Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

China: Fawzia Yusuf H. Adam iyo wafdi ay hogaamineyso oo u ambabaxay dalka...

China: (pp)- Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda  iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa u ambabaxay Magaalada Beijing ee...

View Article


Hargeysa: Markabkii Puntland laga celiyey oo Somaliland-na muran ka...

Hargeysa (PP) Afhayeenka xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Somaliland  Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa ka hadlay Markab raashin deeq ah keenay dekedda Magaalada Berbera, kaasi oo Turkigu ugu deeqay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ohio: Shir looga hadlay arrimaha Federaalka Soomaaliya, laguna Casumay Mudane...

Ohio: (pp)- Waxaa magaalada Columbus, Ohio ee wadanka Mareykanka (USA) lagu qabtey xaflad looga hadleyey arimaha Federaalka Soomaaliya, waxaana soo diyaariyey Center for Somali American Engagement...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo: Markab Raashin ah oo ay leedahay Bisha Cas ee Turkiga ah oo kusoo...

Kisnaayo: (pp)-  Waxaa ayaa kusoo  xirtay Dekeda magaalada Kismaayo Markab ay leedahay  Bisha Cas ee Turkiga, kaas oo raashin waday. Keenitaanka raashinkaan ayaa markii hore dhaliyey su’aalo badan oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Jawaari oo mar kale beeniyey in Dastuurka wax laga bedelay (Warbixin)

Muqdisho: (pp)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa mar kale sheegay in aysan jirin in wax laga bedelay  dastuurka Federaalka Soomaaliya , Waqti Soomaalida oo...

View Article


Addis Ababa: Wadahadaladii u dhaxeeyey Jubbaland State iyo DF ee Soomaaliya...

Addis abaaba:(pp)- Wadahaladii u socday DF ee Soomaaliya iyo masuuliyiinta Puntland State Ayaa meel fincan maraya iyadoo wadahaladaas ay qayb ka yihiin Beesha Caalamka. Shirka bilowgiisii oo mowqifyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis: 15 Sano Guuradii Aasaaska Puntland oo laga xusay Minneapolis...

Munaasabad aad u balaaran oo loogu dabaal dagaayey 15 sano guuradii aas’aaska Puntland ayaa ka dhacday magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Waxaa goobtaasi soo buux dhaafiyey boqolaal isugu jira...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis Ababa: Wadahadaladii Jubbaland iyo DF ee Soomaaliya oo wax la isla...

Addis Ababa: (pp)-  Wadahadaladii u dhaxeeyey DF ee  Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland State ayaa soo idlaaday intiisa badan, waxaana Madaxweynaha DF ee Soomaaliya u duulay magaalada Muqdisho, kaddib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo: Shir Jaraa’id oo ku saabsan Guddiga Arriamaha Jubbaland ee Beesha...

Summad.–0001/2013  Taariikh– 18.8.13 Guddigaan oo ah Gugddi uu magacaabay Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas xaashi, kaddib markuu la tashaday Suldaamada, Nabadoonnada iyo dhammaan wax garaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis Ababa: Shirkii Addis Ababa oo u xayiran Xubno laga soo dirayo Muqdisho...

Addis Ababa: (pp)- Tan iyo intii Xasan Sheekh uu ka duulay magaalada Addis Ababa , uuna gaaray Muqdisho ayaa taageerayaashiisa markii uu la kulmay waxay go’aan ku gaareen in loo  diro  Addis Ababa,...

View Article

Gen. Looyaan oo ka hadlay dhismihii Jubbaland State iyo Xaalada guud ee...

Generaal Cali Maxamed Xasan Looyaan (Cali Madoobe) oo ku sugan cariga Ingiriiska ayaa si kooban iyo guudba uga hadlay dhismihii Jubbaland State iyo sidda lagu soo bilaabay iyo halka ay u socoto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Leicester: Generaal Cali Xasan Lowyaan (Cali madoobe ) oo si diiran loogu soo...

Leicester: (pp)- Waxaa magaalada Leicester ku yimid booqasho gaaban Jeneraal Cali Madoobe oo horay u ahaan jiray Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Leicester...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis Ababa: Dowlada Goboleedka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya...

Ilo ku dhowdhow Maamulka Jubbaland ayaa waxay xaqiijiyeen in Maamulka Gobaleedka jubbaland  iyo Dowlada Federaalka  ee Soomaaliya ay si buuxda iskugu afgardteen qodobadii ugu waawaynaa ee ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Sheekh oo Kulankii maanta garan waayey Dastuurka Dalka (Warbixin)

Madaxweynaha DF ee Soomaaliya ayaa maanta laga fujinwaayey  inuu soo magacaabo   Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland State ,  kaddib markii ay kooxdiisa ku doodeen  in ay aqoonsanayaan Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis Ababa: Shirkii u dhaxeeyey Jubbaland State iyo DF ee Soomaaliya oo...

Wararka naga soo gaaaya addis Ababa ayaa xaqiijinayaa in xoogaa horrumar ah laga gaaray qodobo la isku hayey Labada dhinac, waxaana la rajaynayaa in inta dhiman la dhamaytirayo  illaa Galabta. Weli...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoonyahanka Reer Puntland oo Tacsi u dirayaa Marxuum Yuusuf Qandala, Oo...

Waxaan halka Tacsi uuga direynaa Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Puntland,Geeridii naxdinta badneyd ee Dilkii foosha xumaa loogu geystay Aqoonyahan Yuusuf Qandala Memphis U.S.A. Yuusuf waxaa uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka DF Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Oday Dhaqameed Amiin...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Oday Dhaqameed Amiin Cali Muumin oo ka mid ahaa Odayaasha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

shir ka dhacay london oo laga hadlayey Dhismaha wadada Wadaagsin (Daawo Video)

Xaflada ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyaro u ol-olaysa dhishamaha wadada wadaagsin ee deegaanka gobolka mudug ayaa ka dhacday 17/08/2013 magaalada London ee wadanka UK. Baraarujinta wadada Wadaagsin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho(PP): Madaxweynaha Soomaaliya oo abuuray Golaha Amniga Qaranka...

Muqdisho(pp) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha  Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Beesha Meheri oo beenisay Issim Saddexaad oo beeshu yeelatey, Sawiro

Garoowe: (pp)- Odoyaasha beesha meheri ayaa maanta shir jaraa,iid oo ay ku qabteen magaalada Garowe waxay ku beeniyeen in beeshu yeelatey Issim saddexaad oo kusoo kordhay , iyagoona sheegey qaar ka mid...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>