Qardho: Gen Cadde Muuse oo sheegey inay burbureyso Puntland, Taageerayna...
Qardho: (pp)- Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ‘”Cadde” ayaa sheegay inay Puntland u burburi doonto gobol gobol iyo degmo degmo ,xili laba maalmood laga joogo dabaaldegi 15-sanno...
View ArticleBosaso: Puntland oo ka hortimid heshiis bada Soomaaliya oo DF la saxiixatey...
Bosaso: (pp)- Qoraal kasoo baxay xafiiska Wasiirka Gadiidka Bada, Dekkadaha iyo la dagaalanka Burcad badeeda Dowlada Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa lagu sheegay in Puntland aysan aqoonsaneyn...
View ArticleFaallo: Ma dadkaa waalan mise dawlada Federaalkaa wareersan?
Faallo: (pp)- Burburkii dawladii dhexe ee Soomaaliya iyo dagaaladii sokeeye ee lagu hoobtay kadib waxaa dalka isaga danbeeyay dawlado ku meel gaar ah, dawladahaas ku meel gaarka ah oo isugu jiray kuwo...
View ArticleKampala: Madaxda Somalia, Kenya, Ethiopia iyo Uganda oo kulan wada qaatay...
Kampala: (pp)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo oo shalay iyo maanta ku sugnaa Kampala ayaa kulan la qaatay...
View ArticleJabuuti: Dowlada Jabuuti oo Xir xirtay Dumar Si nabadgelyo ah u...
Jabuuti: (pp)- Maalinti Jimcihii ay bishani aheyd 2 Waxaa loo geystey dacadiyo Dumar si nabdoon u muddoharaadaayey kadibna waxaa loo taxaabey Xabsiga, dhanka kale waxaa lagula kacey jidh dil aad u...
View ArticleXildhibaanka Muslimka Ah Ee Golaha Congresska Mareekanka Oo Si Kal iyo Laab...
Minneapolis : Musharaxa Golaha Degaanka ee Magaalada Minneapolis, Mudane Abdi Warsame ayaa casuumad rasmi ka helay xafiiska xildhibaanka qudha oo Muslimka ka ah golaha Congresska dalka Mareekanka,...
View ArticleBurtinle: Barakacayaal soo dhaweeyay Ceel Riig oo loo qoday,Sawiro.
Buurtinle : (pp)- Ceel biyood loogu talo galay inay ka faa,iideystaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool Degmada Buurtinle Gobolka Nugaal ayaa 01 Augsto 2013 munaasabad lagu daahfurayo lagu qabtey...
View ArticleMuqdisho: Qaraxyo badan oo ka dhacay Muqdisho, Loona adeegsadey qaab cusub oo...
Muqdisho: (pp)- Qaraxayo isxigxigay ayaa xalay waxay si la yaab leh uga dhacayeen deegaano ku yaal Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo argagax iyo khasaare ku reebay dadka ku...
View ArticleMuqdisho: Gen. Saacid oo ku eedeeyey nabadgelyo xumada ka jirta Muqdisho...
Muqdisho: (pp)- Taliayha Ciidamada Booliiska Federaalka Soomaaliya Gen. C/xakiim Daahir Saacid oo warsaxaafadeed ku qabtay xarrunta booliiska , ayaa ku eedeeyey amni xumada ka jirta magaalada Muqdisho...
View ArticleMUQDISHO: Xildhibaano Muqdisho ku shiray dowladna eedeeyey(DHEGEYSO)
MUQDISHO(PP): Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay xildhibaano DF ka tirsan, kuwaan oo eedayn kulul dusha uga tuuray laamaha amaanka Muqdisho sida ay wax uga qaban la yihiin amaanka...
View ArticleKismaayo: Wafdi uu hogaaminayo M/kuxigeenka Jubbaland oo ku sii jeeda Addis...
Kismaayo: (pp)- Wafdi uu hogaaminayo M/kuxigeenka Jubbaland State , Gen. C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fara-taag) , ayaa ka dhoogay Garoonka diyaaradaha ee magaakada Kismaayo, iyagoo kusii jeeda Caasimada...
View ArticleKismaayo: Madaxweynaha Jubbaland oo Dhaliil u jeediyay dowladda DF(COD)
Madaxweynaha Jubbaland Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in dekedda Kismayo la mid tahay kuwa Bosaaso iyo Berbera ku yaal, islamarkaasina aysan haysan cid shisheeye oo ay Soomaali joogto. Halkan ka...
View ArticleAkhriso Warsaxaafadeed: Puntland oo Go’aan adag ka soo saartey xiriirkii ay...
Garowe: (pp)- Warsaxaafadeed laga soo saarey Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa looga hadlay mowqifka Puntland ee xilligan ku wajahan Dowlada Federalka Somalia, waxaana Qodobo badan oo...
View ArticleProf.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax...
ADDIS ABABA(PP): Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ahaa raysulwasaarihii hore ee DF ayaa maanta ku dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweyne Puntland, wuxuuna warsaxaafadeed uu Addis Ababa ka...
View ArticleLondon: Dowlada Federaalka Soomaaliya oo heshiis shidaal baaris ah la gashay...
London(PP): Wasaaradda Khayraadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya waxaa ay ku dhawaaqday maanta in ay heshiis la gashay sharikadda lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration ltd, oo fadhigeedu yahay...
View ArticleBoosaaso: Madaxweynaha Puntland oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis (Sawiro)
Boosaaso: (pp)- 47 Maxbuux oo isugu jira rag iyo Dumar,kuna xukunaa xukuno kala duwan ayaa xoriyadooda dib u helay,ka dib markii uu cafis u fidiyay Madaxweynaha dowlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh...
View ArticleBoosaaso: Labo baabuur oo lagu gubey Tuulo u dhow magaalada Bosaso.
Boosaaso: (pp)- Wararka aanu ka helayno Tuulo lagu magacaabo Yalho oo ka tirsan Gobolka Bari kuna taal wadada laamiga ee ka timaada magaalada Bosaso ayaa sheegaya in labo baabuur oo nooca xamuulka...
View ArticleDhegeyso: Gaas oo ka hadlay arinta Jubooyinka
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumaddii KMG ahayd Cabdiwelli Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan dalka Ethiopia ayaa ka hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii Wadamada Ciidamadda ka joogaan Soomaaliya...
View ArticleGaroowe: Xildhibaano ka soo jeeda Puntland oo ku wajahan Garoowe (Warbixin)
Garoowe: (pp)- Xildhibaano magac iyo maamuus ku leh Puntland oo ay ka mid yihiin Xasan Abshir Faarax, Maxamed Cabdi Yuusuf, Cali Ismaaciil Giir iyo kuwa kale ayaa mardhow kusoo wajahan Caasimada...
View ArticleMa dadkaa waalan mise dawlada Federaalkaa wareersan? [Qaybtii Labaad]
Aan u gudbo qodobka xiga ee ahaa (xasilinta dalka). xasilinta dadka; hadii aan dib oogu laabano amaanka dalka xiligii dawladii Sheekh Shariif sida aan wada ognahay madaxwayne Sheekh Shariif waxuu...
View Article