Garowe: Hay’ada KISIMA oo Dhisme iyo Solar System ku wareejisay Xanaanada...
Dhismahan cusub oo ka kooban Saddex Xafiis ayaa waxaa Maalgeliyay Hay’ada USAID waxaana Fulinteeda lahaa Hay’ada KISIMA, Sidoo kale Waxaa Wasaarada lagu wareejiyey Qalab Solar-System ah oo ku...
View ArticleCIID MUBAARAK, dhammaan shacabka Soomaaliyeed
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee Islaamka ah ee ku xiran Warbaahiyaha Puntlandpost.com , halkaan uga diraynaa Hambalyo ku aadan Ciidul Fitriga , waxaana shacabka Soomaaliyeed illaahay uga baryeynaa...
View ArticleGaroowe oo maanta si wanaagsan looga ciiday (Dhegeyso)
Waxaa maanta si fiican looga ciiday dhammaan deegaanada Puntland oo dhan, gaar ahaa magaalada Garoowe oo si wanaagsan Salaadii Ciida ay uga soo qaybgaleen Madaxda Golayaasha dowlada Puntland iyo...
View ArticleMuqdisho: Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo Hambalyada Ciida u diray shacabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta dhammaan shacabka muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u direy hambalyada...
View ArticleMuqdisho: Ra’iisul Wasaaraha DF ee Soomaaliya oo maanta la ciiday Ciidanka...
Muqdisho: (pp)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa maanta booqasho ku tegay xarumo ay ka mid yihiin Isbitaalka Martino ee ay ku nool yihiin...
View ArticleMa dadkaa Waalan, Mise Dowlada Federaalkaa Wareersan ? Qaybtii Sadexaad
Kobcinta dhaqaalaha: Marka laga hadlayo dhaqaale, waxaa fiican inay ka hadlaan dadka aqoonta u leh dhaqaalaha. Laakiin hadana qof walba wuu garan karaa khasaare iyo faa’iido, tusaale ahaan in hantida...
View ArticleKampala: Gudoomiyaha ururka SOYEN oo bogaadiyey munaasabada ciida.
Gudoomiyaha ururka Somali Youth Empowerment Network (Soyen) Haasim Axmed Cabaas ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciida u diray dhamaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaliyeed siiba Jaaliyada...
View ArticleDF oo ka hadashay Diyaarad ku gubatay Aadan Cadde Airport (Daawo- Video)
August 9, 2013, Muqdisho… Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa in garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle, Muqdisho ay ku gubatay diyaarad xamuul ah. Ilaa iyo hadda xogta...
View ArticleKismaayo: Cuqaasha iyo Waxgaradka Jubbaland State” Nin shacabka rabitaankiisa...
Cuqaasha iyo Waxgaradka ku nool magaalada Kismaayo ee ka tirsan deegaanada Jubbooyinka ayaa ugu baaqay shacabka jubbooyinka in ay sii xoojiyaan midnimadooda iyo taageerada ay u hayaan Dowlad...
View ArticleDhegeyso: Madaxweyne Xasan sheekh oo iska difaacay eedaymaha loo jeedinayo...
Muqdisho(pp): Madaxwynaha Dowlada Federaalka ayaa iska difaacay eedaymaha loo jeedinayo siyaasadiisa, waxaana uu sheegay in uu isagu saxsan yahay, eedayn loo jeediyaana aysan waxba soo kordhinayn....
View ArticleGAROOWE: Cali Cabdi Awaare oo isu sharaxay madaxtinimada Puntland (Cod)
BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM MUSHARRAX MADAXWEYNAHA PUNTLAND MD. CALI CABDI AWAARE August 10, 2013 Halkan ka dhegeyso Guud ahaan Shacabka Reer Puntland ee ku kala sugan Dalka gudihiisa iyo Dibediisa...
View ArticleDowlada Puntland oo soo bandhigtay Qodobada Dastuurka wax laga bedelay
Dowlada Puntland ayaa saxaafada usoo bandhigtay qodobdada Dasruurka Federaalka ee ay dowlada hadda jirta ay wax ka bedeshay , qodobada la bedelay ayey Puntland saxaafada u soo badhigtay si shacabka...
View ArticleShirka Qurba-joogta Puntland oo lagu qabanayo Minneapolis 31 August – 1st...
Waxaa shacabka Puntland ee ku dhaqan USA la ogeysiinayaa in la qabanayo shirkii qurbajoogta Puntland oo ka dhici doona Minneapolis 31 August – 1st Sept, 2013. PDF oo qabnaysa oo shirka qurbajoogta...
View ArticleGaalkacyo: Ogeysis jamacad cusub oo laga furayo Galkacyo (Warbixin)
Bisharo! Bisharo! Bisharo! Guud ahaan bahda wax barashada jecel waxaa loogu bisharenayaa in magaalada Galkayo laga furay Jamacadda Puntland State University (PSU) lagana furay masjidka Abuhurayra...
View ArticleKismaayo: Dagaalkii lagu soo qaaday Afmadow oo Saraakiil jaanib ah lagu dilay
Kismaayo: (pp)- Dagaalkii ka dhacay degmada Afmadow 29kii Bishan ramadaan ayaa waxaa ka xaqiijiyey in dagaalkaas ay qayb ka haayeen Saraakiil Ajanabi ah oo u dhashay dalka Yemen, waxaana la cadeeyey...
View ArticleGarowe: Tartan aqooneed lagu soo gabagabeeyey Garoowe (Sawiro)
Garoowe: (pp)- Tartan aqooneedkan ayaa sanad walba la qabto bisha barakaysan ee Ramadaan waxaana looga gol leeyahay in kor loo qaado aqoonta guud ee dhalinta soo koraysa, waxaaba hirgelinta tartan...
View ArticleProf. Geedi oo khudbad taariikhiya ka jeediyey Nairobi , taageerayna...
Nairobi; (pp)- Raiisal wasaarihii hore ee DF ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo khudbad taariikhiya ka jeediyey Xaflad lagu taageerayey Maamulka Jubbaland State ayaa , wuxuuna dhanka kale ku...
View ArticleSanad guuradii 15aad ee aasaaska Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo...
Waxaa lagu qabtay xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu xusaayey asaaskii Dowlad Gooboleedka Puntland ee Soomaaliya oo ka soo wareegtay mudo 15 sano ah. Xafladaan oo loo qaybiyey labo qaybood....
View ArticleGothenburg: Munaasabadda 1da Agoosto oo si heer sare ah looga xusay magaalada...
Gothenburg: (pp)- Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Puntland ee ku dhaqan magaalada Gothenburg , Munaasabaddan oo lagu xusayay maalintii dhidibada loo aasay...
View ArticleXuska Maalinta Dhalinyarada aduunka oo maanta lagu qabtey hoolka shirarka...
Garoowe: (pp)- Xaflad lagu maamuusayey Maalinta lagu maamuusayey Maalinta dhalinta Aduunka ayaa lagu qabtay hoolka Baarlamaana Puntland. Xafladaas ayaa waxa ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka...
View Article