Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ugaarsiga lagu hayo Dibulomaasiyiinta Reer Puntland, Goormuu Joogsan??

Akhristow waxaan Maqaalo hore uga waramey Dulmiga Iyo Eexda Ka socota Wasaarada Arrimaha Dibbada ee DF ee Soomaaliya Iyo Xafiiska Madaxweynaha DF ee Soomaaliya ee ku aadan  dhanka ah Ummada Reer...

View Article


Madaxweynaha Jubaland Wafti uu hogaaminayo oo Berito lagu wado inay soo...

Gaalkacyo: (pp)- Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa berito lagu wadaa wafti uu hogaaminayo inay kasoo degaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo , isagoona ka qeyb ka noqon doona wafuuda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflada Soo Dhaweynta ee Madaxtooyada Garowe loogu sameyey Jubaland,Sawiro...

Garowe: (pp)- Puntland oo xaflad soo dhaweyn ah u qabatey waftiga Madaxweynaha Jubaland ayaa caawa ka qabsoomtey magaalada Garowe xarunta Dowlada Puntland, waxaana kasoo qeyb galay xaflada marti kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dabkii aad Kismaayo ka shiddeen ma Shabaab ayuu idinka dhigay? (Ururka...

Ku: Madaxweynaha Soomaaliya Ku: Raisul Wasaaraha Soomaaliya OG: Dhamaan umadda Soomaaliyeed OG: Dhamaan beesha Caalamka ee daneeya arimaha Soomaaliya OG: Maamulka Jubaland State of Somalia Og: Maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Salaadii Janaasada ee Boqor...

Muqdisho, 07 July 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qeybgalay salaadii Janaasada ee Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muse (King-Kong) oo maanta...

View Article


Allaha u naxaristee Boqor C/laahi Boqor Muuse oo lagu aasay Qabuuraha Qardho...

Qardho: (pp)-Waxaa goordhaweyd qabriga la dhigay meydka Allaha u Naxariistee Boqor Cabdullahi Boqor Muuse oo saaka diyaarad keentay Meydkiisa magaalada Qardho. Meydka Boqorka oo laga soo dejiyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DF ee Soomaaiya oo weli ka gilgilanaya inuu ka danbeeyey...

Madaxweynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa weli ka gilgelinaya inuu cadeeyo inuu ka danbeeyey dagaaladii dhowrka ahaa ee ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo shacabka Soomaaliyeed ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Aaska Qaran magaalada Qardho loogu sameeyey Marxuum Boqor...

Qardho: (pp)- Aaska Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Puntland Cabdirixmaan Faroole,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan,Wasiirka Tacliinta sare ee Dawlad...

View Article


Galkacyo: Wariye Liibaan Qaran oo lagu diley Magaalada Gaalkacyo.

Galkacyo: (pp)- Alle ha u naxariisto waxaa magaalada Gaalkacyo ku toogteen kooxo aan la garaneyn Wariye Liibaan Cabdulahi Faarax (Liibaan Qaran) oo ka mid ahaa suxufiyiinta Magaalada Gaalkacyo sida...

View Article


Alshabaab oo taageertay mucaaradka kasoo horjeeda hirgalinta Nidaamka...

Xasan Takar oo ka mid ah Saraakiisha Kooxda Alshabab oo wareysi siiyey warbaahinta ku hadasha Afka Alshabab ayaa ka hadlay rabshado Galkacyo ka dhacay oo dhex marey ciidamada Amaanka iyo Kooxo dabley...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuum wariye Liibaan C . Faarax (Liibaan Qaran)

Annagoo ah Jaalliyada Beesha Meheriga ee dalka ingiriiska waxaan aad iyo aad uga xunahay dilkii loo gaystay marxuun wariye Libaan Cabdullaahi Faarax (Liiban Qaran) oo lagu dilayMagaaladda Galkacyo ee...

View Article

Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo ku sii jeeda Koofur Sudan

Jubba: (PP)- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda dalka Koofur Afrika ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo casho sharaf la qaatay Madaxweynaha Koofurta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa caawa casho sharaf uu sameeyey Madaxweeynaha dalka Koofurta Suudaan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baydhabo: Fiqi iyo Saacid oo kala xaajoonaya Cuqaasha Bay sidii lagu soo xero...

Baydhabo: (pp)-  Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Raiisal wasaaraha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Saacid iyo Wasiirka Gaashaandhiga Fiqi ay u tageen degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha (Warbixin)

Muqdisho: (pp)- Suuka Bakaaraha ayaa waxaa ka dhacay Qarax aad u weyn oo ka dhashay Baabuur kuwa Xamuulka ah , waxaana qaraxaasi la sheegayaa unuu ka dhashay  qasaare aan la aqoon baaxadiisa inta ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasn Sheekh oo Jaaliyadda Koofurta Suudaan la kulmay ( Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa xalay Kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofurta Suudaan, halkaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Ururka Umulisooyinka oo Puntland looga dhawaaqay ( Daawo Video)

Garoowe: (pp)-  Ururka Umulisooyinka Puntland ayaa looga dhawaaqay magaalada Caasimada Puntland ee Garoowe, iyadoo ay munaasabada curashada Ururkaan ay kasoo qayb galeen Wasiirka Caafimaadka Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Awdal: Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobolka Awdal oo ka tacsiyeeyey Geeridii...

Awdal: (pp)-Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobolka Awdal, ayaa ka tacsiyeeyey Geeridii Boqor C/laahi Boqor Muuse, iyagoo dhanka kale ku baaqay  in faragelinta laga daayo Maamlka Jubbaland State oo shacabka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr Faroole oo la kulmey xubno ka tirsan siyaasiinta mucaaradsan nidaamka...

Garoowe: (pp)- Kulan maanta dhex marey Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Ergo isugu jirta Maamulka,Wasiirada, Odoyaasha Dhaqanka , Siyaasiinta Mucaaradka ee kasoo jeeda Gobolka Mudug ayaa ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ramadaan Kariim dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Islaamka-ba.

Waxaa maalinka Beri ah ay noo noqonaysaa Maalinkii ugu horeeyey ee Bisha Baraysan ee Ramadaan waxaana ilaahay weydiisanaynaa Deni dhaaf iyo Cibaado wanaagsan inuu Noogu dhammeeyo bisha Ramadaan ee...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>