الحمد هلل رب العالمين، والصالة والسالم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه.Kulankii 18aad ee golaha shuurada guud ee Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaab Wassunnah oo halkudhaggiisu ahaa : aan wada xiqiijinno horukac dacwadeed oo ka dhacay magaalada Muqdisho, socdayna intii u dhexeysay 24-26/08/1434 oo waafaqsan 2-4/7/2013, oo lagu falanqeeyay arrimo badan oo khuseeya dacwada islaamka iyo aayaha umadda soomaaliyeed ee muslimka ah dibad iyo gudaba waxaa ka soo baxay bayaankan: Sii Akhri: Bayaanka
Puntlandpost.com