamada ammaanka dalka Masar , siiba magaalada Qaahira ayaa bilaabay in ka hortagaan iska markaana ay kala eryaan Mudaaharaadyo ay ka danbeeyaan taageerayaasha Madaxweyhii la...
View ArticleXubno ku guuleystey inay dib ugu soo laabtaan kuraasta ay ku lahaayeen...
Garowe: (pp)- kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen mid ka mida beelaha degta Buuhoodle ayaa maanta lagu soo xulay xubinta uga mid noqoneysa baarlamaanka Puntland islamarkaana waxay beeeshu sheegtay...
View ArticleCarmo: Qalab-Casri ah oo lagu wareejiyay, Bilcil Carmo Hospital (Sawiro)
Carmo: (pp)- Waxaa Maanta Dagmada Carmo ka dhacdey Xaflad-heersare ah, Taasoo aheyd mid Qalab-Caafimaad oo Casri looguna deeqey Bilcil Hospital Carmo. Ugu horeyn waxaa halkaas si-weyn loogu soo...
View ArticleKampala: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Proff: Maxamed Sheekh Cismaan...
Kampala_ (pp)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Proff: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kulan balaaran la yeeshay Jaaliyada iyo ardayda Soomaaliyeed , Waxaana halkaasi ka hadlay qaybaha kala...
View ArticleMuqdisho: Guddigii loo xil saaray baarista eedeynta kufsiga oo maanta howlgalay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa magacaabay 15-kii bishan laba guddi oo heer wasiir iyo mid farsamo ah kuwaas oo soo baara eedeynta la...
View ArticleDhegeyso: Cali Dheere Waxaan u baahan nahay is qarxiyaal badan
MUQDISHO: Afhayeenka Alshabaab Cali Dheere oo lahadlay Warbaahinta Alshabaab ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay ka dhiidhiyaan dhibaatada loo geysanayo dadka shacabka ah ee...
View ArticleLondon: Sanadguuradii 15-aad Puntland oo laga xusay London (Daawo- Video)
London: (pp)- Magaalada London ayaa waxaa ka dhacaday Xaflad loogu dabaal-degayey sanad-guuradii 15-aad ee aasaaskii Puntland, waxaana xafladaas ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Jaaliyadaha...
View ArticleGarowe: Jimciyada Wanaag farista PL oo soo bandhigtay Waxqabadkeeda (Sawiro)
Garowe: (pp)- Jamciyadda wanaag faridda & Xumaan Reebidda waxaa aasaasay Culimada Magaalada Garowe taariikhdu markay ahayd may, 2006, waxaana loo aasaasay arimo badan o ay sal u tahay shareecadda...
View ArticleXaqiiqada Dhabta: ee Dib u Dhigista soo magacaabista iyo Dhamaystirka...
Sida qaar ka mida ah websiyada wararka Soomaalida Somali Local news outlets) tabiyeen asbuuciiyadii la soo dhaafay: in maamulka iyo madaxwaynaha Jubbaland ku guuldaraystay magacaabista iyo dhamaystirka...
View ArticleKismaayo: Madaxweynaha Jubbaland State iyo Wafdi uu hogaaminayey oo u dhoofay...
Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta barqadii u dhoofay dalka Ethiopia , gaar ahaan Caasimada addis Ababa wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Jubbaland State Axmed maxamed Islaan (Madoobe). Madaxweynaha...
View ArticleGarowe: Rugta Ganacsiga iyo warshadaha PL oo maanta soo bandhigtay Fursadaha...
Garoowe: (pp) -Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo warshadaha PL oo maanta kulan ay soo qabanqaabisay ku qabatay Magaalada Garowe ayaa soo bandhigtay Fursadaha Maalgashi ee PL ka jira iyo macluumaad ku...
View ArticleQaahira: Hogaamiyii Akhwaanu Muslmimiin ee dalka Masar oo Xabsiga loo taxaabay
Qaahira: (pp)- Hogaamiyihii Akhwaanu muslimiinka dalka Masar Maxamed Badiic, ayaa xabsiga loo tabaaxay , kaddib markii Ciidamada ammaanka dalka Masar ay oo baadi-goob ugu jiray ay ka war heleen...
View ArticlePakistaan: Gen. Musharaf oo lagu eedeeyey inuu ka danbeeyey dilkii Banazir...
Pakistaan: (pp)- Generaal Musharaf oo dalka Pakistaan soo xakumayey intii u dhaxaysay 1999-2008-dii kaddib markii uu inqilaab ku qabsaday ayaa Waqtigan lagu eedaynayaa inuu ka danbeeyey dilkii Banazir...
View Article