Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Addis Ababa: Shirkii u dhaxeeyey Jubbaland State iyo DF ee Soomaaliya oo waxyar oo horrumar ah laga gaaray (warbixin)

$
0
0

Wararka naga soo gaaaya addis Ababa ayaa xaqiijinayaa in xoogaa horrumar ah laga gaaray qodobo la isku hayey Labada dhinac, waxaana la rajaynayaa in inta dhiman la dhamaytirayo  illaa Galabta.

DF&JubbalandWeli lama sheegin qodobada labada dhinac isku afgarteen , waxaase dhiman qodobo kooban aan miisaan badan aan lahayn sidda naloo xaqiijiyey. Waxay u badan tahay in Saacadaha soo socda labada dhinac ay saxiixaan Heshiiska labada dhinac , haddii ay uu waqtiga u masaamaxo.

Jubbaland State ayaa la sheegayaa in qodobo kooban ka tanaasushay, halka DF ee Soomaaliya qodobo badan oo looga saxsanaa ay ka tanaasushay.

Muhiimada shirka maanta ayaa ah in labada dhinac horrumar ka sameeyeen dhanka is qacinta iyo in la dhamaystiro maanta illaa beri gelinka hore Qodobada heshiiska.

Shirkaan oo maalin kahor lagu heshiiyey qodobada dhammaantood, ayaa haddana waxaa DOOD kale ka keenay DF ee Soomaaliya oo aan lahayn mowqif Siyaasadeed oo CAD.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>