Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Galgala: Saldhig Raashin oo laga burburiyey Maleeshiyada Alshabab ee Buraha...

Bosaso: (pp)- Cutubyo ka mid ah ciidamada Puntland ee jooga furimaha Galgala ayaa maanta bur buriyey fariisin ay raashinka ku qarsan jireen maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab. Taliyaha Guutada kowaad ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismayo: Diyaarado Dhaawacyo Keenay Muqdisho iyo Saddex nin oo Kismayo laga...

Kismayo: (pp)- Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa u xaqiijiyey Puntlandpost in gabal dhicii maanta labo diyaaradood oo sida dhaawacyo ay keeneen, kuwaas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PRESS RELEASE: Jubbaland Statement on Recent Conflict in Kismayo

The administration of Jubbaland State of Somalia and its leaders regret the unsolicited causalities and painful displacement brought upon our peace loving citizens. This latest loss that befell on the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Ururka UDAD oo wajigii labaad fagaaraha kula hadlay Dadweynaha Puntland.

Garowe: (pp)- Urur siyaasadeedka UDAD oo ka mid ah Afarta Urur siyaasadeed ee ka jira Deegaanada Puntland ayaa maanta markii labaad ka bilaabey magaalooyinka Garowe iyo Bosaso Isu soo baxyo dadweynaha...

View Article

UN: Somalia Central Bank a ‘slush fund’ for private payments

NEW YORK: Money at the Central Bank of Somalia is not used to run government institutions in the war-torn Horn of Africa country, with an average 80% of withdrawals made for private purposes, according...

View Article


Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka Laabtay Go’aankii Sharciga Badda ee ay...

Xukuumadda Shirdoon oo Baarlamaanka Soomaaliya u Gudbisey Xeerka Kalluumaysiga kaasoo Badda Soomaaliya kusoo koobaya 12 miles, laguna tirtirayo Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37 Sida ku cad qoraal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idaacada Public radio oo soo bandhigtay barnaamij ku aadan 1 luuliyo iyo...

Boqolaal isugu jira Somaali iyo ajaaniib ayaa isu soo baxay wadada halbowlaha u ah magaalada Minneapolis ee Lake Street si ay u xusaan sanaad guuradii 53’aad ee kasoo wareegatay markii ay midoobeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GUDDOOMIYAHA BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA WAA IN UU SHAQADA KA TAGA.

Markii aan Arkay warkii ay Qortay Wakaalada Wararka Reuters ee ahayd Warbixin ay diyaarisay Qaramada Midoobay oo ah lacag gaareysa $12 milyan oo la sheegay in lagala baxay Bangiga Dhexe ee Soomaaliya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaaladii Kismaayo oo saameeyey shacabka magaalada (Daawo Video)

Illaa hadda inta la ogyahay waxaa la sheegay in tiro dad rayid ah oo gaaraya illaa 60 qofood ay dhaawacyo ka soo gaareen dagaaladii u danbeeyey ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Isbitaalka magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/kuxigeenka Puntland oo si wanaagsan usoo dhoweeyey Wafdigii DDSI (Daawo-...

M/kuxigeenka Puntland , ahna siiyaha xilka madaxweynaha Puntland ayaa si wanaagsan aqalka Madaxtooyada ugu soo dhoweeyey Wasiiro iyo Oday dhaqameed ka soo jeeda dowlada DDSI, Wafdigaas oo Puntland u...

View Article

Kismaayo: Barre Hiiraale oo sheegey inuu nabad ku joogo deegaano Alshabaab ay...

Kismayo: (pp)- Col Bare Hiiraale oo ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyadii looga adkaadey dagaaladii Kismaayo ka dhacay Todobaadkii lasoo dhaafey oo wareysi siinayey Wariye Maxamed Bashiir Xaashi ayaa...

View Article

Galkacyo: Guddi loo saarayo baarida dadkii ka danbeeyey rabshadihii shalay ka...

Gaalkacyo: (pp)- Shir Jaraa,iid oo ay galinkii danbe maalintii shalay ku qabteen Gaalkacyo Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayay kaga hadleen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood Wadaag oo looga hadlay arrimaha Jubbooyinka iyo Xarigii Xasan Daahir...

Habeenimadii Xalay oo ey Bishu aheyd 03/07/2013, Waxaa laga baahiyay Tv-Universal dood aad u Xiisa badan oo looga hadlayay arrimo aad u badan, doodan ayaa lagu casumey Aqoonyahan Ismail Dirie, oo ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayaanka shirweynaha 18aad ee Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaab Wassunnah...

الحمد هلل رب العالمين، والصالة والسالم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه.Kulankii 18aad ee golaha shuurada guud ee Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaab Wassunnah oo halkudhaggiisu ahaa : aan wada xiqiijinno...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo Warbixin ka soo saartay Weerarkii Magaalada Galkayo 3...

WAR SAXAAFADEED 3 July 2013 Maanta 3 July 2013 ayaa magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ee Dowladda Puntland waxaa dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac shacab iyo ciidanka Dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Ururka Horcad oo Taageerayaal iyo Dadweynaha Markii labaad kula...

Bosaso: (pp)- Boqolaal dadweyne ah oo taageersan urur Siyaasadeedka Hormar iyo Cadaalad ee marka magiciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan HORCAD ayaa maanta wajiga labaad ee bannaanbaxa ay ku muujinayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka ka tirsan Dowlada Canada oo shahaado gudoonsiiyay Gudoomiyaha...

Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda waxbarashada iyo horumarinta reer miyiga ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano SCERDO ayaa ku guuleystay Shahaadada Sharafta loo yaqaano “Paul Yuzky...

View Article


Galkacyo: Dabley hubeysan oo weerartay Saldhig ku yaala Xaafada Baraxleey ee...

Baraxleey: (pp)- Weerar lagu qaadey caawa saldhiga Booliska Xaafada Baraxley ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dhashey khasaare isugu jira dhimashada hal ruux iyo dhaawaca labo ka tirsan ciidamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhaatiirta Gobalka Mudug Oo Ka Warbixiyey Xaalada Daryeel ee ay u fidiyeen...

Gaalkacyo : Todobaadkan waxaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo Dhaawac laga keenay magaalada Kismaayo ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ee Soomaaliya, dhaawaca la keenay Gaalkacyo ayaa gaaraya 49...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

kooxaha ka danbeeyey falkii Gaalkacyo yey dileen , yeyse dhaawaceen??

Waxaa shacabka reer Puntland ku nool gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ay aad ulla yaabeen qaabkii khaldanaa ee loo soo abaabulay dhacdadii ka dhacday magaalada Gaalkacyo , dadna ku dhinteen ayna ku...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>