Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Aqoonyahanka Reer Puntland oo Tacsi u dirayaa Marxuum Yuusuf Qandala, Oo U.S.A lagu diley

$
0
0

Waxaan halka Tacsi uuga direynaa Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Puntland,Geeridii naxdinta badneyd ee Dilkii foosha xumaa loogu geystay Aqoonyahan Yuusuf Qandala Memphis U.S.A. Yuusuf waxaa uu ahaa Aqoonyahan Sheekh Odey Iyo Nin Bulshada Safka hore uga jiray.

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi raajicuun.

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi raajicuun.

Eebe ha u Naxariisto Marxuumka anagana gadaashiisa nama fidneeyo, Waxaana Tacsidan dadkan hoos ku xusan:

1. Dr Yaasiin Faarax Cartan
2. Nuuradiin Aadan Diiriye
3. Safiir Omar Gare
4. Dr Mohamed Beeldaaje Abdulaahi
5. Dr Abdulqaadir Jaziira
6. Eng Maxamuud Faarax Jibriil
7. Ali Xaaji Warsame
8. Sakariye Maxamed Isticmaar
9. Dr Saadiq Eenow
10. Ismaaciil Aadan Diiriye
11. Axmed Muuse Cartan
12. Abdrishiid Boqor Ismaaciil Sanweyne
13. Ismaaciil Aadan Diiriye
14. Cumar Guureeye Kaarshe
15. Prof Yaasiin Beeldaaje Abdulaahi
16. Abdifataax Ugaas Yaasiin
17. Eng Baashi Cumar Dalmar
18. Abdiladiif Yuusuf Bare
19. Maxamuud Nuux Gurxan
20. Jaamac Ali Fooxle
21. Khaliif Axmed Cibaar
22. Habiib Faarax
23. Axmed Cismaan Xaaji Maxamuud
24. Dr Abdirisaaq Hiirad

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>